site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TO EET IN BURGER KING AND MCDONLDS ARE XARAAM?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): TO EET IN BURGER KING AND MCDONLDS ARE XARAAM?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAARAHDEQ

Unrecorded Date

PLEASE I WANA ASK U ONE QUATION

IF IT IS NOT PIG MEET ONLY NORMAL MEET LIKE OX AND SHEETS,GOATS IS THAT HARAM IF I BURGARKING'S FOOD USE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
To: Faarahdeq.

Is not permissible to eat from McDonalds, Burger King's etc. Allaah said in suratu Al-ma'idah (Forbidden to you (for food) are: Al-maytata (the dead animals, cattle beast not slaughtered ) blood, the flesh of swine…………..and that which has been killed by strangling, or by violent blow, or by headlong fall …….). It obvious that mentioned companies don't slaughter animals in Islamic way (to cut the throat) but they electricute them.

Walaal ma banaana in waxyaalaha hilibka ah laga cuno shirkadaha aad sheegtay waayo xoolaha uma gooracaan si waafaqsan shareecada islaamka. Waxay ku baqtiijiyaan koronto kadibna madaxa ayay ka gooyaan neefkii oo dhintay. Aayada aan kor kusoo sheegay ayaana si cad u sheegtay inaysan banaanayn in la cuno hilbka xoolaha la baqtiijiyo (ha lagu baqtiijiyo ceeji ama koronto am waxa la mid ah)

Allow wanaaga na tus

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farahdeq

Unrecorded Date

ooo miyaan ilahay isna oran

uxila lakum dacmul ahlul kitaab? ahlukitaabkaasi miyaanay joogin markii rasuulka? scw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
To: Farahdeq

Waa runtaa waa la inoo xalaaleeyay raashinka Ahlu-kitaabka iyo waxay gowracaanba laakiin waa hadii ay u gowracaan si waafaqsan shareecada Islaamka. Wuxuu qof walba ogyahay in shirkadaha aad sheegtay aysan xoolaha u gowrican si waafaqsan shareecada Islaamka bal ay koronto ku baqtiijiyaan sidaa darteed ma banaano walaal in waxyaalaha hilibka laga iibsadaa ama laga cunaa shirkadahaas. Waana arin ay u dhanyihiin culumada Islaamka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

F.deeq

Unrecorded Date
hubi inay walaashiis arintaa inay culumadu udhanyihiin waxaa jogo Gotenberg kuwo wadaada ah oo ankabin noona xalaaleeyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
To: F.deeq

Walaal waan kuu sheegay aayada xaaraantimeysay waana aayad qur'aan ah hadaba qofkii baneeya isaga ayaa looga baahanyahay daliilka uu ku baneeyay inuu keeno. Waa inuu keeno aayad qur'aan ah, ama xadiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax101

Unrecorded Date
Deeqo madaa soo qasha hilibka kale ee aad gurigaku cuntid? U will never see an alive animal walking girl let alone cutting itz throat. Get real ppl! So they called the Hilib Halal some places thatz the smart way of making a better business coz they aint selling an animal which they cut itz throat themselves.

Nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gastro

Unrecorded Date
Dad baa iska yiraahda gaalada xoolaha way bakhtiisaa, taasise dhab mawada aha.Gaalada qaar baa xoolaha dhuunta ka dalooliya, si uu halbawlaha surka marra (Carotide artery) dhiiga u daadiyo. Miyuusan kaasi u dhigmin qawraca?.
Fadlan intaadan fityoon waxaad ka jawaabeyso si haboon u falanqee, xoolha meehsa lagu qawraco iyo sida loo qawraco soo fiiri.

Anigu malihi hilibka gaalada ha la cunno, laa kiin waxaan rabbaa qof kastoo fidyoonaya inuu xisaabta ku darsado arinkaas aan kor ku soo xussay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein

Unrecorded Date
Asalamu Calaykum.

waad mahadsan tihiin alaah ka sokow marka hore, mida xigta waad ku mahadsan tahay qofka qodobkan bilaabayow. Dadka waxbadan ayey sheegaan oo aysan arag hase yeeshee ay maqleen, aniga idinla hadlaya waxaa ilaah igu og'yahay aniga iyo saaxiibkeey inaan tagnay kawaan nin gaal ah leeyahay oo xoolaha lagu qalo aana ku niri sida loo qalo ayaan rabnaa inaan aragno, maalin xoolo badan la qalayey ayuu na balanshay, waana aragnay, waana sidan:
Neefka bir xoog leh oo koronto ah ayaa lagaga dhufanayaa madaxa (meeshii dad badan ka qaban jireen) markuu wareero asaga oo gagabaya ayaa bir lugta looga qabanayaa oo kor loogu qaadayaa, dabeetana madaxa ayaa laga goynayaa, waan sii fiirinay oo markii la gooyay ka dib wuu rafanayey, sidii aan naqaanay halbowlaha ayaa oo dhan ayaa la jarayaa oo madaxa halkaas ayaaba lagu tuurayaa, weliba midi aan iri maalinkii ilaahow yuusan kula soo aadin, dhiigana dhulka ayuu ku daadanayaa.
Intaa ka dib hadaan mowduucan u soo noqdo dad ayaa wax yiraahdeen ahlu kitaab, waxaan idin su'aalay dadka maanta joogo ahlu kitaabkii diinta ka hadashay miyaa, mase way ka duwan yihiin, diintii oo dhan way badaleen, wax walbana oo diinta ehlu kitaabka mamnuucaysana way xalaaleysteen, marka intaanaad mowduucan ku dheeraan culumada weydiiya dadka maanta jira inay ehlu kitaab yihiin iyo in kale, ka dibna go'aan qaado, sida loo qalana inta aan ka arkay waan idiin sheegay, waxaanse aan aaminsanahay inaan la cuni karin maxaa yeelay waxaan qabaa inaysan ahlu kitaabka diinta sheegtay aysan ahayn kuwan.
Iga raali ahaada hadii aan wax qaladana qoray.

Walaakiin Hussein.

Asalamu Calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALLAALE

Unrecorded Date
Hussein.
asalaama calaykum.
wadkumahadsantahay akhbaartaada, sidookale waankula qabaa in aanlacuninkarin waxaa ay qalaan dadkaasi.
laakiin waxaan wax kaa dhuihi lahaa xaga cilada Ahlukitaabku xataa xiligii nabiga s.c.w. maynankutoosnayn diintoodii hadana waxaa la'oranjiray AHlukitaab.
laakiin waxaa jirta arin taas kawayn oo ah waxa gawracooda naloobaneeyay waa Ahlukitaab gaalada maanta jirtina uguyaraan 70% diin mahaystaan oo laadiniyiin marka maxaaba gawracooda lacunaa.
WASSALAAMU CALAYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein

Unrecorded Date
Asalamu Calaykum.

To Alaale.

Aad ayaad u mahadsan tahay alaah ka sokow marka hore, mida xigta waa runtaa anigu waxaan oran karaa more than 80% wadankan aan ku noolahay ee Norway wax diin ah ma heystaan, hase yeeshee intooda diinta heysatana waa in aaminsan nabi Ciise(cs) ayaa ilaah ah, iyo 3 ilaah ayaa jirta, ama Nabi ciise waa wiilkii rabi(sw), taasna waxay na tusaysaa inay ka duwan yihiin kuwii diinta sheegtay sida aan qabo.

Thanks Alaale arigtaada hadii aan qaldamayna ilaah ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa.

Asalamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALLAALE.

Unrecorded Date
Hussein.
Assalaama calykum.
Baarakallaahu fiika walaal,ALLAAH HANOO WADA DANMBI DHAAFO.
Waa sida aad sheegtay laftirkaygu waxaan kunoolahay norge xakee daganthay adigu.
Iga raali ahoow hadii aan kuwaydiiyay su'aal aan haboonayn.
salaamun calykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein

Unrecorded Date
Asalamu calaykum.
To: Allaale

Waxaan daganahay Grimsatd (nær Arendal).

E_Mailkeygu ayaa hoos ku qoran.
Asalamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAD MAC

Unrecorded Date
Quick question on this subject. If you're a Somali (or a Muslim) living in a place where there are few or no Muslims where are you suppose to get your meat? Is there an exception under such circumstances? Or are you suppose to be a vegetarian then? Also, I assume this means that Muslims can only go to Muslim run restaruants that ensure their meet is properly slaughtered.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama `alaykum muslims,

mac,

trust me -- i lived in a small town where there was NO other muslim. actually, there was no other black but me. and i still managed to follow my dietary well. the trick was -- there was this kosher store about 30 miles away...where i used to go weekly and get chicken and other meat.

however, the slaughter houses slaughter animals properly. muslims are just paranoid, that is all. i know -- because i am. lol! i visited a slaughter house in new york -- and they sure slaughtered it well. as long as they don't mention any name beside god -- in their slaughtering -- and they take out all the blood, it is definitely KOSHER and/or Halal.

farahdeq,

you seem to forget the jewish people are KOSHERY people and the christians who lived in arabia were NOT the average christians but mormons(i believe they were since they had POLOGOMY) who did follow the old testament way...and did not eat pork. they did not even eat camel. that should answer your questions to deeqa.


peace - ahmad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAD MAC

Unrecorded Date
Got it. I kinda always wondered about that. I got to tell you this story - true story. I had a friend whom I will leave nameless. He is Somali. When we were in Somalia he used to go about once a month to Mombassa and sleep with woman and get drunk. One day we were in the chow line and they were serving pork patties. He says to the girl "Do you have anything else to eat? I can't eat pork, I'm a Muslim." And I looked at him and I said "You've got to be kidding me?" And he says "Hey, you've got to draw the line somewhere."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alela

Unrecorded Date
MAd MAc he he he LOL
that guy was not doing what he should do
which is to practise the religion completly
so he was not what I would call a 100% muslem

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.