site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay diintu ka qabtaa Sawirka ay isku diraan labo qof oo isjecel misana guur iska raba hadii labo magaalo ay kala joogaan???

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: Maxay diintu ka qabtaa Sawirka ay isku diraan labo qof oo isjecel misana guur iska raba hadii labo magaalo ay kala joogaan???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 07:19 am
salaamu caleykum
walaalayaal waxaan ahay gabar somaaliyeed oo jogta canad magaalo yar oo ku taala isla markaanaya ku yar tahay somalida. waxay danta noqotay in aan la xiriir qof aan kala dheernahay.
fadlan figrad macquul ah iga soo siiya ku saabsan in aan u diro sawir qof aan in badan wada soconay.
walaashiin Muna

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.