site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAL XIRAALE ...CAR YAA SHEEGI KARA.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islamic Way of Life - Nolosha Islaamka: HAL XIRAALE ...CAR YAA SHEEGI KARA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAL XIRAALE CAR YAA SHEEGI KARO?

Wednesday, March 21, 2001 - 02:52 am
SALAAMU CALAYKUM .
WAXAAN WAYDIINAYAA AKYAARTA :
CAR YAA SHEEGI KARA::1.WAKHTIGII SALAADA,SAKADA,SOONKA IYO XAJKA LA WAAJIBIYAY?
2.YAA SHEEGI KARA NINKII QUSDHANDHIIN FURAY?
3.YAA SHEEGI KARA SAXAABIGII FURTAY NAHAAWUNDA?
4.YAA SHEEGI KARA TAABICIGII ASXAABTA OO JOOGTA CIIDAN LOO DHIIBAY?
5.YAA SHEEGI KARA MACALINKII AXMAD IBNU XANBAL?
6.YAA SHEEGI KARA SAXAABIGII LA SOCDAY CAAISH(R.CANHAA)WAKHTIGII BEEN ABUU RASHADA?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.