Friday, March 23, 2001 - 03:13 am Sxb. su'aashaadu ma aha mid cad oo dadka badankiisu fahmayaan. markaa afka qalaad meesha kasaar af Soomaalina ku sheeg su'aashaada. Wasalaam
Friday, March 23, 2001 - 05:03 am Ninyohow, iska ilaali in aad ikhtilaaf iyo inaad dood iyo kalaam ka shaqaysid. Baro wax ku anfacaya aakhiro iyo adduun. Ha abuurin in dadka xadgudub iyo fasaad dadka ka dhex abuurto.