site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

wadadow arintan iga jawaba

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): wadadow arintan iga jawaba
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Unrecorded Date
ninku haduu xaskisa nafta u keno xagag galmada uu had iyo goor wax donayo qoftina tacban tahay ama dashay oo ay dido ma danbibaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-terror

Unrecorded Date
To. ninka Idil isku magacaabay

Saaxiib taas kaa gadan mayno. Gabdhaha soomalida meel hauga dhicin, Xasuusana in la nacladay ninkii wuxuu san ahayn iska dhiga, sida adoo kale oo qof dumar ah iska dhigaya, sida raga dhagaha dalooshaday ama katiinada koorta leh xirtay.

Sidoo kale waa la nacladay naagtu hadeey jeegada xiirto oo ay nin isku ekeeysiiso.

Marka saaxiib danbi baad ku jirtaaye is ogoow.

Anti-terror

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saddam Hussein

Unrecorded Date
Waryaa ninka Idil la yiraa

Awoowgaa la shid muxuu Diin dhabay!

Saakana ma waxaasbaad la timid!

Gabdhaha ha hafraninee dheh anaa la i.....y, markaas wixii aan kaa dhihi lahaa aan ku dhehee!

KU: Anti-Terror!, Raggeedi kip da gu wak!

Sadamka Xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XishoodIlaaliye

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Waxaan u maleynayaa inay Somalinet u furin in haweenka Soomaaliyeed laga ceebeeyo halkan laakiin ay tahay meel la isku dhaafsado fikradaha qiimiga badan ay dadka Soomaaliyeed jecel yihiin inay ka wada hadlaan.

Hadaba waxaan u soo jeedinayaa qofka su'aasha meeshaan ku qoray Ilaahey ka yaab oo waxyaalahaas iska daa haday dhab kaa tahay oo aad gabar tahayna Ilaahey waa uu mancay waxa xun in lagu dhawaaqo. Wixii su'aalo ah oo aad qabtid oo diinta ku saabsan waydii dadka cilmiga u leh. Waxaad kala xiriri kartaa webpagekaan su'aashaadana halkaa ayaad ku qori kartaa rag culumo ahna ayaa kaaga jawaabi doonta. Cinwaanku waa sidantan: http://www.islam-qa.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.