site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAA WADA MUFTI IYO CAALIM

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Understanding Islam - Fahamka Islaamka: WAA WADA MUFTI IYO CAALIM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHMI

Friday, March 30, 2001 - 01:07 am
Waxan aad ula yaabay soomaalideena oo aan anigu ka mid ahay markay noqotay suaasha ah waxaa mataanaa?iyo jawaabta oo ah haa.qofna ma odhan kara walaal ma aqaani iyo culimada ama walaalkay oo iigaga cilmi badan igana cabsi badan ayaan soo waydiinayaa,aayat quraanka ku jirta ayaa ah haysu taagin waxaanad aqoon u lahayn maxaa yeelay maqalka iyo dhagahaba iyo qalbiga waa lagu waydiinayaa,iminkase waxa caadi noqotay mid alaale iyo midkii masaajidka taga inuu noqdo mufti masalooyinka ka jawaaba waliba aan ka fakerine si degdega,taasina waa qayb jahliga ka mid ah dadkuu cilmigu ku raasukhay marka masalo la waydiiyo waxay odhan jireen walaalkay oo iga cilmi badan soo waydiiya,waxanse anigu iga tala ah yaan wax walba laga jawaabina dadka cilmiga u ehelka ha loola noqdo laakiin xaaraanta iyo xaaraamayska afka idinka saarani waa danbiyada kuwa ugu waawayn waana mid caadifada ku dheehan tahay ee ilaahay halaga baqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

New Deal

Friday, March 30, 2001 - 06:32 am
Fahmi,

Allaha kheyr kaa abaal mariyo. You said it well. Jazakallahu khairan.

fadlan aan si fiican u dhegeysano hadalka fahmi, waayo waa hadal dhab ah.

Wasalamu Alaikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 09:40 pm
Fahmi

SHIHAABUDIIN AL ATHARI + SALAFI = MUFTIYADA 2000 ee Somalinet.

Sidaas ula socda !

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.