site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!! ......GEERIDU WAA XAQ

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!! ......GEERIDU WAA XAQ
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Unrecorded Date
Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun!!

Alaahuma Arxamu, Wacaafih, Wacfucanhu, Wawasic mudkhalahu, Wa akrim nuzulahu, Wa aqsilhu bilmaa'i wa thalji wal bardi.

Death of the late Scholar of Hadeeth, Sheikh Albani


--------------------------------------------------------------------------------

Click here for the Arabic version

The happiest people in the hereafter are the people of Hadeeth, their Imaam (leader) is Prophet Mohammed (Peace and Blessings of Allah upon him). Allaah almighty has said (translation of the interpretation): "One day we shall call together all human beings with their (respective) Imaams (leaders)."

People of Hadith, they are the people of the Messenger, and even if they don't accompany him alive, they accompany his words and inspirations.

Every Deen (Religion) has its warriors and the warriors of this Deen are the people of Al-Asaaneed (authority and authentication of source).

Praise be to Allaah, the Ever-Living, Who does not die, and Peace and Blessings upon our Prophet Mohammed and upon all his family and companions,

We have barely come out of the painful grieve of losing the Scholar and Imam Abdulaziz bin Abdullah bin Baaz to be distressed by the news of the death of the late narrator of Hadeeth and the mujaddid (renewer) of the science and scholarship of the prophet's Hadeeth the scholar Sheikh Mohammed Naser uDeen Al-Albani who has met his lord today, Saturday 22 Jamadi Akhirah 1420 hijri (10/2/1999) in the afternoon. His burrial was completed after performing Salat ul Janazah on him (prayer for the dead) tonight around 10:00pm (in Mekkah's time zone) which was in accordance to his will in which he indicated a quick barrial as has been narrated in the example of the Prophet (Peace and Blessings of Allah upon Him). The Sheikh (may the mercy of Allaah be upon him) had been stricken during the last part of his life by cirrhosis of the liver and stoppage of white blood cell production, in addition, to his senility. He used to experience unconsciousness most of the time during his last days and had entered into a coma the last night before his death until he met his fate and passed away in the city of Amman Jordan and was burried there tonight.

Oh Allaah, grant forgiveness to Abi Abdul Rahman and raise his status among the guided and above many of Your creation on the Day of Judgement. Forgive us and him, O Lord of the Worlds. Make his grave wide and fill it with light, for You are the All-Hearing Who answers prayers and You are Ever Near.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaalo
Muslim ma SH Max`ed ALbaanibaa goormuuse dhintay
Alle ha unaxariisto,xaqan umadu waxay wayday caalim wayn,waxaanan Alle uuga rajaynaynaa inuu Firdawsa ka waraabiyo uuna kayeelo kuwuu Alle yidhi (minal MU`miniina rijaalun sadaquu maa caahadallaahu calayh ..........)suuratul AL-axsaab
samir & iimaan Alle hakasiiyo umada Islaamka.
aamiin aamiin.


walaashiin Alle ubaahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Altawakal

Unrecorded Date
walaalayaal warkaas naxdinta leh waan maqalnay laakiin waxaan u baahanahay xaqiiqdiisa iyo meesha laga soo xigtay waayo waxaa jirtay in hada ka hor la dilay shiikhaas oo isaguba cajalad ku yire waxaan joornaal ku arkay qabrigaygii oo dhinac dhinac loo sawiray markii ay maqleen walaalo reer ciraaq ah ay tukadeen jinaaso qaaib marka walaalayaal warka naga hubiya aqbaartiisana noo soo sheega isha alaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
Walaalayaal way sugantahay inuu geeriyooday Sh. Muxammad Naasirudiin Al-albaani, wuxuuna geeriyooday duhurnimadii 02/10/99 Sabtiga waxaan leenahay "Innaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun". Geerida culimada waa dhibaato weyn oo soo foodsaarta ummada muslimka ah, waxaase intaa kasii naxdin badan in mudo isku dhaw ay geeriyoodeen labada Sheekh ee dunida muslimka ugu waaweynaa. Waxaa dhab ah in dad badan oo ahlu-bidac ku farxayaan geerida culimada wuxuuse Eebe ballan qaaday inuu diintaan isaga ilaalinaayo. Sheekh Albaani wuxuu aad ula dagaalamay ahlu-bidaca, suufiyada, khawaarijta iyo kuwa kale ee ka marin-habaabay manhajka Salafka suuban. Wuxuu soo nooleeyay sunnada Nebiga(S.C.W), wuxuu ummada u kala shaandheeyay axaadiista saxiixa & kuwa daciifka, wuxuu ku dhiira geliyay jiilka cusub inay bartaan kitaabka & sunnada ayna ku dhaqmaan. Hal ku dhigiisa wuxuu ahaa "At-tasfiyah wa tarbiyah" oo macneheedu yahay in la kala shaandheeyo axaadiista saxiixa & kuwa daciifka, sunnada & bidcada, xaqa & baadilka kadibna jiilka cusub lagu tarbiyeeyo diinta Islaamka ee saxda ah.

Allaah ha u naxariisto sheekha anagana Allaah ha naga dhiga kuwii fahma una gargaara Diinta Islaamka. Allaah waxaan ka codsaneynaa inuu na siiyo Sheekh Ibnu baaz & Sheekh Albaani bedelkooda.

Waa walaashiin Deeqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Inaa lillahi wa inaa ileyhi raajicuun

Ilaahay ha u naxariisto.

Aaduu unasiib badan yahay qof diinta ilaahay bartay hadana fidiyey. Fiiriya inta qofood oo uduceeneeso!!

WASALAAMALAYKUM.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla

Unrecorded Date
Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun.
Waxaan shiikha Ilaahay isaga iyo intii muslin ahba uga baryaynaaa inuu janaatul fardawsa geeyo.
Walaalayaal jiil waliba wakhtigiisa ayuu leeyahaye dhalinyaaradeenu aynu ku dadaalo inaan diinta si sax u fahamno ,ka dibna aan sida ugu wanaagsan u fidino.
Walaalkiina Islaamka Abdalla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Innaa lillaahi wa inaa ileyhiraajicuun


Illaahayoow U naxariiso!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-terror

Unrecorded Date
Ukaadiya bal ! ninka dhintay waa kuma ? Albani muxuu ahaa xageese degenaa, mase ahaa sheeikh caana ah.

Aniga koleey waligeey ma ma maqal. Calaa & xaal Alle ha unaxariisto marxuunkaa.

To. deeqa & dadka kaloo naxsan.

Nafta Ilaah baa udhiibtay isagiina baa ceshtay awalba deeyn loo dhiibtay ayeey ahayd. Marka dee sheekha haka dhigina in dhimashadiisu ay qatar galinayso jiritaanka diinta Islaamka.
Nabigeeniiba CSW wuu dhibtay diintiina weey socotaa...

Anti-terror

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-terror

Unrecorded Date
To. Ansaari

Politiet leder efter dig. Det var dig der stod bag Wall Trade Center ikke ? Hjernen bag alle terror handling. Vi holde öje med dig.

Vi ved godt hvor du befinde dig i. Vi lover dig at du kommer til at fortryde....

Du kom hertil som flygtning OGSÖ begynder du med at kaste bombe ned over hoved pö os. Det tollerere vi ikke,du.

I övrigt ved vi godt at du arbejder som ##### XXXXXX, du skal ha' en lille snak med xxxxxx.

Du skal blot vente indtil vi kommer og henter dig.

Hilsen Kriminal politiet

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date
Ku: Anti-terror

Anti-terror matihidee waxaad tahay terrorist alle grande. Get the F.... out of the forums.

Anwar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Unrecorded Date
Ilaahey ha u naxariisto Ilaaheyna ha miisaankiisa xasanaadka ha u saaro dambigiisana Ajar Ilaahayoow ugu badal adiga ayaa adooda lehee. Ilaahey diintiisa asaga ayaa Ilaalinaya waxaana u maleynayaa in tagitaankii sheikh Al-baani aysan aheen diinta oo dhamaatay ay tahay tiirka dhexda oo ka dumay dadka Muslimiinta ah. Waxaan u maleynayaa in aakhiru zabaankii la gaaray oo cilmiga la qaadayo ayadoo culumada ay geeriyoobayaan. Mar aanan fageen ayaa Sheikh Bin-Baaz geeriyooday anigoo u baqayaa kuwa kalena ayaa Ilaahey oofsaday sheikhgii ugu waynaa ee caanka ku ahaa CILMUL AXAADIISTA. Ma aqaan sidaan u sheegee laakiin Al-baani wuxuu Axaadiista u ilaalin jiray sida ay trific lightka gawaarida u kala ilaaliso. Ilaahey ha u naxariisto labadooda. Ma idinku jiraa qof rajeynaya inuu darajadaas gaaro oo MUSLIM Scholar noqdo. Walee runta hadii loo hadlo anigaba aan ugu horeeye talo nooguma jirto laakiin U of Gaalo in degree laga qaato maalin walba ayaanu ku fakarnaa.

To: Haduu shaki kaaga jiro geerida sheekha booqo pagkan http://www.islam-qa.com amaba websiteyada ay leeyihii AHLU SUNNA WAL JAMAACA. Hadii kale dhageyso idaacatul Qur'aanul-Kariim ee sacuudiga adigoo tagaya http://www.alharamain.org ka dibna dooro Al-Qur'aan Radio

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU:anti terror

horta hadii aad adigu jaajuus utahay booliska deenishka ogoow inaadan waxba ka qaadayn adoomada Alle ee kabax bogan daba dhilifyada gaalada uuma furnee, maxaase ku ogaysiiyey digniinta aad halkan kusoo qortay anaga wadanka kula joognaaba ma ogine mise waxaad ku biirtay xafiiska FBI ee laga furay kobanheegan oo aad utahay jaajuus.
det komme op til dig selv.jeg tro du er selv en stor terrorist, muslimoow iska jira kanoo kale
qofkii aan fahmin wuxuu soo qorayoow soo sheeg anagaa kuu turjumiye waxaabad moodaa inuu u shaqeeyo deenishka`e

walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abumixjinalsomali

Unrecorded Date
alsmu alykum
somaaliyay maxaa daba jooga inuu ku wcan iyo dadaan ini ogayn.
albani bal taariikhda ma haysaan wuxu ahaa albni wuxu ahaa nin reer albania ah oo suuriya ku dhashay ka dibna u shaqeeyn jiray nin la yiraahdo zuheer shaawiis oo kutubta ka taajira nin kaas ay is qabteen ka dibna sodegii oo kutubta isna ka taajiray u wareegay.
maktabadoodu waxay soo saari jirtay kutub aad u fara badan oo ah axddis la ikhraajiya.
hadaba sheekh albani waxa ku shaqeysan jiray niman salfiyiin isku magcaabay oo xukaamta dawaqqida ahi ku shaqeysato sida shaqraawi oo ka shaqeeya xafiisak daaquutkii urudun ee ilaahay halaakay cilnkii murtdaka ah walalkii.
sheekhu khalad badan buu sameeyay waxan ka mida ahaa inuu dhinaca imaanka markuu fasiray iimaanku waa qool iyo camal uu la mid noqday murjida.
sheek albani wuxu yiri ninkii nabiga caayaa gaal ma aha!!! sidoo kalena wuxuu uran jiray xukaamta gaalda ah yaan lala dagaalamin wax yaalo kale oo aad u cajiibna waa ku fatwoon jirat sida:
1-wuxu yiri falstiin waa in yahuuda loogo baxo oo falstiinda muslimka ahi ka haajiraan.
2-dumarku dahabka ma qaadan karaan.
3- xijaabka wejiga iyo gacmaha waa la banayn karaa.
iyo kuwa kale oo aad u qaldan,laakin waa ilaahay mahadii in culmia ka cilmi badni oo ahlu suna wal jamaaca ah ay fataawigiisa celiyeen.
inshallah qofkii somali ah oo muslima ah oo arimahan ku dhex jira waxn ka codsanyaa inaanu hayi raac noqon oo aanu raacin iclamka gaalda iyo dawaqiida carbat oo ka dagaalamo culimda xaqa sheeka kuwa kalena buunbuuniya.
deeqo cago dhego oo dadka muslimka ah bidca ha ku sheegin diintana baro oo ha noqon qof la wato oo wax lagu shubto sey soomalidu u badantahay.
soomaliyay suaal yaa maqlay sheekh abu maxamad al maqdasi?
ilaahay ha siiyo sheekh albani wuxu mudan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
To: Abumixjinalsomali
Walaal ugu horeynta waxaad ogaataa in daba jooga culimada kheyr badan ku suganyahay. Meelo badan oo Qur'aanka & sunnada ka mid ah ayaa lagu sheegay wanaaga culimada waxayna dhaxal ahaan u yeesheen diinta Islaamka ee Nebigu(S.C.W) nasoo gaarsiiyay.
Waxaad tiri Albaani waa nin reer Albania ah waa runtaa laakiinse ma ogtahay meesha ay ka yimaadeen Imaam Bukhaari, Nis-saa'i, Ibnu Maajah, iyo culimo kale oo badan oo halkan lagu soo koobi karin????!!!. Waxaad tiri shekhu khaldaa badan ayuu sameeyay oo ka mid yihiin inuu yiri:

1)"Iimaanku waa qool & camal uu la mid noqday murji'ada". Albaani wuxuu qabay in Iimaanku yahay "wixii afka looga dhawaaqo, qalbigana laga aamino, xubnahana laga sameeyo" waana sida qabaan Ahlu Sunnah Waljamaa'ah. Walaal murji'adu ma qabaan in iimaanku qool iyo camal yahay ee waxay qabaan inuu qool yahay kaliya. Waxay leeyihiin ruuxu haduu tawxiidka ku dhawaaqo iimaankiisu waa kaamil yuusanba salaadin, soomin, xajjin, zakana bixine. Walaalow waxaadan cilmi u leheyn ha ku hadlin.

2) "Dumarku dahabka ma qaadan karaan". Walaal Albaani ma dhihin dumarka dahab ma qaadan karaan ee wuxuu yiri "dahabka muxallaqa ah ma qaadan karaan" wuxuu keensaday axaadiis xoojineysa madhabtiisa. Waa arin khilaaf ka taaganyahay loogana xoog badanyahay sheekha (sidaan aniga qabo). Culumada way isku khilaafi jireen waxyaalaha furuucda ah (fiqhiga)sow ma maqal in Shaafici, Abuu xaniifa, Maalik, & Axmed ibnu xanbalba ay is khilaafeen waxaana saxan kooda axaadiista waafaqa. Albaani ma eheyn qofkii koowaad ee yiri "dumarku ma xiran karaan dahabka muxallaqa ah" ee waxaa uga horeeyay culumo badan ee bal kutubta dib u fur hana weerarin culumada adigoo cilmi u leheyn waxay ka hadlayaan.

3) "Xijaabka wejiga iyo gacmaha waa la baneen karaa". Waa yaabe Albaani ma wuxuu ahaa qofkii koowaad ee yiri wejiga iyo gacmaha waa la baneen karaa???!!!!!!!!. Waxaa jirta axaadiis badan oo tusaysa in Gabdhaha saxaabiyaadka qaar ka mid ah wejiga baneeyeen oo ayba ka mid tahay Caa'isha. Albaani wuxuu keenay axaadiis badan oo xoojinaysa madhabta uu ku tagay. Waana arin ay culimada isku khilaafeen waagii hore Albaanina wuxuu xoojiyay dhinaca isaga la saxnaa waxaad dib ugu noqotaa kitaabkiisa "Xijaabul mar'a Al-muslimah".

Walaal culimada ha ku deg-degin ogow in culimada hilibkoodu sun yahay. Walaal Albaani waxaan ku jeclaanay inuu ahaa caalim diinta aad u yaqaana, inuu cimrigiisa ku qarashgareeyay difaaca diinta Islaamka. Waxaad tiri "yaa maqlay abu maxamed al maqdasi" carabtaa waxay ku maahmaahdaa "Kullu fataatin bi abiihaa mucjabah" oo macnahedu yahay "gabar walba aabeheed ayaa la wanaagsan" hadaba hadii al-madasi kula wanaagsanaaday uuna yahay nin diinta yaqaana kuna dhaqma kuna taagan manhajka salafka anaga ayaa kula jecel una duceynayna.

Walaalow haday naftaada ku siin weyday inaad sheekha dhintay u duceyso hilibkiisa ha cunin oo ha kaa amaan helo.

Waa walaashiin Deeqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-jaajuus

Unrecorded Date
Hei anti-terror

Tolerer det eller ikke vi er her og det kan du ikke gjøre noe med, men i allfal fikk du anledning til a si det du ville si.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Assalaamu caleykum!

TO: Abumixjinalsomali

Abu..hebeloow.... waxaan kuu sheegayaa ninyahoow Allahaa ku abuurtey ka baq oo daa culimada islaamka. Ha cunine!

Waxaan akhristey sheekada aad kor ku qortey, runtii waan fahmi waayey waxa aad ka hadleyso..
....hebel kutubtuu ka taajiri jirey, wuxuu iska lahaa maqsin.... asna kutub buu ka taajirijirey...iwm!.

Waxaad sheeko soo wadeyba waxaad isugu biyo keentay in aad shiikha Islaamka ee caalimka weyn (Illaah baa weyn) in aad LIIDO, oo kana dhigto nin XUN oo DIINTA Alle cadow ku ahaa. Waxaad u adeegsatay tusaale xun.

Shiikh Albaani Illaaheey naxariistii Jano ha ka waraabiyo. Shiikhu wuxuu ahaa kuu sheegi maayo cid walbana wuu ogyahay, haddii aad dhaliishan tahayna ama shiikha aad magac, haybad iyo Sumucad u diideyso, ALLE uma diidin. Waad aragtey haybada iyo karaamada iyo sharafta uu ku leeyahay muslimka dhexdiisa. Maxaad ku leedahay adigu??? Halkan ayaad shiikha afkaada ku taageysaa.

Illaaheey wuu karaameeyaa, weeyneeyaa, dhowraa, asturaa, sharfaa adoomihiisa kuwa saalixiinta ah ee wan-wanaagsan ee had iyo goor ka suulin, kana caajisin DIINKA ALLE.

Anigu kuu jawaabi maayo balse Kheyr Illaaheey hasiiyo ee walaashey DEEQO ayuu kuu jawaabtey weliba si cad waa haddii aad maskax iyo Caqli u saaxiib tahay.

Mideeda kale dad baad tiri: "caga dhigo, ha noqon dad la wato oo wax lagu shubto", Alleeylehee adigaa u eg QOF la watey oo wax lagu shubtey. Hadaladaadana waxaa laga dha-dhansan karaa in aad tahay qof MARIN HABAWSAN!.

War ma waxaad garan weeydey xataa oo kaliya in aad tiraahdo; Alloow shiikha u naxariiso. Balse ogoow dheh ama ha dhihin Illaaheey kaala tashan maayo.


Ku: DEEQO!

Walaasheydii islaamkooy Illaah hakaa ajarsiiyo sida wacan ee aad had iyo goor noogu faa'ideyso.

Illaahoow Na Badbaadi!

-Ansaari-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU: DEEQA

walaalo jasaa kallaahu khayraa sida cilmiyeysan ee aad uugu jawaabtay ninkaa cadaystay inuu culimada Alle dhaleeceeyo,malaga yaabaa inuu yahay dadkan waayahan danbe soo kacay ee culimada ehlul suna wal jamaaca kuwada sheegay inay yihiin gaalo, kuwaasoo isku magacaabay AXBAASH,
hadii aanu nahay dadka kunool DENMARK aadbay maskaxda nooga qabsadeene.

KU:Ansaari walaalo waa maxay wuxuu kugu sheegayo ninka isku magacaabay anti terror, kolay inuu jaajuus yahay bay umuuqataaye.

walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Deeqo, Ansaari & Anonymous, aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin sida wacan ee aad u canaanateen midka caayaya culumada Islaamka. Ilaahey ha idinka abaal mariyo misaankiina aakhirona ha idiin saaro. Waxaan idinku boorinayaa inaad saas oo kale u ilaalisaan diinta Islaamka iyo wixii dadkeeda soo fara gasta.


To: ABu Abumixjinalsomali

Ilaahey ha ina hanuuniyo dhamaanteen. Marka labaad waxaan u maleynayaa inaadan ogeyn in hilibka culumada (Saalixiinta, awliyada Ilaahey) ay musiibo wayn u keento dadka waxa had iyo goorba ka sheega. Waxaan jeclaan lahaa in laguu sheego sheekadii ku dhacday iyo halaagii ka raacay ninkii masar joogay oo Abu-Hurayra hilibkiisa banaystay. War waa laguu baqaa ee Owliyada Ilaahey fara ka qaad. Waxaa tiri dad ayaa lagu shaqeystaa amaba si khaldan wax looga dhaadhiciyay, waxaan u maleynayaa in aad adiga ka koow tahay maxaa yeelay jaahilnimadaada ayaad isku dishay. Siday Deeqo kuu sheegtay, khilaafka dhex yaala culumada fiqiga wixii furuucda ah dhib ma leh. Tusaale, Taarigu salaadka culumo ayaa qabta inuu gaal yahay (waa kufri duuna kufri ah) culumadaas oo dhana waxay yihiin culumad XIJAASIYIINTA ah (yacni culumada ardul-xizaaj ah, waxaa ka mid CUTHAYMIIN, MUXAMAD XASAAN iyo inta la midka ah.) Culumo kale oo badana waxay qabaan in Muslim caasi ah yahay laakiin uusan martabada gaalada gaarsiisanayn, culumadaas saas qaba waxaa ka mid ah Ilaahey ha ilaaliyee SHARIIF CABDI-NUUR. Hadaba kaad doonto raac, labaduba nasuus ayay raacsan yihiin midna ma qaldana sidaas oo kale waxa aad qortay iyo fataawiga aad sheegayso bal eeg dhanka iyo waxa ay ku saleysan yihiin. Mida kale aad tiri sheekhu wuxuu u shaqayn jiray rag salaf ah, ogoow inaysan AHLU SUNNA WALJAMAACA iyo SALAFKA aysan kala hareynin. Meel walba oo ku qoran erayga AHLU SUNNAH WALJAMAACA waxaa ku hoos qoran MACA MANHAJU SALAFU SAALIX. Hadii la kala reebo far baa ku jirta.

Ninyahoow waxaas qiil ma kuu noqonayee, sheeg cida aad u doodaysid iyo waxaa aad ka aamin santahay Ahlu-sunnah waljacaama min Manhaaju-Salafi-Saalix.? La arkee adiga inaad tahay kuwo isu haysta Ahlusunnah laakiin aad meel kale ka soo jeedo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman

Unrecorded Date
to:dhamaan inta kheyrka jecel.

asalaamu calaykum waraxmatu laahi wabarakaatu.

salaan ka dib marka hore waxaan leeyahay:

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun!!

Alaahuma Arxamu, Wacaafih, Wacfucanhu, Wawasic mudkhalahu, Wa akrim nuzulahu, Wa aqsilhu bilmaa'i wa thalji wal bardi.

wan ka naxay dhimashadii shiikh Albaani, waxaanse kasii naxay dadka aflagaadada u gaysta, waxaanse ku farxay dadkii u jawaabay, ilaahayna ha ka abaal mariyo, waxaan filayay bogaan in uu ahaa in loo tacsiyeeyo shiikha, marka dadka arintaas sameeyay ilaahay ha ka abaal mariyo, kuwa kalena rabbi ha soo hanuuniyo. aamiin.

waxaan u soo noqonayaa ulajeedadaydii dadka kheyrka jecelow, bogaan dooda ka daaya oo tacsi uun ha naqoto, kii kheyrkaas diida oo caytama yaan loo jawaabin oo arintiisa rabbi aan u dayno.
waxaan filayaa in taladaas layga yeelo, waana ku mahadsantihiin. waxaan leeyahay dhamaanteen illaahay xaqa hanugu sugo. aamiin

waa walaalkiin fil islaam cabdiraxmaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abumixjin

Unrecorded Date
alsamu caleekum deeqo,
deeqo keliya baan u jawaabayaa intiina kale wax soo barta oo wax akhrista caafida raqiis ah na la taga.
horta walaal waxaan jecalaan lahaa inaan email is ku dhaafsano adiladeena si aanay ugu fitnoobin kuwa diintu ku cusubtahay ama aanay sheekada inoo ka qasin.
sheekh albani intaan ka aqaan waa yaryahy qof somali ah oo ka yaqaan taariikhdiisa.
ugu horaantii anigu waxaan ahay muslim salafi muwaxid ah oo kitaabka iyo sunnaha wax kasta ka horaysiiya.
masalaa iimanka waxan ku iri sheekh markuu fasiray ayuu wuxu u fasiray sidii qulaat almurjia taasna wuxu ku dabiqay ninkii nabiga caayay, masladaasna wuxuu ku khilaafay aimada ahlusunaah wal jamaac oo dhan.
albaani maba arko wax camal ah oo qofku diinta kaga baxayo oo wuxu yiri ictiqaad keliya baa laga baxaa.
maraajicdiina waa hayaa.
masalda dahabka ha kala qaad qaadin waayo sheekho waa gu qaldana culima badan baana radisay sida sheekh ismaaciil alansaari .
xijaabka xadiisku soo daliilsady oo ah xadiiska asmaa waa daciif in gacmaha iyo wejiga la banaynayo.
walaal waqti badan ma hayo anigu sheekh kama soo horjeeda ee waxan diidanahay buunbuuninta laga badinayo.
ogown enemy of islam qofkay raali ka noqdaan wax qatar aha kuma hayo baal waa kaase cidi sheekh almujahid cumar cabddiraxmaan fakalahu asrah min sijn alkufaar cidi ha ka hadasho iyo kuwa kale oo badan oo diinta ilaahy inay sareeyso u dagaalamyo waxay dileen iyo waxy xireenba.
inshalalh hadii aad adilada iyo maraajicada rabtid waan kuu sheeki doonaa emailkaygu waa
abumixjin@hotmail.com
SUBXAANAKA ALLAHUMA WA BIXAMDIK ASHHADU AN LAA ILAHA ILA LAAH ASTAQFIRUK WAA ATUUBU ILEEK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waliid

Unrecorded Date
Salamu caleykum intii muslim sax aheey!

To:- Abumixjin


Walaaloow kuma aanan fahmin. Halkan waxaa loogu talagalay in uu noqdo bog tacsi iyo in aanu weliba ka hadalno ama ka falanqoono Sh. Albaani iyo waxyaalahuu u qabtey ISLAAMKA iyo weliba in aanu u duceyno.

Markaa walaaloow haddii aad shiikha daaqad ka aragtey waxaanu kuu dhaafeynaa Allaah -swt- inuu kaa jaaiseeyo falkaadan, markaa na-fasax ciddii kula doodeysa email hakuu soo dirsato, doodaadana ma dooneyno. Markaa walaal camal kale yeelo.

Shiikh Albaani wuxuu ahaa adigan ku weeydiin maayno.

Waxaad tiri: "waxaan ahay muslim salafi muwaxid ah oo kitaabka iyo sunnaha wax kasta ka horaysiiya." Beenloow, waxaad tahay halkaa ayeey ku cadahay ma u baahna in aan magacaabo.
Ogoowna in Rabi laabtaada dalacanayo.

Waliid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abumixjin

Unrecorded Date
alsamu alykum
waa idaa khaadabhumul jaahiluun qaaluu salaamaa.
that is the answer for you waliid and the people like you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid

Unrecorded Date
I might be wrong. But, I heard during the life of the prophet Mohamed (SCW). He, the prophet, came upon a group of people who were writing hadeeth. He asked them what they were doing, they told him. Then, the prophet, told them to erase it. What does that tell you???

(SOMALI)

Laga yaabee inaan khaldanahay. Laakiin, waxaan maqley in xilligii nebi Muxamed (N.N.K.Y)inuu nebigu ku dul yimid koox qoraya xaddiisyo. Wuxuu su'aaley waxey sameynayeen, wey u sheegaan. Markaa baa nebigu ku yidhi masaxa waxaad qorteen. Maxay taasi kuu muujineysaa???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samsam

Unrecorded Date
Assalamu calaykum

Dhamaan salaan dadka muslinimada jecel. Alle casawajalah ha unaxariisto sheekheenii qaaliga ahaa ee inaga dhintay.Walaasheen Deeqo iyo inta la mid ah ee wanaaga ku hadlaysana Alle ha siiyo ajar, inta ku jeesjeestay dhimashada sheekhan qaaliga ahna Alle ha ka abaalmariyo maalinta qiyaame oo aan hadal iyo jees jees furnayan.

ALLE HA IN HADEEYO..... AAMIIN AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Doobka Xaaji

Unrecorded Date
Ku: Khalid

I don't get your POINT, brother!. I need futher shar-sharxid!


Ku: SAMSAM

Well done sister, I agree whith you and the rest of others (Deeqo, Muslim, Ansaari, Abdirahman, Abdalla, Ladan, Altawakal Waliid & Anonymous-ba)

Balse Abumixjin Illaaheey Xaqqa ha ku tuso waad dhunsan tahayee!. I pray for you "MAN"! Return to your Allah and ask for forgivness!

DAA AWLIYADDA ALLE HA CUNINEE!!

Doobka Xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salafi

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Akhriya sheekadaan ku saabsan Sh. Albani


The Death of Imam Al-Albani

Article by: Waleed bin Khalid Bassyouni Al Daifallah

October 3, 1999, 23 Jumada Al aakhir, 1420. Houston, Texas



“Have not they seen that we come to the land and reduce it from its extremities and outlying borders” 13:41

In the name of Allah. All praise be to Allah. No power or strength except with Allah. Let my nation have patience and hope for the reward from Allah for the loss of it’s scholar and Imam, the most prominent in his time and the most renowned in Syria, and the Muhaddith of our time Shaikh Mohammad Nasiruddin Al Albani who was deceased on Saturday the twelfth of Jumada Al Aakhir,1420 Hijri, where he was prayed upon after Isha prayer and was buried on Sunday night in Amman, Jordan. May Allah have a bountiful mercy on him and let him dwell in his vast gardens of Eden.

The renowned scholar Ibnu Abbas- May Allah be pleased with them- said in regards to the meaning of Allah’s words “ Reduce it from its extremities” that it indicates the destruction of earth, and this death is by the death of its scholars , Faquihs and its good people. Mujahid said ” it is the death of the scholars” How beautiful an explanation this is, and how deep it is. Scholars represent the vastness of this life and its broadness as well as the adornment and shining of this world. Scholars to the world are like stars in the sky, stars are beacons which guide people in the darkness, Allah Almighty says “ And landmarks, and by the stars they guide themselves” 16:16. And they are the adornment of the sky, Allah Almighty says “ And indeed we have adorned the nearest heaven with lamps” 67:5. And they are the missiles which drive away the devils, Allah Almighty says “ And we have made such missiles as lamps to drive away the devils” 67:5. All those attributes are found in scholars, indeed they are the signposts which guide people in the darkness where the truth is intermingled with falsehood. They are also the adornment of this earth and they are the missiles which chase the devils who follow whimsies and vain desires and mix truth with falsehood. Abdullah bin Ahmad bin Hanbal once asked his father “ What kind of a man was Al Shafeyy?, I have often heard you pray for him” . He replied “ Oh, son, he was like the sun to the world and like health to the people. Is there a substitute for either one of them?”. This is how we should sense the caliber of the scholars and their importance and the gravity of their loss, because knowledge is lost by their loss as supported by the authentic Ahadith. Saeed bin Jubair was once asked “ What is the sign of destruction of people?” he said it is the death of their scholars. Ibn Abbas also said “ Scholars will continue to die and the footprints of the truth will fade, until people of ignorance abound at the times of lack of scholars, then they would follow ignorance and false religions and will go astray from the right path”.

Our nation today whilst it is bidding farewell the most prominent scholar of Hadith of his time Shaikh Mohammad Nasiruddin Al Albani should bear in mind some issues amongst which are the following:

Firstly, This Imam was an “ Ummah” ( A leader who possessed all righteous qualities) whom Allah has utilized to spread the religion and Da’wa to all the nooks and crannies of the Islamic world. That was by Allah’s grace alone, since Allah has blessed his words and his writings causing them to fill this world with beneficial knowledge, all of this without the support of any county, government or a king who may back him up and facilitate his efforts. Moreover, none of his peers from the scholars in his country has ever lent him support, but on the contrary he was fought and targeted from his enemies the enemies of Sunnah. He was incarcerated at the “ Qala Jail” in Damascus, and over there he established the Jum’a prayers and the gatherings where he used to enjoin good deeds and forbid evil deeds . His compositions and writings in jail are reminiscent of Imam Al Sarakhseyy who authored his fifteen volume reference book “ Al Mabsoot” while he was imprisoned in the dungeons and dictating it to his apprentices. The Shaikh was expelled from his country. He immigrated to his God and was nearly killed in a failed assassination attempt in Lebanon soon after. He finally settled in Jordan - May Allah reward who assisted him-. He was persecuted in Jordan and was almost deported because of repetitive plots from his enemies but Allah Almighty relieved the hardship.

Secondly: That Shaikh Al Albani – May Allah have mercy on him- is truly the reviver of the Salafi Da’wa in our present time. This is because of his comprehensiveness in understanding “ Salafism” or following the ways of Salaf as evident from the Hadith standpoint, his collective beneficial writings have revived the issue of scrutinizing the authenticity of Hadith i.e. whether it is authentic or weak , to the extent that all student (knowledge seekers) today have to rely on his writings in this issue. And from the Fiqh ( Jurisprudence) standpoint, he was among those who rejected blind imitation, and fanatic secularism yet he still paid all due respect to the Imams and honored the sound proofs and followed them. So his method is based on following rather than innovation. As for “Aquidah “ faith, the Shaikh has supported the ways of Salaf. His writings, research, lessons, lectures and Fatwas have always defended and fought for their method. In all of this he had a marvelous depth where he established a unique foundation in this methodology. He avoided philosophy and vain talk, but debated against Sofis, Batitnis, Asharis, philosophers ,and others from those who follow deviant and stray ways. In his time he was characterized by having a powerful evidence during debates. In addition, he excelled in having a tangible and obvious Salafism in his methodology of spreading the religion of Allah, the fact that preserved him from falling for the lunacy of the ignorant fanatic secularism, and from the revolutionary destructive ideology, and also from the lenient and loose methods. With this in mind he had a deep insight in the present situation of Muslim groups and nations.

Thirdly: The Shaikh was a noble educator who was tender and kind at heart, and who had a pure faith. His roughness on a few occasions seeded the animosity between him and some of the scholars of his time. His message was often described by two brief, elegant terms: purification and education.

He was extremely humble, had no ties to the materialistic world, and had plenty of charitable actions. He was keen on reviving and teaching the traditions of the prophet -peace and prayer be upon him- which are no longer known to people and fighting back and vindicating the widely spread innovations.

The Shaikh is truly a comprehensive school that has gathered beneficial arts, sciences and disciplines. Oh Shaikh , may you have the glad tidings for all those thousands who were raised up on genuine Sunnah through your writings and your recordings. I imaging that you will come at the day of judgment like the prophets and messengers come followed by their peoples. You will come followed by your students from the east and the west from those whom you have not seen and those who have not seen you. Indeed it is the Sunnah that has gathered all of you behind the flag of the prophet-peace and prayer be upon him-. The Shaikh without exaggeration has become a landmark for the Sunnah, therefor loving his is Iman, and hating him is hypocrisy, only a hypocrite that hates Sunnah and the noble Salaf would hate him. The heart is saddened and the eyes are tearing for the departure of Abu Abdurrahman Al Shaikh Al Albani, but the lips would only utter what pleases our Lord. These are the times of capturing knowledge, Wala Hawla Wa La Quwwata Illa Billah. Indeed the land is becoming very uncomfortable after the loss of our scholars, here we are losing another Imam less than four months after the death of our Shaikh Imam Ibn Baz.

(Poetry)

[The earth would live if its scholar lives. When a scholar dies, an extremity would perish with him. As the earth that lives when the rain comes. But if rain doesn’t come, destruction will prevail.]


Oh Allah reward us for this calamity and bestow upon us a better replacement. Peace and prayer be upon our prophet and his followers.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.