site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XARAKAADKU MAXAY YIHIIN.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): XARAKAADKU MAXAY YIHIIN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date


Salaam
Wax badan ayaad maqashay ITIXAAD, ISLAAX ,WUXDDO iyo kuwo kale maxayse yihiin? Halkan kuma soo koobi karo laakiin waax jeclahay inaan wax ka bidhaamiyo.
Waxaa jira xarakaad Islama ah oo kusugan Somaaliya kana tiro yarayn jabhadaha maanta jira. Xarakaadkani waxay isugu jiraan kuwo hub qaaday iyo kuwo maan kudhiig ah. Waxay kamidaysanyihiin cadaawad ay isu qabaan iyo inay iska burbuyaan barnaamijyada kala duwan ee ay mid walba markaa wadato. marka aad maqasho ISLAAX iyo ITIXAAD waxaa miskaxdaada kusooo dhacaya fikrado kala duwan iyo nacay laysu qabo. ISLAAXU waxay xiriiro fog laleeyihiin amase laga xukumaa gacmo shisheeye ITIXAADKUNA waa lamid. Waxaan siiwadi doonaa siday ay isu maamulaan iyo habka ay isu doortaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkaa oo ku jecel

Unrecorded Date
ku anwar
walaal waxaan kugulo talin lahaa naad ku mashquusho wax arimahan dhaama ,walaal wakhtigu waa qaali intii aad ku bixin lahayd dad islaama inaad wax ka sheegto armay ka wanaagsan tahay inaad wax kale ka hadasho ,maanta soomaaliyi uma baahna wax khilaafaad ka sheekeeya ama dagaal ka dhex abuura umada .
markaa walaal anigu waxaan arkaa inaad mawduuc kale oo umadu ka faaiideysan karto aad wakhti ku bixiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
aslamu alaykum
anwar jazakalah kheyr for your question.
xarakaadku waa xisbiyo iyo ururo siyasi ah (maa anzalalaahu bihaa min suldan)

dhibaatooyin badan ayay kuhayaan bulshdeena iyo calamka islamka
1-kala qoqobid walaalaha muslimka ah ee isku qiblda ah ee isku diinta ah

2-cadaawad iyo walaa gooniya oo ay isku hayaan

3-maraka qaarkood ay banaystaan dhiiga daka muslimiinta ah ayagoo rba si sahala inay kusiga ku garaan taasna waxaa keenaysa xamaasad iyo ayagoo cilmiga sharciga h ka fogaaday

waxaa aad wax uga qoray xisbiyadaan rag culimo ah oo faro badan waxaana laga qoray kutub badan
waxaa kamida sheekh ali hassan abdalhamiid al-halabi
sheekh muqbil ibni haadi alwaadici
Dr. rabiic bini hadi almadkhali
u noqo kutubtaas waxay kaa kaafinayaan waxyaabo badan oo in badan shabaabka ka qarsoon
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuu faadumah

Unrecorded Date
to adam
asalaamu calaykum adamow raga aad magacowday waxaan filayaa inaadan aqoon u lahayn laakiin hadii aad aqoon u leedahay waxaan filayaa inaad kutubta ay qoreen aanad meesha ku sheegteen(waa xalabi iyo rabiic) nimankaasi oo ku caan baxay hagardaameynta saxwada kuna lacag qaata sidii ay u baabi,in lahaayeen saxwada akhri kitaabka la yidhaa SARIQAATU XALABI oo ku cadayn kara shaqsigan iyo waxa uu yahay ,ninkan rabiic la yidhaana xitaa waxaa ka nabad gali waayay SHEEKH CUSAYMIIIN XAFIDAHU LAAH oo uu ku been abuurtay .walaal ma taqaanid rabiic baan filayaa hadaad taqaan waad ka xishoon lahayd inaad ka hormariso magaca sheekh.
sheekha la yidhaa sheekh MUQBIL waa nin sheekha saxwadana fadli ku leh .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.