site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Iska jira muslimoow!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Iska jira muslimoow!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Unrecorded Date
Salaama caleykum all!

Waxaan jira nin aan isnaqaan oo Ingriis ah oo baadari ah oo aan mar walba ka doodno diinta, waxaan ku arkay isaga oo aqrinaaya meelo kamid ah Somalinet ( meelo af ingriis ah lagu qoray) kana hadlaayo diinta.Markuu i arkay ayuu damiyey.

Marka waxaanba ka shakiyey inuu isaga laftigiis ka qayb qaato doodahan ee Soomaaliyeey af Soomaali ku dooda, haddaad aragtaana nin af ingriis ku qoraayo lasocda inuu noqon karo ninkaas iyo kuwo la mid ah.

Midda kale majirtaa meelo sidaan oo kale ah oo looga hadlo diinta krishtaanka , si aan anaguna uga qaybqaadano oo aan dad uaga hanuunino?

Salaama caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samsam

Unrecorded Date
Assalamu alaykum

Walaal waa arrin muhim ah oo uu garan karo dadka caqliga u saaxiibka ah ee adiga oo kale ah, Allaah ha kaa abaal mariyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date
Salaam

Run ahaantii uma arko dhibaato inay dadku wada hadlaan wax walba oo ay kala aaminsanyihiin. Qof walbana fikradiisa xaq ayuu uleeyahay inuu soo bandhigo meel kasta uu joogo. Soo mase ogid inay gaaladu ladoodi jireen Nabigeenii suubanaa {scw}, oo lawada hadli jiray oo lawada gabyi jiray. Nasiib daro Somaalidu waa ardaydii Macalinka oo caburinta yaan aad unaqaanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxan

Unrecorded Date
Anwar labo qofood oo aqoontoodu isku dhowdahay ayaa doodi kara. Caruurta iyo dadka aan diinta waxba ka garaynayn ayuu waswaas iyo shaki ku abuurayaa walaal. Marka hadii adiga aad iska dhicin karto waxaa jira dad fara badan oo uu si sahal ah u shakisiin karo. Beenta iyo borobagaanka waa waxa baadiriyiintu ku shaqaystaan. Isagu inaad kiristaan noqoto ma rabo, shaki uun buu kugu abuurayaa, gaarahaan dadka aqoonta Islaamku ku yar tahay. Marka caburin ma aha, ee waa Libaaxa dadkaaga inuu cuno rabo, dadkaaga uga dig. Aad ayuu u mahansan yahay walaalkeena noo soo digay. Walaahu Waliyu Towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

altawakal

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM.

walaalaha khayr alaha siiyo difaaca ku jira.
waxaa marka hore madad iska leh ilaahay naga dhigay muslimiin, mida kale walaalkeen Ali oo noodigay iyo walaalaha ku raacay difaaca waxaase is xasuusun mudan in walaalkeen ANWAR ay jirtay in NABIGA lala niqaashi jiray laaniin waxaa lala niqaashaa qofkula jooga laakiin wax kaa qarsoon lama doodo ogoowna in ay jiraan dad badan sida uu sheegay ali oo gaalo ah oo ku jira netka oo waliba isticmaala magacyo islaam sida ninka wardheere hadaba waxaa loo baahsanyahay in la isticmaalo luuqadeena Hooyo.
waxaad arkaysaa dadku qoraaya geeridii ilaahay ha u naxarariistee SHIIKH ALBAANI AF DENMAK OO WALIBA LA BAXAAYA MAGACA JAAJUUUS hadaba walaalayaal aan digtoonaano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
TO: Ali!

Asalama Alaykum!

Walaal, waad mahadsan tahay. Waa arim muhiim ah! Aniga kuwa ka diktoonaada Alle ha'iga dhigo. Mahadsanid!

Wasalama Alaykum!

Ahmad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Curious

Unrecorded Date
Asalama Alaykum

I've noticed that there is someone who goes under the nickname SOMALI THRUTH AKA ANONYMOUS who is trying to covert somalis to Christianity.

She/he claims to be somali who converted to Chrisianity, also that Christianity is the only path. I've never heard of somalis who are Christian, this is very new to me.

May Allah have mercy on our Soul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
TO: Curious.

Asalama Alaykum!

I would like to meet those(christians) who are trying to convert the Somalis. I would show them how astrayed they themselves really are. In their Books, it describes the dispcription of Muhammad(Pbuh) and all of their prophecies appoint him, but their ancestors who helped the religion grow were too bussy trying to make it(the religion) pagan-like to realize how Muhammad was the man they were waiting for.


Blessed BE!

Peace, Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NABAD ALLE

Unrecorded Date
walaalayaal assalaamu caleykum wa raxmatulaahi wa barakhaatu,
DHAMMAAN WALAALAHAY MUSLINKA YAHAY WAXAAN U SHEEGEENAA IN DIINTA ILAAHAY TOOSAN AAD HEYSATAAN INAAD ISKA ILAALISAAN DADKA WAXA XUN IYO QURUN LA WAREEGAYA.
WALAALAHAY MUSLIN ANNAGA WAANNU JECELLAHAY DHAMMAAN WANAAG IYO JACEEL IYO KULIGEEN OO ISU NAXARIISANYAHAY.
NAXARIISTA EEBBE IN KULLIGEEN ISKU JECLAANO ISKA DHAAFNO DAGAAL IYO WAX DAN INOO AHAYN.
WALAALAYAAL WANAAG IDILKII WAA JACEEL IYO INAAN JECLAANO ILAAHEENA INNA JECEL.
DHIIGGA WALAALKAA EEBAHEEN INOOMMA BANEEN.
WALAALAYAAL IN WAX LAXADAA MA BANAANO.
WALAALAYAAL MA BANAANO IN LA DHILEYSTO .
WALAALAYAAL MA BANAANA IN BEENTA LA ISU SHEEGO.
WALAALAYAAL U HIILI WALAALKAA HA GARDARNAADO AMA HA LAGA GARDARNAADO.
WALAALAYAAL ANIGA NABADDA WAAN JECLAHAY ADINKA DHAMMAANTIIN NABADDA JECLAADA ILAAHAY WAA IDIN JECLAANAYAA.
WALAALAYAAL WALAALKAA KAA MAQAN AMA QOFKA BANIIAADAMKA YAHAY WAX HA KA SHEEGIN INUU KU NACO BAA KA ABUURANTAA.
SOOMAALIYA KULLI WALAAL WEEYE HADDANA ISMA JECLO EE IS JECLAADA MAGACA DIINTA AAWADEED..


NABAD CAANO NABAD WIIL.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.