site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Booqo ibnislaam = Baro Islaamka!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islam (Current): Booqo ibnislaam = Baro Islaamka!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibnsilaam

Monday, April 09, 2001 - 02:35 pm
Assalaamu Calaykum;

Walaalayaal waxaa sharaf ii ah inaan idinku soo dhoweeyo HomePahekayga anoo rejaynaya INSHAA'ALLAAH in uu Afsame ka heli doono.

Waxaa walaal kasta oo Muslim ah ku waajib ah inuu guto shaqada ALLAAH u diray uuna noqdo ASKARI ALLE.

Walaalayaal waxaan idiin rejaynayaa inaan AFXUME codkiisu inaga kor marin, waa haddii walaal kasta oo wanaag oran karaa uu aamuso e.

http://www.geocities.com/ibnislaam

Walaalkiin
Ibnislaam

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.