site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Halayskajiro dusuuqi iyo qudubi waxa ay ummada u horseedayaan

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Halayskajiro dusuuqi iyo qudubi waxa ay ummada u horseedayaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa in aad idiin sheego qatarta ay ku hayaan ummada dusuuqi iyo qudubi sabaabtoo ah ragaasi qu.aankiibay wax ka sheegeen iyo sunihii xitaa rasuulkii ayuu aflagaado u geystay dusuuqi aayaadkiina qaarbay taxriifiyeen ee walaalayaal ragaa iyaga ah hala iska jiro bal,e jilbaabkiibay wax ka sheegeen asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
NACAS NIMADA LA TAG SHEEKADII XARAKAADKAA WADAAYE
AL-ITIXAADAA AA TAHAY HAYE!

JILBAABKASE MAXAA UTAQAANAA.
WIXII DIINTA QALDA IN WAX LOO SHEEGO WAAYE, LAAKIIN HEBEL HA LA ISKA ILAALIYO!!!!!!!

UMADA FITNADA KALA FARIISO,WIXII DIIN RABO MEELEE U RAADSADAAN WAA YAQAANAANE


WASALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum ALL!

TO: Usaama75


Walaal, "jalbaabkii" maxay ka sheegeen?

Ayaadaha Alle ma`aha sida "Gospel" iyo "Torah" oo cid-walba si u fasiranayso, Walaal. Wuxuu ku soo degay Arabic...that is not confuseable or crooked!

Diintu waa mid kaliya---ma`aha Al-itixad ama Shiico ama Wahabi ama Qudusi ama Suufi ama Qudubi...waa uun Islam--wixii intaa ka soko mara, waa bidco. Aan ahaano dad Hal-Dad kaliya ah sida Eebe ina yeelay. Hal Qur`an, Hal Nabi, Hal jid! :-)

Iska kay cafi...wixii dhiba, haba yaraatee!

Wasalama calaykum!


Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
USAAMA75
Ladan ayaa kuu sheegtey waxaad tahay.

Waxa fidnada wada waa adiga iyo waxii kuu soo akhriyey sheekadaan

Culimadaan aqoontooda ayaa gaarsiisey iney sidaa wax u fasiraan illaheyna ayaa la xisaabtami doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Al-farooq

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum!

Walaalayaal khalad yaan la iga fahmin iyo inaad cid gaar ah waafaqsanahay balse waxaan rabaa inaa wax yar ka iraahdo sheekadaan.

To: Usaama75

Walaal fino u joog ha noqonee dadka magacyadooda u daa ee haday run kaa tahay si xikmad ku jirto dadka wax ugu sheeg. Mowduucaan aduunyada oo dhan ayaa laga radiyay, meel walbana wuu gaaray, culumo ayaan Ilaahey u bixiyay oo si ximkad ku jirto u radiday ee iska dhaaf isku-soofeynta Muslimiinta. Maxaad ka ogtahay ragaas aad sheegayso inay ka laabteen oo Ilaahey towbadoodu aqbalay. Iga raali ahoow saaxiib.

To: LADAN

Walaal marka Ilaahey ha kaa abaal mariyo sida wacan ee aad u radisay fidnada ka dhalankarta sheekadaan. Laakiin walaaley sida aad marka hore isugu dayday ayaa laga fiican yahay. Ceebayn igama aha ee waa waano. Hadii walaalkeen khaldamay oo uu dad magacaabay adiga ha ka darnaan oo dad gaar ah ha sheegin inuu yahay maxaa yeelay qolyo kale ayaa laga yaabaa inay kiciso xamaasad. Waxaa tiraahdaa sidaad wax u sheegtay waa laga fiican yahay ee si GENERAL u hadal. Iga raali ahoow hadaan wax ku yeeleeyay.

To: ABDULAAHI

Walaal Ilaahey xaqa ha na tusiyo dhamaanteen. Culumada waligeed ayay khalad gali jirtay wax cid hagta oo jidka saxda ah marisana way jiri jirtay ee ha oran cilmigooda ayaa meesha gaarsiiyay. Diintu ma ah XISAAB oo nin walba siduu rabo uga shaqeynayo ee waa waxyi Jabriil u keenay Nabi Muxamed (scw). Cidii badasha ayada uunbaa badalan ee diinta ma la badali karo. Cidii ku xad gudubta (diinta) aduunada culumada ayaa la xisaabtami oo saxaya dadkana way looga digi aakhirona Ilaahey ayaa ka abaal marinayaa. Cafwan hadii aan khalad suubiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

USAAMA75

Unrecorded Date
ASALAAMU CALEYKUM DHAMAAN WALAALAHAYGA ISLAAMKA GAAR AHAAN KUWA KU JIRA MAWDUUCAN ISAGA AH EE AADKA XASAASIYADA U LEH RUTIINA WAXAA WANAAGSAN
INUUNAN CIDKASTAAYI AYNAN KA HADLIN MOWDUUCAN EE LOODAAYO DADKA CILMIGA ULEH MANA WANAAGSANA QOFKA IN MARKIIBA LAGU SHEEGO JAMAACO LANA CAAYO QOF AAN CULUMO AHAYNA IN CULUMO LAGU SHEEGO ARINKAASINA WAA MID QATAR AH ARINKAASNA CIDII DOONAYSA IN AY WAX KA OGAATO HA.ILA SOO XIRIIRTO MIDA KALE LADAN WAXAAN LEEYAHAY WAAN KUSAAMAXAY MAADAAMA AAD ICAYSAY ASALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najiib

Unrecorded Date
war horta waxaan idin waydiiyay dusuqi iyob qudube maxay ahaayeen, ma soomaalibaa mise waa carab? haday nabiga aflagaadeeyeen maxaa looga maqli waayay warbaahinta caalamka, wadaadnkay u dhasheen? fadlan bal warbixin naga siiya?
anagaa abaalkooda marinaynee bal waxay ku hadleenna soo gudbiya? iyo luqadda ay isticmaaleen? ma la waayay nin raga oo sidii aayatulaahi oo kale dil ku xukuma, war anigaa diyaar u ah maanta ninkii nabiga iyo quraanka wax u dhiga wallaahay waan ku janna tagayaaye inkaari ha ku dhacdee isiiya warbixin ku saabsan xagay ku nool yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARX

Unrecorded Date
WASALAM CALAYKUM
WAD MAHADSANTAHAY HADAD WAX NAA SHEGTAY USMAAN, LAKIN WALAL WAXA AAN KU WAYDIYAY HAORENA U NAJIB KU SAULAY WAXAY DUSUQI IYO KAN KALE.FARAHA HADAYNA GA GUBIN DADKA NAGALA KALMEE


FARAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu 'Aleykum All,

To usama75;
Waar heedhe Maxaa kaa si ah? Ma wax mowduuc ah oo aad ka hadasho ayaad weyday? I realy wonder what you upto post for next!!

Allahuma Agfir Danbanaa Wal muslimiina Ajmaciin..
..Aamiin...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date
Salaam

Ugu horayn aad ayaan ugu faraxsanahay in latilmaamo khaladka uu qofi galo, sababtoo ah Soomaalidu mataqaan in wax lasu sheego ama lays radiyo lamana taabto Sheekhooda, hogaamiyahooda, iyo nabadoonkoodaba. Mar hore ayaan tilmaamay waxa ay soowadaan ITIXAAD IYO ISLAAX inay udan leeyihiin burburinta shacabkan baaba'ay, culimadooda ama qiyaadadooduna ay yihiin kuwo dano shisheeye wata. Waxaa loo baahanyahay inaaan bislaano oo aan joojino difaaca shakhsiyadeed, hana laga doodo ariamaha xasaasiga ah. Usaama75 waxaan kuleeyahay feel free fikradaada xor ayaad utahay, ogolowna in lagu mucaaradi karo. Somaliyeey hala ilaaliyo XURIYATUL QOWLKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu;
TO Anwar;
Waa runtaa oo xuriyatul Qowlku waa xaq uu qofkasta oo Banii'aadami ahi leeyahay, Laakiin xadka xoriyadani ma mid Infinite ah baa, mise waxay leedahay xad(boundary)aan laga gudbi karin?.

Biseylkan aad sheegaysid se muxuu yahay? Danaha shisheeye aad sheegaysid se maxaad ula jeedaa? Yaa danaha Soke ee Soomaliya ka shaqaynaya, Qab-Qablayaasha? Ugaasyadda?, O? Indheer Garadka(self declared Intellegtuals(Cilmaaniyiinta), Wadaadadda(from A to Z), UN, USA, EU and Other Outsiders?!!!!

Fadlan noo soo gudbi waxaad u aragtid in ay yihiin Xasaasi,,,, Ma runtaa xasaasi ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date
Salaam

To Yaska

Waan kugu raacsanahay kuwa aad tirisay inayan shacabka waxba uhayn aan lugooyo ahayn, balse mawduuca uu Usaame75 lahadlay ayaad waxaad moodaa inayan dadku ubislayn ama adkaysi dood ayan lahayn. Marka waxaan rabaa in dadku wax isu ogolaado lays naqdinkaro ladoodi karo inagoo ann is GAALAYSIIN ama IS XABADAYN. Lana xurmeeyo qofka kula doodaya waxa uu xanbaarsanyahay laguna qiimeeyo qadarkiisa waxbarasho iyo fekerba. Marka aan kahadlayo arimaha xasaasiga waxaan ula jeedaa in laga doodo dhismaha fikradeed ee shacabkeena ama guud ahaan muslimiinta oo ah dadka maanta uguliita aduunka aan saaranahay. Micne masamaynayso hadiiaad tiraahdo MUSLIN baan ahay hadana ay kuhayso XAMAASAD ku dhisan jaahilnimo iyo cadaawad iyo xaasidnimaba. kana maran cadaalad iyo inaan is indha tirno niyadana ugu sheekayno iaan nahay dadka aduunka ugu sareeya uguna caqliga badan bil caksi waxaan nahay waad lasocotaan NAXARIIS IYO CADAALADU way nagu yartahay. IBNU TAYMIYAH ayaa wuxuuyiri ALLE wuu ugargaaraa dawlad KAAFIRA ah hadii ay cadaalad samaynayso, ALLE uma uu gargaaro dawlad MUSLIMA hadii ayan cadaalad ku dhisnayn. Waa inaynu dhisno cadaalad nafsiyeedka kuna oogno quluubteena xuquuqda INSAANKA uu leeyay.

ALLE tawfiiqda hana waafajiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Unrecorded Date
ku: usaama jaahil

Walaal ummadda kala dhexbax cudurrada ku haya. Tan labaad maad illoowday in culummadaa naftooda arrimmahaas la weydiiyay, balse aynu cajaladahoodii aynu hayno, oo aynu dhageysannay,adiguna waxaad meelaha la imanaysaa nebigii bay caayeen ??? ma innaga ayaa naga jeceshahay nebiga ? ma culummada ayaad ka jeceshahay ? ma msulimiinta soomaaliyeed ayaad ka jeceshahay nebiga (saw)?
maxaa adiga ku daba dhigay culummada magacyadooda ?maxad uga been abuuranaysaa ? dadkee ayaa wax kugu soo shubtay ? goormaad xisaabtami, oo aad ummada ilaahay nabad gelin ?

Nebiga aad daafacaysid muusan ahayn kii nabaray " Muslim waxaa la yiraahdaa qofkii ay muslimiintu ka nabad galaan afkiisa iyo addinkiisa ?), haddaba adigu maxaan ku sheegnaa ?? goormay kaa nabad geli doonaan muslimiinta iyo culummada ??????


Tanabbah yaa akhii , tanabbah (oo hanoqon weel wax lagu shubtay)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu 'Aeykum,
TO Anwar;

Aad baan kuu fahmay halka aad arintan ka eegaysid, mawduucana si wanaagsan baan u listay oo xoor baad kaga keentay. Waa run oo qofkastaba in uu figradiisa la yimaado ma xuma laakiin waxaa caado noqotay in Qofi iska furo mawduuc isla markaana uuna soo gudbinaynin Figradisiisa oo dhan iyo sababta uu sidaa ugu arko...

Sunadda Rabbi ayaa ku dareersantay in alle cid walba oo la timaada dadaal gaarayaan waxay raadinayeeen DUNIDDAN. Adoomaddu way u siman yihiin Alle Marka dunidda la joogo, kii caasiya isaga uun baa caasieyey, kii hanuunsamana isagaa hanuunsamay, Alle Irsaaqadda kuma xiro Adeeca la adeeco iyo diidmada la diido ee cidii uu doonana wuu u fidiyaa kii uu doonana ku cidhiidhiyaa.

Laakiin Saaxiibkeen USAMA75 xaguu arintan ka joogaa? bal aniga i maqli waayayey adigu Anwarow la hadal oo waydii Halka diiradda uu ku hayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Usaama75

Saxiib waxaa tahay sheydaan ama sheydaan ayaa kuugu shaqeysanayo.
Culimada illahey ayaa isku direysaa, oo fidno doon baa tahay

Culimada waligeed ayey diinta isku qilaafi jireen,
Tusaale:_ (Naag la taabto weyso ma jabisaa)
Waana leysku ixtiraamaa kala duwanaanta.

Midda kale oo aad leedahay dadka cilmiga leh u daaya, maxaad naga og tahay waxaan nahay iyo cilmigeena.

Hadaba waxaan u hadlayaa jamaaco raacsan oo rumeysan culimadaas oo kitaabkooda dhageysta ee saxiib caayda iyo fidnada naga dhaaf.

Nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum salaan kadib waxaad moodaa ama ay tahay in dad badani ay ku simbiririxdeen mowduucan aniguna qof ma aflagaadeynin mana aanan caayin mana gaaleysiinin arinkaasna waa mid aad iyo aad qatar u ah shaqsi gaaleysiintiisa laakiin nasku wxuu gaaleysiiyo waa in la gaaleysiiyaa sida aayaad qur.aan ah dafirideeda rasuulka c.s.w caydiisa diinta caydeeda alaah caydiisa arimahaan soo sheegay oodhan waa minmaa yuclanu mina diini bi daruura aniguna ma gaaleysiinin dasuuqi iyo qudubi toona ee wax ay layimaadeen uunbaan ka digay fidnadna ma wado.waxyaabaha ay layimaadeen waxa kamid ah jilbaabkii oo ay yiraahdeen go iyo toob ayaa jilbaab noqonaya gabdhihii muxajabaad ahaa oo ay ku sheegeen in lagu guursado mudco aayatu deyn oo ay yiraahdeen waqtigeeda ha loo daayo waqtigii jaahiliga haku eekaato walaalaha qaar kamid ah waxa ay yiraahdeen ma rasuulkaad dadka ka jeceshahay taasna waxaan kaleeyahay idikama jecli laakiin ninkii aflagaadeeya waanu sheegaynaa oo dadka waanu uga digaynaa haddii aanu awood uhaynana waanu dilaynaa oo kaw ayaanu kasiinaynaa wixii faah faahin ah ee kale waraaqaha danbe ayaan idiinku soo qorayaa iinsha allaah wabilaahi tofiiq asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIB

Unrecorded Date
TO
USAMA75

WALAALOOW HORTA WAAD KU MAHADSAN TAHAY DADKA UMMADDA KHALDAYA EE AAD NOOGA DIGTAY,

LAAKIIN WALI KAMAADAN JAWAABIN SU'AASHAYDII NIMANKAN AAD KA HADLAYSO EE DHIBKA BADAN EE DIINTA KU CIYAARAYA MAXAY YIHIIN MA SOOMAALIBAA MISE WAA CARAB?
HADAY CARAB YIHIIN NAGA DAAYA CARABI WALIGEEDBA INTAY KU NABTAY NABIGANA KAAGA HORMARTAAYE, WAXAY MOODAYAAN INAY DIINTA IYAGU LEEYIHIIN OO KOLBA WAX CUSUB BAY ISKA SAMAYSTAANE, HADAY SOOMAALI YIHIINSE WAA IN SHAQO LAGA QABTAA!! WAXAAN AKHRIYAY QORAAL ODHANAYA NIN WALBA SHIIKHIISUU TAAGEERAA MARKA SIDAA DARTEED BAAN UGU MALEEYAY INAY SOOMAALI YIHIIN, DADKA TAAGEERAYA NIMANKAAS WAXAAN LEEYAHAY WAAR NIMANKAASI AAKHIRO NAARTA IDINKA CELIN MAAYAANE DHINICIINA CADAAB HA KU GADANINA,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abumuxjinalsomali

Unrecorded Date
alsmauu alykum,
usama my allah rewad you for warning the muslims .
dasuuqi iyo qurdubi waa mujirimiin alle iyo rasuulk beena ka sheega iyo diinta islaamka.
waxayna ka soo qaateen beenta ikhwaan almuslimiin iyo turaabi waxana iyaga ku dartaa kuwa la baxay salfiyah jadiida ardeyda muqbil iyo rabiic almadkhli aljaamiyiin adnaab aldawaqiit.
qurdubi iyo dasuuqi qof kasta oo ilaahy ka cabsanyaa waa garan karaa inay mujrimin yihiin.
kuwa usama meesha wax ku soo qorayna ignore garay waayo wax ma kama yaqaaniin dasuuqi iyo qurdubi.
waxa kelya oo aan u jawaabayaa muslimkii wax ka yaqaan xaragaadka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
WAA KA XUMAHAY HADAA SI XUN U HADLAY.
WARAA KAALAY WAA KA SOO DAREESAAN MAALIN KASTA KUWIINA WAX UDIGAAYAAN AABA DADKA DIINTA KA CEERINAAYO. HADAA JIRANEEN MAA FIKRADIHIINA MEESHA KU SOO QORTAAN IDINKOO DAD KALE CEERSAN.


WAX AA UKALA ORODAAN MEESHA MA YAALAAN SOOMAALI XARAKOOYINKAANEYTO MID WALBA IYADA SIRAAD-MUSTAQIIMKA HEESATAA DIINTOODA KA CEERIYEEN.


FILINKAAN WAX IDINKA GADANAAYO MALEE RAG ISKA DHIGA. WALIGIIN WAA KALA DUWANAANEESAANE LABADAAN SOO KALA DOORTA


1-INAAMARBA MAGAC MEESHA KU SOO QORTAAN
2-INAA ISKA ILOOWDAAN QOFKA ARGTIDIISA OO WADA SHAQEESAAN


WASALAAM.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
bismillaah waryaadhaheen yaa itixaadiin mawaxaad waydeen shaqo kale cilmiyaraan iska soo daweeyaa oo aduunka la socdo inta culumadii laydin ku dhaqaajiyay oo bar mar un fikira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
allahuma laa tajcaclnaa alladiina laa yafhamuun walaa yacqiloon aamiin!1111111111
halkan waxaan kala hadlyaa dadka la yidhaahdi al itixaad waar heedhe ma sheekadii sheekh shibile ayaad meelaha la warwareegaysaa sheekhiinaaban arkayay idinkana idiin malynaayo inaad dhaantaan waar diintii ma cadaw tinimo ayaa u badasheen inkastoo magac aan idin ku haboonayn aa wadataan waar axaadiita rasuulka fahma oo is layaaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum dhamaan walaalahayga islaamka ah mowduucan sidaan hore u sheegay mawanaagsana inuu ka hadlo qofkasta waxaana wanaagsan inaad si cilmi ah aad uga hadasho oo aad daliilo nasiiso oo aadan caytamin si xigmad kujirtana aad wax u radiso oo aadan jamaacana aadan nagu sheegin haddii aad adigu ka socoto jamaaco mana doonayo inaan iska hadlo daliil la.aan iinsha allaah waxaan soo tilmaamay oodhan mid mid ayaan uga hadli doonaa anigoo ku salaynaya marka hore kitaabka qur.aanka 2. sunaha nabiga c.s.w ee saxiixada ah 3. manhaju saxaaba iyo taabaciin sadexdaa macsuum walaalaha qaaar kamid ah ayaa iwaydiiyay nimanku macarabaa mise waa soomaali waxaan leeyahay waa soomaali waxaana ayaan daro ah qofku waa qaldamaa laakiin dadka nimankaas qaladkooda ku taageeraya iinsha allaah waan ka hadli doonaa nimanku ma wadaadaa mise ma aha markaa walaalayaal moduucan wuu daba dheeraan doonaa waxaana laga yaabaa dad badan in ay ku simbirixrixdaan sida hadaba dhacday ee ninkii doonaya in uu hadalkeyga buriyo daliil ah.ii cuskado oo yaanu i aflagaadeynin asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
aslaamu caleykum walaalayaal sidaan hore idiinku sheegay mawduucyada mid mid ayaan u soo qaadan doonaa mida iigu daran waa aflagaadada nabiga c.s.w maxaa ka ratibmaya waxaa ka ratibmaya labo arimood oo kala ah 1.kufri 2.xad xadka waligii qofkaa laga cafinmaayo laakiin kufriga allaah ayuu uga toobadkeenayaa haddii kale waa dil aan mag lahayn waxaan soo qaadanayaa labo xadiif oo saxiix ah kan hore waa ninkii la oran jiray kacab ibnu ashraf ee rasuulka caayi jiray oo uu nabigu c.s.w uu yiri yaa igaga filaanaya kacab oo soo dilaya waxaa istaagay maxamed ibnu maslama iyo asxaabo kale oo soo dilay ninkaa shaatimi nabiyi ahaa tan kale waxaa jiray nin indhoole ah oo asxaabada nabiga ka mid ahaa oo qabay naag adoonad u ahayd nabigana caayi jirtay in badan markuu ka reebay oo ay ka reebtoomi weyday ayuu habeen waxa uu ku dilay shangarawo caloosha ayuu ka saaray halkaas ayay ku naf weyday markaasuu subixii isaga oo naxsan nabiga uyimi oo uu usheegay yirina rasuulkii allaw weyku caayi jirtay inbadana waan kareebay laba caruur oo qurux badana wey iidhashay waanan jeclaa markaasuu nabigu yiri waxaan ka marqaati ahay inuu dhiigeedu wax kasoo qaad uunan lahay marka uuleeyahay dasuuqi rasuulka caa.isha 6sano ayuu ku mahersaday 9sanana waa uu ku guri gaystay aniga hadalkaa shaki ayaa igaga jira oo gabadh 9sano jirta isuma quureen hadalkaas ma caybaa mise waa amaan tusaale haddii aad tahay wiil ama gabadh oo aad nin ama naag aad guursato oo aan ku iraahdo gabdhaad guursatay ama wiilkaad guursatay iima cuntanto ama iima cuntamo miyaan ku amaanay mise waan ku caayay oo waxbaan kuu dhimay hal qiso ayaan kusoo gabagabeynayaa sh. maxamed shaakir axmed shaakir aabihii oo jooga masar ayaa waxaa yimi dhaaha xuseen ninikii indhaha la.aa qalbadana ka indho la.aa ayaa faransa ka yimi suldaankii masar haystay waagaa oola oran jiray suldaan xuseen ayaa aad usoo dhaweeyay dhaaha xuseen markaasaa maalin maalmaha kamid ah ayaa nin iimaam ahaa la yiri maanta waxaa salaada jimcaha ku soo tukanaya suldaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ku jiro dhaaha xuseen markaas ayuu iimaankii isyiri alaylehe kafarxi suldaanka oo amaan maanta waxaana jooga sh.maxamed shaakir markaasuu siduu qudbada uwaday waxa uuyiri jaa.ahul acmaa famaa cabasa fii wajihi wamaa tawalaa oo ah waxaa yimi dhaaha xuseen markaa suldaanku waji kaduud ma uusan sameynin kama jeesan hadalkaana waxa uu sarbeeb ugu dhacayaa nabiga oo markuu c\laahi ibnu magtuum markuu uyimi lagu canaantay nabiga oo lagu yiri cabasa watawalaa an jaa ahul acmaa oo ah nabigu waji kaduud buu sameeyay waana jeesaday markaa macnuhu waa suldaanka nabiguu ka fiican yahay markii salaadii la dhameystay ayuu sh.maxamed shaakir istaagay una sheegay inuu immaanku gaaloobay dadkuna ay soo celiyaan salaadooda markaa dhamaan culimadii masar waxa ay isku raaceen arinkaa salaadiina waa lasoo celiyay markaa walaalayaal hadalka dasuuqi waa minbaabul kinaaya waa cay.aan geedna loogu soo gaban oo waa hadal sarbeeb ah wixii faah faahin dheeraad ah waraaqaha kale ayaan ku soo qori doonaa iinsha allaah wabilaahi towfiiq asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum waxaan ka hadli doonaa dasuuqi ma wadaadbaa mise maha sidaan lasocono dasuuqi waxa uu soo bartay dhaqtarnimo dhaqtarnimana diin lagagama jawaabo sidaa daraadeed kuma uusan eekaan dhaqtarnimadiisii ee waxa uu u soo istaagay in uu yahay muftigii soomaaliya ninkaa isaga ahna kama uusan soo bixin jaamacad islaami ah kumana naqaano xalaqaadka cilmiga ah oo ma aha nin xalaqaadkii wax kasoo bartay markaa sideebuu diin uga hadlaa markaa walaalayaal sideebaan wax uga qaadana ama aan udaba istaagnaa nin sidaa ah ama aanu u taageernaa qaladka uu galay waa in aan niraahnaa toobadkeen laakiin xad laga cafinmaayo oo waa la xadfayaa haddii uu toobadkeeni waayana waa la dilayaa oo dhiigiisu wax ka soo qaad ma leh markaa walaalayaal waxaa wanaagsan inaanu allaah ka baqno oo aanu qofna u daneyn ama jamaacotoona oo aanan oran maxaa wax looga sheegay jameecadeyda ee aanu raacnaa meesha xaqu iyo sawaabku jiro asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
Walaalayaal waxaan idiinweydiinayaa inaad iiga soo jawaabtaan su'aal cagga diint ku saabsan:nimanka iyo ragga jooga waddanada reer galbeedka sida Canada iwm. waxay qoran yihiin xagga dawladahaasi inaanay isqabin, isla markaana way wada deggan yihiin, taasi waxay sidaasi u yeelayaan in xagga dhaqaalaha dawladahaasi siiyaan ay u korodh. Jawaab wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum halkan waxaan ugu nasteexaynayaa labo qof ookala ah ladan iyo abdilaahi waxaan leeyahay ladan allaahii ku abuuray ka baq oo cidina qabriga kula galimayso aaqiradaadana u baq cidkalana ha u daneyn ee naftaada u danee abdilaahi haddii aad katirsan tahay jamaacada aad sheegtay oo aad tiri anigaa wax ka barta wanaagsan laakiin inaad ku raacdo qalad ma aha oo aad waliba ku taageerto ragaana waxba kama baratid oo xamar ayay joogaan markaad leedahay xaaskaaga salaada makaa jabisaa iyo kaama jabiso ayay culimadu isku qilaafeen taasi waa fuucda diinta ee soo kala saar furuuc iyo asalka diinta waxaanu kahadleyno waa asalka diinta asalkana culimadu iskuma qilaafin ee allaah kacabso oo dasuuqi iyo qudubi qabriga kulama galayaan walaalayaal waxaan ka cudur daaranayaa in aanan qof kasta u soo jawaabi karin ee wixii daruuftu keento uunbaan ka soo jawaabayaa waanan ogolahay in figradayda la mucaarado laakiin aflagaadada ha la joojiyo oo si cilmiyaysan haloo soo hadlo oo qof cilmi leh ma caytamo waxaan u mahad celinayaa walaalaha arinkan igu raacsan sababtoo ah meesha aan wax ka eegayo ayay ka eegayaan asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum walaalayaal arinkan ma aha mid xamaasadeed ama aanu leenahay halagaa sheego ee waa waxaanu ictiqaadsanahay oo aanu allaah .s.w.t uga diin dhiganayo aanuna rajeynayno iinsha allaah inuu naga abaal mariyo aniguna jamaaco waxba kama sheegin mana aan caayin sida dadka qaarkii ay yeeleen oo ay caajeen taasina xigmadu kuma jirto oo waxaa wanaagsan dadku mawada xuma ee cidii wax gaysatay halaga digo iyada oo aan cidkale la caayin asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabille

Unrecorded Date
TO: all somalis

inkasta oo aanan aqoon u lahayn sheekha la yidhaa dusuqi iyo qudube midna hadana waxaan aad ugu faraxsanahay fikradaha caafimaadka qaba ee ay la yimaadeen

Diinta islaamku way u baahan tahay in la cusboonaysiiyo dumarka oo maro wayn lagu raro iyo iyagoo shaqada laga hor istaago waa waxa caalamka islaamka dib u dhigay in laga xoroobana waa muhim

Hablaha caruurnimada lagu guursadana waa ceeb iyo damiir xumo sida aan ka dhagaystay cajalad dhowaan la ii keenayna waxa uu sheekhu cadaynayaa inayna sal diinta ku lahayn

waxyaabo badan oo cusboonaysiin ah ayay diintani u baahantahay marka nimankaa waanu taageeraynaa

nimankaa meelahaa ka qaylyaya ee itixaad iyo waxay doonaanba ha lagu sheegee waxaanu leenahay idinku qubuuraha iyo kutub quruun hore waqtigoodii dhamaaday dulfadhiya ilaa buunku idinku yeedho
cagacad abuu suufigiina iska eryada shaadhyar baad awlba ahaydeene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABdullahi

Unrecorded Date
Usama 75

Saxiib waan ku fahamsanahay oo diin jaceyl ayey kaa tahay, oo waxaad is dhahaysaa diinta badbaadi.
LAAKIIN

Saxiib diinta sidaad rabtid u qaado, dadka kalena amaan siin intaad magacooda meeshan ku soo qorto ayaad waliba ceybeyneysaa.

Labadan nin aad sheegeysid iyo dadka raacsan waa firqada rasuulka sheegey (SWC) oo ah midda toosan oo janada toos u galeyso.
Adiga iyo jameecadaada waxaad tahiin lama oga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaam,
To Usama7;

Marka hore waad ku mahadsantahay qoraalkaaga arintan aad ka qortay, kalkaana waxaa ka muuqata in aad ahmiyad arintan siisay. Ahmiyadaasi dhinacaydoontaba ha ahaatee !! Waxaan jeclaan lahaa in aan dhowr arimood ku weydiiyo.........

1- Arinta aad imika ka hadlaysid bilo dhan baa laga soo hadlayey.... Khaas ahaan Fouram:kan... markaa ma wax la ilaaway oo aan la sheegin baa sheegaysaa?
2- Dhibaatooyin fara badan ayaa jira, mushkiladdo u baahan in laga wada hadlo ayaa jira.. Maxaa arintan aad Muhiim uga dhigay in lagu soo celceliyo?
3- Hirka/kacdoonka(Saxwatul Islaam ) Islaamiyuuntu waa isku mid, qaababkiisu hakala duwanaadabe,, Markaa adigu Kacdoonkaan ma waxbaad ku soo kordhinaysaa mise lu'gooyaad ku tahay? Dhaleyceynta aad Dhalaycaynayso qayb kacdoonka Islaamiyiinta ka mid ahi muxuu soo kordhinayaa, miyaanad ogeyn in uu dhibaato u yahay mashruuca oo dhan?

4- Wakhtigii Cabsidu wuu dhamaaday,,, Wakhtigii labo wajiilonimaddu wuu dhamaaday,,, Khaladaadka Xarakooyinku la yimaadaan waa macruuf, kacdoonkastaana wuxuu leeyahay khaladaad... Iyagaana koox kastaaba isa saxda....... Internal Critism is available, so Are You Islaaxi(Ikhwan)! If not then, WHO ARE YOU!!! CILMAANI!!.


Ummaddu Cadow ayey leedahay, waxaana wanaagsan in Cadowgeeda farta loogu fiiqi!!!!
till next time............Salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

USAAMA75

Unrecorded Date
ASALAAMU CALEYKUM WALAALAYAAL MAADAAMA AY BADATAY WAR YAAD TAHAY OO ISKU KAAYA SOO CADEE AANIGU WAXAAN RAACSANAHAY QOLADA XAQA KU TAAGAN GAAR AHAAN SIDA AAN ALAAH KA BARYAYO INUU DANIGAYGA II HAGAAJIYO OO UU IGA AQBALO WAXAAN AHAY OO AAN TIIGSANAYAA MANHAJKII SAXAABADA MANHAJU SALAFU SAALIX HADYIGII NABIGA C.S.W WAANAN RAACSANAY CIDKASTA OO RAACSAN MANHAJKAA LAAKIIN WAXAAN KADIGAYAA KUWA WAX KA SHEEGAYA RASUULKII ALLAAH IYO ASXAABADA WAXAAAN LEEYAHAY DADKA LEH WAXA AY JADIIDINAYAAN DIINTA ARIKAA WAA MID AAD IYO AAD QATAR U AH OO MA BANAANA IN DIINTA WAX LAGU SOO DARO ASXAABADA IYO TAABICIINTA WAAGAA WAXA AY DIIN U YAQAANEEN BAA DIIN AH ASALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR35

Unrecorded Date
ASALAAMU CALEYKUM HALKAN WAXAAN KALA HADLAYAA WALAALKEY USAAMA WAXAAN LEEYAHAY AAD IYO AAD AYAAD UGU MAHADSAN TAHAY SIDA AAD MOWDUUCAN UGA HADASHAY WAXAANAN ALLAAH KA BARYAYAA INUU KAA ABAAL MARIYO WAANA SIDA AAD U SHEEGTAY OO WAA SAX IN LAGA DIGO RAGAAS WAANA JAAHIL AAN WAXBA GARANEYNIN NINKA TAAGEERA NINKA RASUULKA UU KA BAXSAN WAAYAY OO WAX KA SHEEGAYA RAGAASNA FIDNEY WADAAN WAANA IN LA ISKA QABTO NINKII DOONAYAN ARINKAA WAXAAN U HAYAA CAJALADO BADAN OO KA HADLAYA MOWDUUCAN UGANA HADLAYA SIDA UU USAAMA UGA HADLAYO USAAMA ALLAAH WANAAG HAKUUGU BADALO NINKII KU CAAYANA DAN HA U GALIN ASALAAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABUMIXJIN

Unrecorded Date
ALSMAU ALYKUM
USAMA WAXAN MARKHAANTU U AHAY INAAD MUWAXID AHLU SUNNAH WAL JAMAACA AAD TAHAY.
ILAAHAY HA KUU SIYAADIYO CILMI ,WALAAL BAAB IIMAANKU BADANAA DADKA MUSLIMAK AHI SI FIICAN UMA YAQAANIIN WAAYO MURJIA BAA DADKII BAADIYAYSAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Usaama 75

Dadka diinta iyo rasuulka wax u dhimaayo ma kuu sheegaa, waa adiga iyo dadka kula mid ah oo aan diinta wax ka fahamsaneen, oo culumada illahey diinta faafineyso ku ceebeybayo banaanada.

Hadii aad illahey ka cabsaneyso oo aad tahay nin raacsan sunadda nabiga, dabeecadaan ma yeelateen
in aad culumada caaysid iyo diinta illahey.

Hadaba toobad keen. Waligaa danbana wax aadan aqoon ha ka hadlin.

Adiga maxaa xujo ah oo aad heysaa, oo aad ku cadeyn kartaa in aad saxsan tahay.

nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum walaalayaal maantana waxaan kahadlayaa aayadii uu dasuuqi ku sheegay inaan loo baahneyn oo waqtigeeda loodaayo oo ah gabadha muslimada ah marqaatigeeda oo uu yiri dasuuqi waa isku marqaati raga iyo dumarka arikaana culimadu waxa ay ku ijmaacday in ninkii inkiraa xaraf qu.aanka kamid ah inuu gaal yahay markaa walaalayaal maxaad u maleyneysaan ninka inkiray aayad dhan arinkaana waxaan kasoo qaadaneynaa xadiifkii saxiixa ahaa ee ku sugnaa muslim oo ahaa in dumarku ay yihiin naaqisaatu caqli wa diin ee ay gabadhii asxaabiyada ahayd ay weydiisay nabiga c.s.w.oo uu ufasiray diinta oo uu ugu fasiray miyaanay gabadhu ka tagin soonka iyo salaada marka ay caadadu ku dhaco caqligana miyaaney marqaatigeedu ahayn laba gabdhood oo midi markey iloowdo ay tan kale soo xasuusiso markaa walaalayaal dasuuqi isaga oo ku qancinaya dumarkii hor dhoobnaa ayuu inkiray aayatu deyn oo waxaad ka eegankartaan aayatu deyn suuratu baqara waa aayada ugu dheer iyo xadiifkii kale ee ahaa dumarkow sadaqeysta waxaan arkey inaad naarta u badan tihiine ee uu yiri dasuuqi uma badnidiin naarta isagoo ku qancinaya dumarkii hor fadhiyay walaalayaal iinsha allaah waanu wadi doonaa wixii uu allaah naga garansiiyo mana doonayo inaan mowduucan intaan furay aan sidaa uga hadho ee waan dhameystiri doonaa haddii uu allaah ii saamaxo waxaan idin leeyahay haku dagmina waxaa hadhay dhowr mowduuc oo kale waxaan leeyahay ninkii qaylinayaa ha iska qayliyo mana wanaagsana inaan u jawaabo ninkasta oo iska naac yiri sababtoo ah sidaa laguma yaqaano dadka ehlu sunaha ah asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Unrecorded Date
Saxiib ma ogtahay in uu illahey cadaabayo dadka dhibo umadiisa.
war ninyahow sow maadan cadaabka illahey ka cabsaneynin.
Maxaad diin ka taqaanaa? culumadeena noo dhaaf adigaba kuwaaga kaama taabanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaad

Unrecorded Date
To:qabille, Waxaad meesha ku soo qortay waxaan ka suuroobin
qof diinta wax kayaqaan, marabo inaan sii faafiyo
waxaan u malaynaa in wali badankeen diinta
barasho ugu dhiman tahay , markaa walaal
aan isku dayno in markale aan diinteena barano,
walaal boqolaalqarni kutubta

soo jirayna waa XAQ ah
la,aantoodna ma jirteen ama kala soocnaanta gaal
iyo muslim, markaa intaan isku heeysa laheen
jameeco hebel iyo heerhebel waxa noo fiican
inaan ka fekerno cadawgeena dibadda, waa inaan
is ogaanaa inaa aa nahay umadda ugu yar aduunka,
waxaa laynagu qiyaasay qofkastaa wuu ogyahay
waa ilaa toddoba malyan,oo ah qoomiyadaha uguyar
afrika,ilaa maalintii ay gaaladu kala qaybsheen
soomaali wuxuu qof kasta ogyahay sida ay u
hagranayeen ugu dadaalayeen dibudhaca burburka
iyo baaba,a umaddaan sidaas uyar haddana isku
diin dhaqan iyo af ah.


Waa inaan is ogaanaa inaan jasiirad daganahay
oo qayb bad nagu wareegsan tahay inta kalena
cadowgeena diinta uu galbeed iyo koonfurba naga
xigo iyadoo ay gacansiinayaan shiyaadiintooda
ay isku bahaysteen xasuuqa iyo baabi,inta MUSLIM
oo dhan.


Haddaba waa inaan ogaanaa in MUSLIMIINTU leeyahii
n balaayiin cadow ku ah iyo ibliisyadood ee aan
inaga isu jeedin, aan cadowga nagu xeeran ka tasha
no haddii kale aan islayno inaga inta soo hartana
cadowga ha ku soo xoomo siduu RASUULKEENU
(s.c.w.)yiri >.


wa salaamu calaykum : JIHAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaad

Unrecorded Date
To:qabille, Waxaad meesha ku soo qortay waxaan ka suuroobin
qof diinta wax kayaqaan, marabo inaan sii faafiyo
waxaan u malaynaa in wali badankeen diinta
barasho ugu dhiman tahay , markaa walaal
aan isku dayno in markale aan diinteena barano,
walaal boqolaalqarni kutubta

soo jirayna waa XAQ ah
la,aantoodna ma jirteen ama kala soocnaanta gaal
iyo muslim, markaa intaan isku heeysa laheen
jameeco hebel iyo heerhebel waxa noo fiican
inaan ka fekerno cadawgeena dibadda, waa inaan
is ogaanaa inaa aa nahay umadda ugu yar aduunka,
waxaa laynagu qiyaasay qofkastaa wuu ogyahay
waa ilaa toddoba malyan,oo ah qoomiyadaha uguyar
afrika,ilaa maalintii ay gaaladu kala qaybsheen
soomaali wuxuu qof kasta ogyahay sida ay u
hagranayeen ugu dadaalayeen dibudhaca burburka
iyo baaba,a umaddaan sidaas uyar haddana isku
diin dhaqan iyo af ah.


Waa inaan is ogaanaa inaan jasiirad daganahay
oo qayb bad nagu wareegsan tahay inta kalena
cadowgeena diinta uu galbeed iyo koonfurba naga
xigo iyadoo ay gacansiinayaan shiyaadiintooda
ay isku bahaysteen xasuuqa iyo baabi,inta MUSLIM
oo dhan.


Haddaba waa inaan ogaanaa in MUSLIMIINTU leeyahii
n balaayiin cadow ku ah iyo ibliisyadood ee aan
inaga isu jeedin, aan cadowga nagu xeeran ka tasha
no haddii kale aan islayno inaga inta soo hartana
cadowga ha ku soo xoomo siduu RASUULKEENU
(s.c.w.)yiri >.


wa salaamu calaykum : JIHAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To:qabille, Waxaad meesha ku soo qortay waxaan ka suuroobin
qof diinta wax kayaqaan, marabo inaan sii faafiyo
waxaan u malaynaa in wali badankeen diinta
barasho ugu dhiman tahay , markaa walaal
aan isku dayno in markale aan diinteena barano,
walaal boqolaalqarni kutubta

soo jirayna waa XAQ ah
la,aantoodna ma jirteen ama kala soocnaanta gaal
iyo muslim, markaa intaan isku heeysa laheen
jameeco hebel iyo heerhebel waxa noo fiican
inaan ka fekerno cadawgeena dibadda, waa inaan
is ogaanaa inaa aa nahay umadda ugu yar aduunka,
waxaa laynagu qiyaasay qofkastaa wuu ogyahay
waa ilaa toddoba malyan,oo ah qoomiyadaha uguyar
afrika,ilaa maalintii ay gaaladu kala qaybsheen
soomaali wuxuu qof kasta ogyahay sida ay u
hagranayeen ugu dadaalayeen dibudhaca burburka
iyo baaba,a umaddaan sidaas uyar haddana isku
diin dhaqan iyo af ah.


Waa inaan is ogaanaa inaan jasiirad daganahay
oo qayb bad nagu wareegsan tahay inta kalena
cadowgeena diinta uu galbeed iyo koonfurba naga
xigo iyadoo ay gacansiinayaan shiyaadiintooda
ay isku bahaysteen xasuuqa iyo baabi,inta MUSLIM
oo dhan.


Haddaba waa inaan ogaanaa in MUSLIMIINTU leeyahii
n balaayiin cadow ku ah iyo ibliisyadood ee aan
inaga isu jeedin, aan cadowga nagu xeeran ka tasha
no haddii kale aan islayno inaga inta soo hartana
cadowga ha ku soo xoomo siduu RASUULKEENU
(s.c.w.)yiri >.


wa salaamu calaykum : JIHAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama75

Unrecorded Date
asalaamu caleykum walaalayaal maantana waxaan kahadli doonaa xadiithka uu qudubi inta uu aqriyay uu yiri maila yaqyaqsateen nin asxaabi ah ayaa rasuulka c.s.w. uyimi oo uga dacwoonaya inay gabadhiisu kadaahday guurkii xadiithku waa uu dheer yahay laakiin macna shaahidka ayaan soo qaadaneynaa waxa uu rasuulku yiri c.s.w. xaqusawji calaa sawjatihii anloowkaanad bihi qarxatun falaxasadhaa maa.adad xaqahuu oo ah haddii ninku boog kutaalo oo ay leefto naagtu magudan xaqiisa markaasuu yiri axmed qudubi maila yaqyaqsateen waxa uu ku sheegay xadiithkaa inuu been yahay oo nabiga c.s.w. lagu been abuurtay hadaba walaalayaal xadiithkan ma mid been ahbaa oo nabiga lagu been abuurtay mise waa saxiix waa saxiix xadiithkan oo waxaa saxiixiyay .ibnu xibaan kitaabkiisa saxiixa ah. ibnu abii shayba oo ah sheeqii buqaari iyo muslim.imaamu daaraqudni.al imaamu bayhaqi kitaabkiisa sunanu kubraa.xakiim aneysaabuuri saxiixbuu ku sheegay.iimaamu shawkaani kitaabkiisa inowdaar waxaa kaloo saxiixiyay almuxadith casri alalbaani alla ha u naxariistee qudubina waxa ay u maraysaa maila yaqyaqsateen waxaana xadiithka nabiga c.s.w. ka wariyay abii saciidil qudri waxaa jira xadiith kale oo saxiix ah oo la macna ah xadiithka aan soo tilmaanay oo uu nabigu c.s.w. uu leeyahay laayaslaxul libasharin anyasjuda libasharin walow saluxa anyasjuda basharun libasharin la.amartu marta antasjuda lisowjihaa min cidami xaqi caleyhaa waladii nafsii biyadihi low ana miqadamihi ilaa mafraqi rasihi qarxaa tanbajisu bilqayxi wasadiid thuma aqbalad talxasuhu maa.adad xaqahuu.oo ah haddii ninku ay tin iyo ciriba ay boog kaga taalo oo ay dhiig iyo malaxi kada,ayso oo ay markasta ka leefto xaqiisa ma aynan gudan waxaana wariiyay anas ibnu maalig waxaa ka wariyay axmed ibnu xanbal iimaamu anisaai waxaa saxiixiyay showkaani al albaani waa xadiithka sidaa ah walaalayaal oo uu leeyahay qudubi ma ila yaqyaqsateen oo uu hadana beeninayo markaa dadka muslimka ah iyo dalabatu cilmiga ayay arinkaa u taalaa in la qaato axmed qudubi hadalkiisa iyo inlaqaato ehlu cilmiga iyo muxadithiinta hadalkooda waxa aan leeyahay dadka taageersan xadaarii.xadaarii asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

skandineefiya

Unrecorded Date
War muliintoo ixtiraama Culimada islaamka oo dhan.
Maadaama ay wax weeyn inoo hayaan.
Teeda kale nimanka ku kacsan DUSUUQI magaraneey-saan?, waa niman rabaa in mujtamaca XABAD lala dhaco oo xoog lagu fahamsiiyo Islaanimada oo khilaafsan "WAMAA ARSALNAAKA ILLAA RAXMATAN LIL CAALAMIIN" nabiyoow si naxariis ku dheehan ayaan kugu soo dirnay caalamka. Ma garaneeysaan DUSUUQI?
Waa nin subixii u kalaha cusbitaalka oo dadka daaweeya galabkina dadka diinta baraa...........
Markaas baa nin ku nool Kanada, yurub iyo usa, oo
ka dhargay BATAATI ku leeyahay ha la iska jiro.
Su´aasha waxeey tahay yaan la iska jireen oo la raaca???? Walaalayaal hala ixtiraamo culimada oo dhan maxaa yeelay wanaag beey noo wadaan........... nabad galyo:::::::::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Unrecorded Date
Bismilaahi Raxmaani Raxiim;

Usaamoow ilaahay hakaa abaal mariyo difaaca aad diinta difaacyso.Hadalkaagana waxa laga yaabaa,in ilaa yawmul qiyaamaha laga Faa'iidaysto.Markaan maanta akhriyay xoogbaan uga faa'iidaystay, waanan ka digtoonaan doonaa ragaa aad nooga digtay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
Asalamu alaykum

br Usama waxaan kugula talinayaa waxaan ujeedaa in dad badan ku caynayaan oo kamid yahay c/laahi ninkaas oo aad u caytanmay, marka waxaa lagaaga baahan yahay sabur maadaama aad tahay nin suni ah waligaa hays dadicin xaqa bas daadfic waligiis rasuulku scw naftiisa uma aargoosan laakiin hadii xaqa lagu xad gudbo xaqa waa u hiilin jiray marka akhii rasuuka kudayo

waxba kaa dhimi mayso (mooryaanta) sida sheydaan dusuuqi iyo mulxid qudubi
wabilaahi tawfiiq
walaakaa
in islaam
London
Uk

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.