site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA BILAAWGA AH WADANKA MASE DIINTA

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): YAA BILAAWGA AH WADANKA MASE DIINTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN SOMALI

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin,waxaa iga su`aal ah:
SOMALIDDU biryahaan danbe waxay isku qaseen afkaaraha oo idil qaas ahaan cadhifad aan run aheen,oo kagu tirtiranaayo mar waliba wax yaalaha asaasiga ah sida:akhlaaqda ,wadanka,sharafta,diinta iyo fikradaha kala duwan ee dhinaca falasafdda . wadaengeynu hooyo waxaa ka dhacay dagaal sokeeyo,dadkii oo idil wey taabatay,guri kasta eeSOMALIA,hase yeeshee waxaa soo baxay qab qablayaal cusub oo rabaan in ay ku jiheeyaan ummadu arimo diineed oo aan SOMALIDU weligeed ku wada doodin oo ahaa arin muqadas ah ,hase yeeshee qab qablayaasha diinta is huwinaayo waxaan o sheegayaa dadka SOMALIA uma baahno:QUMEYNI SOMALIYEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fara-dheer

Unrecorded Date
WAR ileel dhib la arag, war maxaad sheegaysaa? Sheekadaadu maxay ku saabsan tahay maxayse ka hadlaysaa? Sheeg hadalka dulucdiisa. Qeex micnaha iyo danta guud ee aad ka leedahay. Tusaale u keen waxa aad rabo inaad sheegto si fiicana u faafaahi.

MAN, what's your point? Make it clear and support you opinion with examples. Next time chech your spelling and write a detailed message.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aslamu alaykum

waxaan u fahmay anigu inkastoo malaha qaarkiis danbi yahay,
inuu yahay boor isku qarinya oo mowqifkiisa cadaysan la
war nin yahow nin iska dhig
faah faahi hadalkaaga

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.