site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sualo

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Sualo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf

Unrecorded Date
Assallamu calykum. Sallaanka dib waxaa hada aan iniga codsan lahaa hadii aad wax igu dhaantaa; nin muslim ahi naag aan muslin ahay ma guursankaraa. Runtii dad aan waydiiyey waxay ii sheegeen inaa uun niku guursankaro naaga aan diin lahaysan. Hadana sheek somali ah suaalo laga waydiiyey arimo guurka ku saabsan. Wuxuu cajalad ku duubay innaanu maher ama nikaax qabandoonin naag aan xijaab wadan. Markaa waxaan is maydiiyey sidee baa la isku waafin arintan iyada ah. Wallaalayaal anigu waxaa iniga codsanayaa hadii aad garanaysaan buu arimaha guurka ka hadlaya inaad magaciisa iisoo sheegtaan Caribi yaanu noqon somali ama English; waad nad wada sallaamantihiin. Runtii wax la is dhaafsado diin baa ugu wanaagsen;therefor, I need your help.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf

Unrecorded Date
Asalaama Aleykum : Brother ama Sami Waxaan kaa codsanyaa in aad magac kale sameysato maadaama magaca "yusuf" uu yahay mid aan aniga u isticmaalo as username this forums.

your cooperation in this matter is highly appreciated.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

To: Yusuf (walaalka su'aasha soo qoray)

Walaal marka hore Ilaahey xaqa ha na fahansiiyo. Waxaan jeclaaa inaan kaaga digo su'aalaha aad waydiinayso dad aadan garanaynin cilmigooda meesha uu joogo. Waxaa ila haboon inaad face-ka-face ugu tagtid culumad aqoonta u leh (waa hadii ay dhab kaa tahay) meel walba waxaad ka helaysaa culumo soomaaliyeed oo diinta Ilaahey ku dhowray. Aniga shakhsiyan kama jawaabayo maxaa yeelay jawaabtu waxay rabtaa DALIIL ku sugan nusuusta iyo aragtida a'imada ama jamhuurta culumada waxa ay ka qabaan arrinkaan.

Iska ilaali inaad ku dhaqantid wixii lagu keenay "aniga waxay ila tahay" Fatwada cilmi la'aanta ahna waxay dhalisaa macaasi loo suubiyo jaahilnimo. Haduu xishood kugu jiro oo aadan cid waydiin karin. Website uu sheikh leeyahay ayaa jira ee kaas booqo search suubi in hada ka hor la waydiiyay sheekha su'aashaas hadii kale ading dhiibo su'aasha. Addressku waa http://www.islam-qa.com

Imaam maalik maalin ayaa la waydiiyay 40 su'aalood wuxuuna ka jawaabay dhow su'aalood (waxaan gaaraynin toban) kaliya asagoo ka baqaya finada ka iman karta su'aalahaas ee marka mufti ha matalina ee heerka cilmigiina ka hadla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu amaar

Unrecorded Date
to: walaalka suasha soo qoray
asalamu alaykum br
walaal waxaan arkay culimada aqoonta iyo waraca lagu og yahay oo kahadlaya arinkaan waxayna yiraahdeen
1-ilaahay wuxuu quraanka kuyiri guursada naagaha ahlu kitaabka ah ee aamisan in alee jiro.
hadaba suruudo ayaa jira aad naagtaas ku guursanaysid.
oo ay kamid yihiin
1-inaysan boyfreind hada kahor soo yeelan
2-inay damacsan tahay in diinta islaamka ah ee haqa ah qaadato
3-inaadan adigu wayday naag muslimada ah oo aad guursatid.
hadaba yaa akhii anigu magaranayo meel aad joogtid xaaladaaada ilaahay subhana watacalla ayaa garanaya.
maadaama adoo muslima oo nina ay hoostaada joogto

hadaba waxaa kasugnaaday asar (athar) in c/dulaahi ibni mascuud uu yiri ani magaranayo naag kamushriksan naag tiri ciise waa liaah ama waa wiilkii ilaahay dabadeena naag mushrikadi waa kaxaaraan according to ibni masuud,
waxaa uu asheekh al-baani mar lawaydiiyaya nin naag gaalo guursanaya wuxuu yiri hadalkaan (naigu kaa xaraamaynmayo wax ilaahay kuu xallayeelay laakinn u malayn mayo inaad maanta shuruudaheeda kabibi kartid).
hada yaa akhii ilaahay ku abuurtay hadaan kacabsano wuxuu inoo fudaynyaa hamga ina haysta wabilaahi tawfiiw.
aad baan uga xumahay inaan kuu sheegi karin book english ah oo arintas ka hadlaya.
hadaad heli kartid waxaad telefoon ku waydiisaa sheekh cumar faaruuq oo aan umalaynayo inuu yurubta iyo north america aad u yimaada.
aslamu alykum akhii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
i wonder why any one wanted to marry someone who is not a Muslim?run ahaantii waa arin la yaab leh inkastoonan aana diinta islaamka in badan ka aqoon hadana waxaan qalbi ahaaan iga soo goany inaan qaloobtaytada u sheego in uu jiro qof wanaagsan oo aana muslim ahany . if u want share live someone who is nice , nothing is nicer than being a Muslim Please look your self for someone who muslim .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.