site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

UN.NATO.WHO IYO WIXII LA CASHEEYA

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): UN.NATO.WHO IYO WIXII LA CASHEEYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABUDUJAANA

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatu intaa kadib walaalayaal iska ilaaliya cadawga islaamka oo ay kamid yihiin UN HUMAN RIGHTS NATO IYO KUWA LA CASHEEYA SABABTA AAN SAAN U ORANAYO WAAN´IDIIN SOO QORI DOONAA INSHAA ALLAAAH
WASSALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurta

Unrecorded Date
salaam..

Yaa Dujaana

Markeey wax kuu diyaar yihiin wax soo qor. Goorma ayaad soo qoreysaa? Dadka aad halka ku magacaawdey waxaa ku jira ama ku jiri kara dad islaama.Mida kale wax xun waay sameeyeen wax sana waay sameeyen, in kasta oo xumaantoodu saamaantoodu ka badan tahay. Waana wax siyaaso ku xirran. la soco!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABUDUJAANA

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum. intaa ka dib
UN xagey jirtey markii haf malyan reer kaashmiir
ah la dilayey. UN maxay wax uga qaban weydey jejniya UN maxaa ka galay afghanistan waxaan oran
karnaa dagaallda ay saliibiyyiintu wadaan in ay tahay mid ka daran tii hore waayo tii hore xoog bay ahayd tanina waa qazwul fikri ay wadataa haddii aan damco in aan si fiican wax faahfaahiyo
warkaa ila tagaya KHAYRUL KALAAMI MAA DALLA WA QALLA human righs maxay masar wax uga qaban la´yihiin Faransiisku se maxaa soo galiyey arimaha algeeriya muxuuse u toogtey masaakiinkii magaalada dhex socdey ka dibna u diideen maxkamad in la gaaro ayadoo loo aaneenayo in uu ahaa fantalmantal alla maxay dadku ookiyaalo madow isu gelinayaan.
kii gaal daba ordo oo ukhu duuca ogaado in baabkiisu culusyahay. waxaan kaloo oran karnaa
IBLIIS WAA AWOOWE
UN WAA AABO
NATO WAA HOOYO
HUMAN RIGHTS IYO WIXII GAALO LA QOSLAAHI WAA CARUURTOODI
WASSALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alle ubaahan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum dhamaan

KU:Abudujaana.
Baarakallaahu viik akhii villaah,waa sidaa aad sheegtaye gaaloo dhami waxay maanta sitaar kasoo dhiganaysaa UN isku sheegtaas ibliis ee aad moodidba inay umadii Islaamka sixiratay ee iyagoo uwada jeeda waxay tahay & waxay gudaba iska indho tiraya.
Bal UN & Usaama bin Laadin maxaa isoogadana hadyna ahayn xisbi ay gaalo oodhami ku midoobeen,waxay rabataa inay kusoo rogaan cuno qabatayn dhaqaale Afgaanistaan Usaama dartii.
xaguu joogaa xuquuqul iinsaanku maanta marka Ruush uu suu rabo ulaynayo jijiin.mise UN isku sheegtu qaanuunadeedu waxay qabtaan bas umada islaamka oo yuhuud maqabato.

KU:Gurta
walaaloow waxaan ku odhan lahaa qolyahaad uhadlaysaa waa xisbu shaydaane Alle utoobad keen ogoowna inayna cidna wax uqaban ilaa maslaxadi uugu jirto mooyaane.miyaad ujeedaa cid kahadlaysa maanta cidhibtirka ka jira jijiin,laakiin hadii maanta hal yuhuudi ama hal maraykan ladililahaa waxkale iskadaaye waxaa kahadlilahaa kuwa xukuma wadamadeena.Ma iswaydiisay haduuna xibi shaydaan ahayn bal wali miyey soomartay nolosha UNta hogaamiye Muslima waligeed,arintu aadbay ucadahaye xaqiiqda dib uugu noqo.

waa walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.