site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Salaamatu sadri sabiilu salafi saalix

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Salaamatu sadri sabiilu salafi saalix
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir35

Unrecorded Date
asalaamu caleykum walaalayaal waxaan jecelahay inaan ka hadlo mowduucan oo ah laab fiyoobidu waa jidkii salafkii suubanaa dadkii wan wanaagsanaa iinsha allaah waa uu fara badan yahay qeyba maalin ayaan soo diyaarin doonaa haddii uu wakhtigu iisaamaxo asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir35

Unrecorded Date
asalaamu caleykum salaan kadib walaalayaal waxaa arinkan igu kalifay waa dhowr arimood mida hore aniga oo arkay inaan laabahayagu isu fiyoobeen mida kale maha mowduucan midgaar ku ah dad qaas ah ama jamaaco ee waa ku kusocda dhamaan walaalaha igula jira saaxadan iyada ah salaamatu sadri sabiilu asalafi alsaalix salaama waxaa layiraahdaa wax aan bukin oo aan cudur qabin sadrigana laabtaa laga wadaa sabiilkuna waa wado asalafu saalixna waa dadkii hore ee wan wanaagsanaa ehlusuna wajamaaca .salafu saalix.adaa,ifatu mansuura firqatu naajiyah dhamaan waa isku mid oo halmagac ayaa wada koobaya markaa walaalayaal iinsha allaahu tacaalaa waraaqaha dane ayaanu sii wadi doonaa mowduucana waa mid caam ah sidaan muqadimada ku soo sheegay oo qofkasta oo cilmi u leh waa kahadli karaa wabilaahi towfiiq asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu 'Aleykum,

Keep coming bashiir35, Waa mowduuc qiime leh, durbaan nin tuntay cilaaq dalbay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR35

Unrecorded Date
ASALAAMU CALEYKUM SALAAN KADIB WAXA UU ALLAAH S.W.T LEEYAHAY OO UU JANADA GALITAANKEEDA KU XIDHAY QALBI SALIIM AH CIDII ULA TIMAADA INAY JANADA GALEYSO{ILAA MAN ATALAAHA BIQALBIN SALIIM} WAXA UU LEEYAHAY RASUULKU C.S.W.[WALADII NAFSIHI BIYADIHI LAMTUMINUU WALAN TUMINUU XATAA TAXAABUU AWALAA ADULUKUM CALAA SHAY.IN IDAA FACALTUM TAXAABABTUM UFSHUU SALAAMA BAYNIKUM} ALIHII NAFSADAYDU GACANTIISA KU JIRTAAN KU DHAARTEE MA RUMAYNAYSAAN ILAA AAD ISJECLAATAAN WAR MAIDIN TUSIYAA WAXAAD ISKU JECLAANEYSAAN SALAANTA ISKU FAAFIYA OO SALAANTA ISKU BADIYA MARKAA WALAALAYAAL ASLAAMU CALEYKUM OO QALBADA WAX LA.ISUGU HAYO WAXBA MATARAYSO WALAALAYAAL QULUUBTAYADA FASAHAADSAN DARAADEED AYAA ARINKAN IGU KALIFAY MARKAA WALAALAYAAL WAXA LOOBAAHAN YAHAY INAANU TALAABA QAADKU INAGA XUMAAN OO AANU BAL DIB ISUGU NOQONO WABILAAHI TOWFIIQ ASALAAMU CALEYKUM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.