site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ADUNYAA MALCUUNA MALCUUNA MAA FIIHAA ILAA CAALIM U WAMAA WAALAA"""

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): ADUNYAA MALCUUNA MALCUUNA MAA FIIHAA ILAA CAALIM U WAMAA WAALAA"""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQO

Unrecorded Date
SALAAMU CALAYKUM IKH WAANIL MUSLIMIIN:
mawduucan oo micnahiisu yahay,
Alle ayaa waxuu oranayaa aduunyadan oo dhan waan nacladay ilaa" intaan ka ahayn, macalin dadka diintayda barayo iyo marakaa ardaygii la baraayay

BISMILAAH wamaa min tawfiiqii ilaa bilaah calayhi tawakaltu wa ilayhi uniib,

hadaba walaalayaal ma ogtihiin oo mala socotaan waxa ay maalin walba oo cub ku qawsho(tiraa) waxay tiraa ibnu aadamoow anigu waxaan ahay maalin cusub camalkiinana shaahid baan ku ahay yacni waxaad samaynaysaan marqaati baan ka ahay !
ee fiiri waxaad camal falayso.

nabiga (csw) waxuu yiri adiga iyo qowm kuwiisa sare ayaan idiin kaladigi aduun yadooda ma ogiye aan wax kalle ka sheekaynayn
waa kuwee ayaa lagu yiri nabiga waxuu yiri rasuulka maal qabeenada iyo aduunyada asxaabteeda kuwaasoo raadiya ku mash quulsan siday u'jamcin lahaayeen aduunyadan kuwaasoo sida hooyadu ilmaheeda u'eegta u'eegaya aduuyo'un oon xaqa ba aan soo eegayn" nabigu waxuu yiri kuwaa waa kuwa qasaaray ee hala fadhiisaninan hana la saaxiibina.

dadka kan ugu xun ilaahay agtiisa ayuu yiri nabiga (scw) waxaa weeye ruux uu cimrigiisu dheeraado camal kiisana xumaado wal ciyaadu bilaahiye.
waxuu yiri nabigu daka kan ugu wanaagsan alle agtiisana waxaa weeye kan dadka anfaca(waxtara) adoomada alle haday wax siin tahay iyo hadii ay dabci wanaagsan oolagula dhaqmo tahay.

dadka kan alle ugu carabadan yahay WAL CIYAADU BILAAHIYE waxaa weeye buu yiri rasuulka ruuxa kaligii cune ha ah haduu daabad fuulo(gaari diyaarad)ayi xaal fuulona aan ixtiraamin dadka daabada la saaran, adoonkiisana garaaca,
kan maal qabeenka ahna karaameeya waji fiican tusiya, ruuxa faqiirka ahna ihaaneeya (yaraysta) ceebeeya u waji xumeeya malaynayana inuu wax waydii san doono.

kaana waxaa kasii shar badan buu yiri nabiga(csw)
nin xaaraan ku nool cunana isla markaa ku dhinta isagoo xaaladaa ku sugan.

kaana waxaa kasii shar badan buu yiri nabigu nin cimrigiisu uu dheeraaday ficilkiisana xumaado dhintana isagoon toobad keenin doonayana in alle u'danbi dhaafo"
mathalan inataynu xaarka qasano ayaynu niraa anagoo wali ku sugan marxaladaa ayada ah markii ilaahay yiraa ayaan ka toobad keeni oo maxaa hada kaa hor taagan ooda oga toobad keeni la'dahay?

saas ma'aha maskiinyahoow alle aqli buu ina siiyay diintiina raadinba maynee aan ugu toobad keeni lahayn wuuba inaga dhaliyay ee intay goori goortahay alle waa danbi dhaafe naxariis madane aynu toobad keeno waxuu alle kor ahaaye yiri hadaad dhulka iyo crka mugii oo danbi ah leedahay danbi dhaaf saxiixana la'timaado waan kuu danbi dhaafi markaasaan waliba xasanaad(khayr) kuu qori.

way socotaaye kaana waxaa ka shar badan mid saaxiibtinimo u'muujinaya walaalkii markuu ka dhaqaaqana sirtiisa iyo xumaantiisa fidiya.

kaana waxa ka shar badan ninka markuu shabaabka yahay hilmaansan xaqa alle ku leeyahay yacni kusii jeeda aduunyo iyo macaansigeeda,
markuu waa yeeloobana wahsi uga taga waxii alle ku faral yeelay oo cibaado ah wal ciyaadu bilaahiye


hadaba ikhwaanii waxaynu alle ka baryaynaa inuu naga bad baadiyo dhamaantaya dhibaa tooyinkaas halista ah nagana dhigo kuwuu alle yiri ahaada kuwa u'kaltama khayrka
aamiin

wasalaamu calaykum
deeqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Asalaamu Calaykum,

Glad to see around, deeqo
JazaakaLaah !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Umu salama

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Baarakalaahu viik yaa ukhtaa wa saadakallaahu cilman naaficaa.
walaalo waa gabadh walaashaaya oo Alle dartii kuu jecel oo la yidhaahdo Umu salama,markaa barasho wanaagsan, halkaana nooga sii faa´iidee cilmiga Alle (swt) kusiiyey, Rabbina waxaan ka baryayaa inuu inagu kulmiyo firdawsa, khaatimadana inuu inooga dhigo khaatamu khayr.

Umu salama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muusal ashcari

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

Ilaah hakaa abaal mariyo kalimaadka kheyrka badan ee aad noosoo jeedisay anagana allaha naga dhigo kuwii wax kuqaata Aamiin.

waa walaal muslim ah oo ladhacay sida wanaagsan ee aad dadka wax ugu faa'iidaynaysid.

Asalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zakariya

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Walaal waxaan kula dhaafi waayay duco waxaana jeclaystay sida aad inoo waanisay iyo xusuusintaada sharafta leh. Walaal ilaahey ha kaa abaal mariyo hana kugu sharfo diinta. Waxaan ilaahey ka baryayaa inuu naga dhigo labada kor lagu sheegay midkood, arday diinta barta ama macalin dadka wax bara. RABI ZIDNII CILMAA
WALAAHUL MUWAFIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANSAARI

Unrecorded Date
Asalamu Caleykum!

Jazakallaah Deeqa.

Aamiin Yaa Rabbi Aamiin! Zakariye ayaa iyiri waxii aan dhihilahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUQMAAN

Unrecorded Date
ASSALAAMA CALAYKUM WARAXMATTULLAAH AAD IYO AAD BAAN UGU FARXAY ABAAYO WAANADAADII WAXBAANA KA BARTAY. ILLAAHAY KHAYR HAKU SIIYO INAGANA KUWO DIINTA KUDHAQMA HA INAGA DHIGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umhaanim

Unrecorded Date
Bismillah Wasalatu Wasalamu'Alaa Manitaba'alHudaa

Alhamdulillahi laddi hadanaa lihadaa wamankuna linahtadiya lawlaa anhadanallah

Assalamu alykum warahmatulahi wabarakatuh ya ikhwanifilislam

Habibtifillah, jazaka'allahu khairan, walaalo. May allah (swt) reward u for ur efforts of spreading His Deen. U made me weep and I feel such love towards u for Allah's sake. Anna uhubuka fillah ya habibitifillah. May Allah (swt) increase ur knowledge, and I remid us to Fear Allah (swt)in what he has ordered us to do and in what he forbidden us from. And Allah teaches us his laws, which contain our best interests.

Remember always this hadith which is narrated by Anas (radiyallahu'anhu)from the prophet (sallahu alyhi wasalam) who said: Three types of people will find the sweetness of eemaan:
1) The one to whom Allah and His Messenger (peace be upon him) are more beloved than anything else;
2) The one who loves another person purely for the sake of Allaah and
3) The one who hates to return to disbelief, after Allaah has guided him from it, just as he would hate to be thrown into the fire.....

I ask allah to make Us among those who strive hard in His cause, and then guides them to his path.

Any thing good that i might have uttered is from Allaah (swt) and anything bad that i said is from Me and shaytan......

ONce again Jazaka'allahu khairan
and May we meet in jannatul firdous

Fee amanillah
wasalamu alykum warahamtulahi wabarakatuh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayman_abdullah

Unrecorded Date
Baarakallaahu fiik yaa ukhtii fil-laah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalaam calaykum.
khayr allaah ha idin siiyee, maad kugaabsataan afkiina.
waan layaabaa wadaada english-ku madax maray!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Deeqo,
waxaan odhan lahaa oo aan jecelahay inuu xaddiisku yahay( ADDUNYAA MALCUUNATUN MALCUUNUN MAA FIIHAA ILLAA BITHIKRI LLAAHI WAMAA WAALAAHU WA CAALIMAN WA MUTACALLIMAN)
Alcilmu cindaLlaahi.
Ilaa xilli dambe, salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Deeqo,
waxaan odhan lahaa oo aan jecelahay inuu xaddiisku yahay( ADDUNYAA MALCUUNATUN MALCUUNUN MAA FIIHAA ILLAA BITHIKRI LLAAHI WAMAA WAALAAHU WA CAALIMAN WA MUTACALLIMAN)
Alcilmu cindaLlaahi.
Ilaa xilli dambe, salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQO

Unrecorded Date
TO: INTELLIGENT

SALAAMU CALAYKUM


walaal waybadan yihiin axaa diista noocan oo kalle ah ballse xadiiskan ayaa mar walba culimadu soo qaadataa una badiyaan inuu saxiix yahay xadiiskan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.