site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Daalibaanka soomaaliya

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Daalibaanka soomaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
waxaan is dhihi lahaa aad bal ha looga sheekaysto arintan waxaad mooddaa in ay tahay arin la malaysan karo in ay daalibaan joogaan soomaaliya yaa wax ka og

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Maxaa laga sheekeystaa????

Micnahaaga & meeshaad wax u wadid anigu ma fahmin. Dhaalibaanku ma kuwii Afgaanka mise waa kuwa kale?

Wax laga sheekeeyo meesha ma adan soo dhigin!. Walaal ulajeedadaada yara jilci.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiin

Unrecorded Date
Bismillahi rahmani rahiim
Daalibaanka somaliya waxaa loo fahmi karaa kuwa aan rayigooda mooyee rayi kale ogoleyn. Fikradooduna ay tahay ta saxda ah isu qaba. Culimada kalen aan waxba ka dhageysaneyn banneysana amaba banneystey iney dhiigga soomaliyeed ee daahirka ah iney qubaan sidey horeba ugu qubeen.Daalibaan waad ogsoontihiin inaan dhag la qabto aaney laheyn fitnana ay Afganistan ka wadaan. Innagana Ilaahey ayaa inaga qabtaye dhacdooyin badan oo kuwa daalibaan la mida aya ka dhacey somaliya oo lagu xalaaleystey dhiigaa daahirka ee muslinka ah ee somaaliyeed waxaanan ku nasteexaynaaya inaaney wixii hore u dhacey dib aaney u soo noqon oo fikirkaas dayiqa ah ee sucuudiga inooga imanaya doonaya inuu masaxo
mad-habkii waddankeenna laga dhaqmi jirey ee shaaficiga ahaa uu ku baabiiyo mid dabadda inooga yimi oo dadka qariib ku ah oo ay adagtahey dadku iney fahmaan la iska ilaaliyo. Fikirkaas oo banneysanaya culimada islaamka ee sharafta leh dhiigooda. Waxaanan ku soo gabagabaynayaa yaan ummadda Soomaliyeed diinta la idunku afduubin
Wasalaamucaleykum warahma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
digiin.
daalibaanka soo maaliya waxay rajaynayaan in ay sida daalibaanka afgaanistaan kusoo rogaan soomaaliya islamic low kanaxow nafta waa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDINASIR TIMAFARAS

Unrecorded Date
DHALIBAAN WAA DAD 100%MUSLIN
XUMAANTANA UDIIDAY DALKOODA ,WAA
KUWA YIRI USAMA BIN LADAN WAA WALALKEEN OO MUSLIM AH CADOWNA
GACANTA U GALIN MAYNO,WAANA KUWA SIIYAY NABAD GALYO BUUXDA MUJAAHIDKA QARNIGAN MARKUU MEEL
KALE OO ADUUNKA AH KA WAYAY.
WAA KUWA MARKAY KAABUUL SOO
GALEEN KHAMRIGII MAGALADA YAALAY
BUR BURIYAY AYADOO AY MAGAALADAAS
HEYSTEEN NIMAN AAN FILAY INAY CULUMO YIHIIN.
QOFKA DHAALIBAANKA NACEB WAA QOF NECEB ISLAAMKA ,SABABTOO AH GAALADA
AYAA NECEB DHALIBAANKA ALLANA WAXAAN KA BARYAYAA DHAALIBAANKA INUU UHIILIYO.
SOOMALIYANA KA SOO SAARO KUWO AYAGA OO KALE AH SI AY XAQA U SUGAAN.
WABILAAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
waxaan aad iyo aad ula yaabanahay dadka maanta ku baaqayo in'uu Soomaailya dagaal sokeeyaa oo magac diin wataa ka bilaabmo Soomaaliya waana qasaare ilaahey ha inaga hayee SOOMAALIYA MAANTA YAA JIHAADAYA YAA SE LAGU JIHAADAYAA MA WAXAA LOO MARMARSIYOONAYAA INTA SOOMAALI KA HADHEY IN HADANA MAGAC DIIN LAGU BAABIIYO TAAS ILAAHEY WAA DIIDEY EE YAAN AMARKA ILAAHEY LA QILAAFIN
daalibaan looga baahna soomaaliya islaamkana ilaahay kuwa aan daalibaan ahey ayuu ku dhowrayaa waana shacabka miskiinkaa ee soomaaliyeed ee ay jabhaduhu dhameeyeen maanta la rabo in dhiigooda lagu xalaaleysto magac muslin WAR WAX ISKU FALA QAMRI LA JOOJIYO ISLAAMKU MAANTA UMA BAAHNEE WUXUU U BAAHANYAHAY DHIIG LA JOOJIYO OO XAQDARO KU DAADANAYA MIYAADAN OGEYN IN ILAAHEY AGTIISA AY UGU QAALISANTAHAY NAFTA BENI AADAMKU "WAX LOO MARMARSIYOODO KA WEYN DHIIGA SOOMAALIYEED EE ILAAHEY HALGA CABSADO DADKANA DIINTA HAKU DIRINA
Ilaahey waxaan ka baryayaa inuu xaalkeena sidan si ka qeyr badan ka yeelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Unrecorded Date
waxan layaabanahay dadka marka laga hadlo diin la soo boodaya dagaal iyo dhiig ladaadiyo,waayaabe miyeysan ogayn in diinta laga hadli karo ama laga doodikaro ayadoon dhiig daadan.waxay aniga ilatahay in xaalada soomaalia aysan maanta ubaahnayn dad diig wax kuxaliya ama yiraahda dhaqan baanu raacaynaa hadii kale diigbaa daadan, qofkii sidaas qabaana ha ogaado inuu yahay guri dumis,soomaaliya xalkeeda dhabtaahi waxaa weeye diin iyo dhaqan islaam oo sax ah.qof kasta oo maskaxdiisa kashaqaysiiyaana iyaduu arkin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
waxaa la'is weydiinayaa illaa hadda ma waxaa jirta cid ku faraxsan dhiiga maanta micna la'aanta ku daadanaya meelkastaba haka daatee jawaabtu waa maya kii haa ku jawaabana waa irhaabi
oo diintu barii' ayay katahay dadka sidaas u fikiraya.
Waxaa haboon in la'iska ilaawo tacasubka xarakigaa waa in la ogaadaa maanta iyo markalaba daalibaan loogama baahna Soomaaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Concerned one!

Unrecorded Date
This article was coppied from the Somali Student Association in Sweden's Web page/ Discussion:
Author: Tarey V (perhaps it might interest you, for more info go and see the web site).

I like to share this little drama story with you. It is 99% based on true account.

It seems yesterday when my family fled their homes in fear of the retaliation they may have received from the forces of the Haber Gidir led USC and ••••••. The basis of this fear of certain retribution stems from the fact that my family shared lineage with the head of the brutal regime that led the country, Mr. Maxamed Siyad Bare. The fact that my brother's mother was Haber Gidir and my roots emanate from, among others, •••••• didn't seem to matter and certain death was upon them (or so they believed). So the mass exits started. And soon after that, the phone was ringing for monetary support for the Mareexaan Forces and their coalition (at the time the majority of Dared). The selling pitch was the money would be used to defend my Mom and my Sisters from the "evil" forces of USC. Logic was telling me that my money will be used to fund the missions of the this newly found united Darood to take back the land they lost to their long time rival ••••••. It didn't matter though; the emotionally charged appeal of my clan elderly hijacked my rational and there I was giving up the little "Welfare dollars" for the defence of my "Mom and sisters". (Did I mention that one of those mission of Darood was to put Mr. Barre and his Gang back to their air conditioned offices, I thought I did). This was the beginning of the worst killing spree our nation ever experienced and the major victims were, at least in the South -West, mostly the defenceless poor women and children of Raxanwayn. I do remember the CNN images of the death city Baydhabo; but I was blinded by my devotion of keeping Mom and sisters save at all cost. So my financial support to the fighting never ceased despite my increasing realisation that while my Mom was relatively safe, 1000s of moms were getting slaughtered at the same time. I didn't seem to care just like a lot of Somalia's didn't seem to care during the destruction of Hargeysa and Burco or during the genocide of Mudug, Galguduud and Hiiraan. I didn't seem to care the fact that the players of the current killing fields were the same participants of the above noted atrocities. All I knew was that this time the cause was much more personal (protecting MOM and SISTERS), unlike the previous times when the cause was protecting the nation, or so we're led to believe. After several years of protecting mom and countless loses of human lives, I thought the end was near. No! To my surprise and shock we managed to make new enemies. This time it is Majeerteen and the request for more money to fight off this new enemy was made. I asked the messenger why our old allied is after my MOM this time. Unfortunately, no REASONABLE answer was given. More and more phone calls and reports of new enemies followed endlessly. These enemies ranged from homegrown cousins that converted to a new religion called Itixaad to Reer Xasan, a Mareexaan Sub-clan. Also, we seem to make new friends out of the old enemies each time a new enemy comes after my MOM. •••••• seem to be helping us kick Majeerteen's ass, or our ass to be kicked by them, at the Kismaayo port. Tikree led Abasinian Forces and Eriteria seem to show more interest in protecting or attacking my Mom and sisters. All of these endless confrontations have become too much for my emotions to cover up for their true aims. I began to think and I have started to formulate a thought which evaluated if the protection of my so-called "Mom" was good enough reason to supply the fuel which is destroying myself and nation. I am thinking…..

So how does your story go, I know you got one!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mujaahid

Unrecorded Date
By Mujaahid

To Gaalada iyo Gaala raacyada

Nabadgelyo ha ahaato cidda hanuunka raacda,waxaan idinshegayaa in maanta musliminti hurdadi ka soo
baraarugeen daliilna ay u tahay kacdoonada ka socda waddankii la burburiyey qarnigaan horraantisa ee la oranjirey Khilaafalislamiya indonisa illaa maroko kasakhistan illaa konfurafrica waxlagu farxona waxa ah in somalia
ay ka midnoqotey Gobolka islaamiga ah ee uu islaamku ka soo baxay dadkuna ay maalinwalba macaankiisa ay dhadhaminayaan oo waxwalba oo layskudayey si looga horistago islamka lagu fashilmay uguna weynaa dagalkii saliibiga ahaa
ee 93/97 natiijadiisiina la wada ogyahay siduu
ku dhamaadey iyo jabkii galada ka soo gaarey
hadaba gaalo iyo gaaloraacyaal somalia nasiib waxay u yeelatey in ay noqoto xaruntii islaamka
iyo jihaadka ee la dhinta caradiina.

waxaadna ogaataan ragga jihaadka ku jira in ay yihiin insha ALLAAH dad sida khamriga iyo sinada aad u jeceshihiin u jecel in ay alle dartii ugu dhintaan maha dad qowmiyad.qabiil,iyo wadaniyad isagu imi ee kelimada ALLAAH subxaanu watacaalaa ayay isagu yimaadeen. Adinkana kiinna dhinta Naar
buu ku waari,kiinna noolna ARgagax buu ku cirriqayaa ee ka naxow nafta waa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan yare

Unrecorded Date
waad salaaman tihiin somaliyay meelkasta oo aad joogtan waxaad mooda in haddii aan nahay somali in la jilcay oo qabiilki laga
gudbi rabo laakiin waxaan idin sheegaya
ilaahay lama siri karo oo qaluubttada ayuu daalaca hadaba afka kaliya qabiil lagama naco ee waa in ay ka soo go,aa niyadiina
haddii aad halkaan ku soo qortaan ilaahayow
wadankeni daacadna idinka ahayn dhibaato ayaa inoo kordheysa and dhibaato badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslimsomali

Unrecorded Date
Well said mujahid,
the daliban is interior power come from afghnistan people themself when they become tired of the warlords, so it belong to the people that is why the succeed to take over afghnaistan in a short time while the other warlords with their foreign support couldn't in many years .
Taliban were the studens of islamic knowledge and when they conquerd a city they stored the law and order by implementing islmaic sharia so they clean up up the city from the evil things and bring the virtue to the society that way people of afghanistan supported them.
I'm speaking my personal experience i had been in afghnaistan under the rule of taliban me and somali fellow brother who is now in the jihad in somali galbeed and still remember how the respect the muslim brotherhood and treat the kufars as enemy of allah.
So somali brothers don't be brain washed by zionist media like cnn.
what we need in somali are somali taliban to do the same in our country and get rid off all warlords.
Awood dadka soomlida ah ka timaada ee ka daalay dagaalada tuugta qabqablayaahsa dagaalka sogeeye.
Intaas ayaan maanta waqti u helay.
alaahuma ma unsur aldaliban wal mujahidiina fii kuli makaan wa khud caduwiihim alqariibiin qabla albiciidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mujaahid

Unrecorded Date
By Mujahid

To muslimsomali

WAsalaamu calykum warraxmatullaahi wabarakaatuhu,
walaal ilaahay kheyr hakaaga abaal mariyo sida wanaagsan ee aad noogu sharraxdey xaqiiqda afganistan,inkastoo markii hore aan kaa didey
waayo afgaal baad isticmaashey waxa fiican mar haddii halkan aynu jogno in aynu luuqaddeena ku
sheekaysanno si ayan gaalkasta ugu fududaan in uu
fahmo mawduuceena iyo inagoo karaamaynayna Luuqaddeenna.

Midda kale waxaan jeclaanlahaa maadaama aad khibrad u leedahay wadankaas bal inaad faahfaahin
naga siisid sidii ay walaalaheen wax u bilaabeen
iyo ragga xarakada wada sida manhajkoodu yahay
waxana jeclaanlahaa in aad taxane nooga samaysid
intii aad ka awoodid haddii ALLAAH subxaanu watacaala uu yiraado.

Wasalaamucalaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliGuy

Unrecorded Date
waxaan odhan lahaa oo keliya"war nin tiisa daryeela ayaa tu kalana ku dara" oo aan ula jeedo dadkan jibaysan ee ka fekeraya aduunyo kumaankun kiiloomiitir inoo jirta, kuwa ku doodaya inay jano gelayaan hadii ay chechniya dagaalkeeda ku dhintaan balse aan karin oon ka tegi karin caydha ay guranayaan amase aan ku dhicin, miyeeydaan ogayn in wadankeenu dhulka uu yaalo oo isagu uu u baahan yahay fiiro gaar ah, teeda kale ninka doonaya inuu ka shahiido chechniyaa, miyaadan halgankaga ka samyn karin ciidaada hooyo, oo halganku waa badan yahay ee sow kama horayso inaad horta ciidaada tagto oo gaalka isaga tagto oo markaasna ad biloowdo halgan wacyi gelin , cawimaad, waxbarid, amase hadii loo baahdo in lala dagaalamo kuwa dablayda ah ee acruurta iyo maantada gumaadaya, miyaan ilaahay waajib kaa saarin inaad difaacdo qoyskaaga , hantidaada, sharaftaada iyo isyeeysan habonayn inaad ficil qaadid inta aad ka fekertid dadka gaajeeysan ee muslinka ee soomaaliyeed inta aad ka fekeraysid kuwa kale, miyadan ogayn in aad tahay soomaali, muslinkuna maanta uu leeyhay xad, luuqad, dano gaar ah , iyo midab, mise waxaad doonaysa in aad ku hadaaqdo riyada ah muslinku waa hal dawlad, taasi haday run tahay waddamada muslinka ah ayaa laguu ogolaan lahaa iyada oon lagu aflagadeyn oon xaqaaga la duudsiyin
sidas darteed waxaan walaalaha muslimiinta ee soomaaliyeed xasuusinayaa in ay qarkood ka waantoobaan riyadan waalan ee ay ku jiraan, oo ay dadkooda iyo dalkooda ka fekeraan marka hore, markaas kadib ayaanu muslin wax la qabsan karnaa am wax u qabn karnaa
waxaan kaloon kula talin lahaa qaar badan oo iyagu shaqo ka dhigtay in masaajidka iyo aqalka uun fadhiyaan, oo dadkan halkaasi ka maagaan oo yidhaahdaan kaasi waa gaal muxuu saas u yeelay, sidii iyagu ay patent ku qateen dad sixida ,halka ay iyagu ku jiraan fi8ciladaas, inay fadhiga ka kacaan oo waxbarasho oyo shaqo u dareeraan
mi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mujaahid

Unrecorded Date
BY Mujaahid

To somaliguy

walaal waan ku salaamay,walaal waan fahmey fikradaada waana kugu khilaafsanahay mana aad fahmin waxa caalamka maanta layku hayo,laysuna laynayo waxana filayaa in aad tahay nin waxgarada jogana meel qofku hadday wax iskaga qaldamaan uu baaritaan sameynkaro xaqiiqdana soo heli karo inkastoo arinku iska cadyahay illaa nin xaqiiqda iska indho tiraya mooyee.

Arrinka ah in dhul kummaamkun km jira loo jihadtago muslimiintana loo hiiliyo waa mid waajiba oo ilaahayna muslimiinta faray hadaad wax akhridona ama aad garanaysid micnohooda akhri suuradaha quraanka ee ka hadlaya arinkan sida:aala-cimran,Towbat,anfaal...... hadadan fasirkooda aqoonna maanta ilahay tiknolaji buu ina siiyey raadso cajladaha luuqadada kugu fasiraya (waa hadaad tahay nin wax iskaga qaldanyiin)marka halkaa waxad ka helaysaa dadkani inayan iska jidbeysneyne ay xaqiiq ku socdaan. waaqicuna markhaati buu uyahay waxad arkeysaa boqolaal askari oo gaalo ah oo hubkii u dammeeyey sita oo dhowr mujaahid cayrsanayaan oo istagi la' mana aha sheeko aan kugu madadaalinayee tag meelaha dukumenteriga lugu kaydiyo sida chechniya,bosnia afganistan iyo soomaaliyaba.

Midda kale walaal sowtan gaaladuba wada jir inoola dagaalamaysa oo maqshir iyo maqrib isaga hiilinaysa mise waad ka hurudaa waxa caalamka ka dhacaya mise waxa lagaa dhaadhacsiiyey waa falbaniiaadamnimo! somguy ka kac hurdada saxib aduunku waa Gaal oo dhan iyo muslimka xaqqa ah
aan kuu soo dhoweeyee tusaalaha waxa dhacdey in 1994 ay walaalaheenna somaligalbeed markii ay cadowgoodii saliibiga ahaa ka adkaadeen(waa tigreegee)in gaalo meelay joogtoba isu yeeratey
mareykanna hormuud u ahaa in 45 beri weerar cir iyo dhul ahaa lagu wadey walaalaheena mujaahidinta
(insha allaah)gaalmadow iyo mid cadna la kala harin natiijadiina ay noqotey nasri ilaahay mujaahidiintii siiyey taliskoodiina gacanta lagu dhigey illaaha mahaddii. waxasoo dhan aan kuu sheagayo maha ku kutiri ku teen ee cajladihii LIve-ka ahaa ee laga duubey baa laguu haya saxib

HAddaan u soo laabto tan waddankeenna ah walaal in aad la socoto waxa ka dhacaya ama xaqiiqda dhabta ah ee somaliya u malaynmayo illaa in aad tv-yada reer galbeedka ay sawir foolxunka siiyanmoye somaliya insha allaah kheyr bey ku sugantahay meelaha ugu badanna mujaahidiintaa ka shaqeeya haddey amni noqonlahayd ama waxbarasho dad la baro
inaad maqashey iyoinkale moogi xamar iyo hareeraheda maxkamado islamiya baa ka kacay oo kheyrka ay wadaan iyo wanaagga Gaalo iyo muslimba
ka wada markaati kaceen maal iyo nafba waxay hayeenna u hureen. marka hadaad tahay mid wadanka aad shegayso wax u taraya ragbaa ku howlanee wax laqabo gaalo iyo muslim wixii meesha jogeyna ku kalsoonyihiin.

Arinka aad tiri caydha galada aan ka tegi karin walaal haddaad kuwaa ka mid tahay alla ha kaa koriyo waa khidad hadda ka hor laguu diyaariyey
in wadankagii inta dab lagaa soo geliyey qaxooti lagugu qabilo halka dhulki ka manfica badna ayaga tuubadu ugu jirto xaqna aad ulahayd in aad nasiibkaga ka hesho,laakin nasib darro maba ogid in xaq kaa maqanyay!! saxib waxba yaan ku fogaanine haddaad dhulka aad sheagayso wax u qabanayso ragbaa lagu ogyahaye la xiriir ama meeshada ka soo dhalaal oo wax laqabo walalaha aad
la joogitd jaanisyo badan baa kuu furane, ammaanna sii dadka ilaahay siiyey iimaan ay walaalahooda muslimiinta oo ka fog fof ugu gargaaraan.

Mahadsanid,

Nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xareed

Unrecorded Date
BISMILLAAHI

KU: ninka taalibaanka waxkasheegaya iyo ka dadka kuhaysto in dunida muslimka aan laga fekerin oo uun soomaaliya la'eego!

Adeer miyirso oo indhaha kalaqaad waxaad diinta ka'ogtahay malaha ee, waxaad meelaha lawareegaysaa waa wadiniyad, qowmiyad dimoqraadiyo iyo iwm.

Xareed wuxuu leeyahay: khayr allaha siiyo dhallinyarada difaacday Taalibaanka Afghaanistaan ilaahayoow garab gal ilaahayoow guusha sii ilaahayoow wiilashaa ceebahooda astur ilaahayoow dariiqa saxda ah usii sahal waa taalibaanka Afgaanistaanee. Waxaanu sheegi intaan ka'aragnay oo qudha wixii kale waa ayaga iyo rabbigood. Illaa iyo hadda waxaan kahaynaa diin jacayl, Alle jacayl, iyo shareeco kudhaqan aan shaxaad lahayn.

Wallaahay baan kudhaartayee inaanan arag xarako islaam unasab sheegatay oo nimankaa xaqa oga dhow waa intaan ka'ogahayee, qofkii nici kii kanixi asaga ayey u taallaa waase labo mid inuu yahay Munaafuq ama qof jaahilka ah islaamka iyo Taalibaankaba ( falilaahil cizattu walirasuulihi walil mu'miniin). Ninka leh masjidka halaga baxo oo jaamacadaha iyo shaqooyinka hal'aado saaxiib laqwibaad kuhadashay lasoco masjidka dadka luguma dhiiri galiyo inay kabaxaan ee waxaa lugu dhiiri galiyaa inay dhax joogaan marka sidaa faham.

Xareed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukhtar

Unrecorded Date
To: Somali guy,

weligay intaan noolaa ninkaa ra'yi xun ma arag!!!

Waar miyaadan xataa inyar fekerayn ilaa ninkale aad is qabsataan oo fekraddaada la baabi'iyo? Waar illeen anagaa yaab aragnnay iyo amakaag!!!
Waar Ilaahay maskax ayuu ku siiyaye feker ninkale baatrool uu kugu shubay ha ku socon weligaaye!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukhtar

Unrecorded Date
To:Warsame,

magac wanaagsanna waad wadataa arrintaad bilowdayna waxaad u bilowday ujeeddo.
Anigu waxaan ku odhan lahaa adigu maxaad ummadda Soomaaliyeed iyo Diinteeda ugu filantahay,bal aan ku ogaannee?!
Ogow inaanay fekrraddaadu saxnaan karin mar walba laakiin midda Ilaahay mar walba waa sax,ogowna in Soomaaliya dad leedahay oo ay u dhiman doonaan iyoda iyo diinteeda iyo dadkeedaba kufriga iyo waxa raacsanna balaayo qabsandoonto ee hooy hooy hooy cizi ku dhimo iyo diin ee hooy cizi iyo diin ku dhimo kolley waad dhimanaysaaye.
Salaama.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.