Warka soo cadeey in ta aad meesha ku sooqorin mise been ayaad sheegaysaa. Hadii aad been sheegaysO, Cadaabkii ALLE xagee baad kagalaysaa . ALLAH micjisadiisa markasta ayay dhacdaa, Tanina waxay ka midtahay ALLAAH MUCJISADIISA HADII AY RUN TAHAY. Allah HALAGA CABSADO WALAALAHEYGA MUSLIMIINTA AHOOW MEELKASTA OO AAD JOOGTAANBA. Wasalaamu calaykum waraxmatulaahiwabarakaatu