site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I caawin hadii aad i dhaantid !!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): I caawin hadii aad i dhaantid !!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abbe

Unrecorded Date
Hada kahor waxaan maqley hadii aad xaaskaaga
naaskeeda dhuqdid ee caano kayimaadaan,waxee
kaa tahay hooyadaa oo kale.....Hadal kaas qof cilmi u u leh kama aanan maqal.Marka waxaas majiraa mise waa wax been ah.....I caawin oo
wax sax ah ii sheeg...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
yax yax yax
waxaas hadiid aaminto.... wax kalan waa lagaa sugaa........

macalinka arimahaan bogga Generalka inaad keentey ku fiicneyd......xagaas talo fiican aan kugu siin karnaa laakiin meeshaan meel islaam waaye nooh ... anaka masajid camal ay noo tahay ...... ma' ku soo saqajaameyno........ waxaan camal sheekhyaasha waa dhibeysaa........ xagaas keen........ waa iga talo ......

wa- bilaah- toofiiq......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO.aabe.
assalaama calaykum.
arintaas waa arin lagu doodsan yahay assal ahaan laakiin waxaa loobadan yahay in aysan kaafurmin xataa hadaad caanaha cabtid,waxaan qaba arintaas culuma badan tusaale culamadeena sh.shariif cabdi nuur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
saxiib , suasha iin aan ka jawaabo ayaan jeclaan laha laakiin siduu sheegey macalan caafi halkan waa masajid camal ee suasha inoo keen bogga ila qosol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Waxaan marka hore jeclahay inaan idin xasuusiyo inaysan xishoodka iyo Alle ka cabsiga leheyn meel gaar ah laakiin uu qofku qasab ku yahay meel walba uu joogo inuu is ilaaliyo maxaa yeelay garan maysid gootay dhimashadu imanayso.

Hadaan u soo laabto su'aasha, aniga ayaa hada ka hor baaray arrinkaas waxaa ka jawaabay culumo badan ay ka mid yihiin Max'ed Saalix Almujad iyo Max'ed Saalix Alcutheymiin. Waxaad ka heli kartaa jawaabta su'aashaa ayadoo carabi iyo english ahba bogan: http://www.islam-qa.com ka dibna meesha search ah gali numberkaan 2864 waxaad arkeysaa jawaabta aad rabtay.
WALAAHUL MUWAFIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukhtar

Unrecorded Date
To:Cawil,
walaal aad ayaad ugu mahadsantahay arrintaas aas web page-keeda noo soo qortay muddo ayaan raadinayey aniga laftadu waanan kagaadhay ujeedadaydii.
Mar kale jazaaka Allaahu khayran.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.