This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts I caawin hadii aad i dhaantid !!!!!!!!!! SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): I caawin hadii aad i dhaantid !!!!!!!!!! Abbe Unrecorded Date Hada kahor waxaan maqley hadii aad xaaskaaga naaskeeda dhuqdid ee caano kayimaadaan,waxee kaa tahay hooyadaa oo kale.....Hadal kaas qof cilmi u u leh kama aanan maqal.Marka waxaas majiraa mise waa wax been ah.....I caawin oo wax sax ah ii sheeg........... Anonymous Unrecorded Date walaal waa run ee iska ilaali, markeey ilmaha dhasho. LADAN Unrecorded Date ANONYMOS INKAARAA QABTAA!!!!!!!!!!!! HA DHUMIN UMADA ILAAHEEY,HADAA DALIIL HEEYNIN DADKA WANAAGA RAADINAAYO AMA INEE DIINTOODA WAX KA OGAADAAN HA WAALIN V6 Unrecorded Date Ladan Adiga maxaad ninka anon ugu xanaaqdey, dulmi ma suubininee. fikradiisa ayuu dhiibtay. Ma adigaa jecel........., oo doonayn in la xaaraantimeen!!!! V6 muslimad3 Unrecorded Date Asalaamu calaykum KU: V6 diintu ra´yi magashee adiga & isaguba Alle kataaba oo dadka hadhuminina yaase o waxyooday markuu bilaa daliil fatwoonayo Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.