site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Asmaa Al-Xusnaa

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Asmaa Al-Xusnaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Ilaahay wuxuu leeyahay Magacyo Qurxoon ee Ku Barya "Wa Lillaahi Asmaa Al-Xusnaa Fadcuu Bihaa."

Huwa (Isagu) ALLAH
Al-Maliku Al-Qaduusu Al-Salaamu
Al-Muminu Al-Muhayminu Al-Casiisu
Al-Jabaaru Al-Mutakabiru Al-Khaaliqu
Al-Baari Al-Musawiru Al-Ghafaaru
Al-Qahaaru Al-Wahaabu Al-Rasaaqu
Al-Fataahu Al-Caliimu Al-Qaabidu
Al-Baasidu Al-Khaafidu Al-Raaficu
Al-Mucisu Al-Mudillu Al-Samiicu
Al-Basiiru Al-Xakamu Al-Cadlu
Al-Latiifu Al-Khabiiru Al-Shakuuru
Al-Caliyu Al-Kabiir Al-Xafiidu
Al-Mughiithu Al-Xasiibu Al-Jaliilu
Al-Kariimu Al-Raqiibu Al-Mujiibu
Al-Waasicu Al-Xakiimu Al-Waduudu
Al-Mujiidu Al-Baacithu Al-Shahiidu
Al-Xaqu Al-Wakiilu Al-Qawiyu
Al-Matiinu Al-Waliyu Al-Xamiidu
Al-Muxsi Al-Muxyi Al-Mumiitu
Al-Xayu Al-Qayuumu Al-Wajidu
Al-Maajidu Al-Waaxidu Al-Samadu
Al-Qaadiru Al-Muqtadiru Al-Muqadimu
Al-Mu'akhiru Al-Awalu Al-Aakhiru
Al-Thahiru Al-Baadinu Al-Waali
Al-Mutacaali Al-Baru Al-Tawaabu
Al-Muntaqimu Al-Cafu Maalik Almulk
Duljalaali Wal-Ikraam.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM SISTER

Unrecorded Date
TOO WALAALKIIN AS-SALAAMU CALEYKUM WALAALKEEN WALAAL WAXAAD TAHEY NIN DIINTA SIFIICAN UYAQAAN EE WALAAL XAAS MALEEDAHEY? MAQAADI KARTAA GABADH XILKAAD,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: Walaalkiin,

Ma ogtahay in sagaal iyo sagaashanka magac ee Ilaahay uu mid waliba micne gaara xambbarsanyahay?!
Haddii la fasiro culuum gooni u taagan ayuu noqonayaa, haddii lagu dhaqmana rasuulku N.N.K.H wuxuu ugu bishaareeyey inuu qofkii ku dhaqmaa jannada gelayo!
Waxaa kaloo jira magac layidhaaho ( Ismu LLaahu Al acdham) magacii Ilaahay ee weynaa, wax kasta oo Ilaahay lagu weydiisto oo khayr ahna waa uu bixiyaa sida axaaddistu tusayso.
Waxaa kaloo jira magac Ilaahay isaga mooyaane aanay cid kale aqoon, sida axaaddiistu tusayso.
Markaa magacyadan aad sheegtay ee Ilaahay mid wakliba wuxuu xambbaarsanyahay macnayaal aan cid Ilaahay ladoonay mooyaane aanay cid kale fahmi karin.
Ilaa xilli dambe, salaama.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.