site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

15-ka shacbaan waa maalin noocee ah?.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): 15-ka shacbaan waa maalin noocee ah?.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allale

Unrecorded Date
assalama calykum.
15-ka shacbaan maalin maalmaheda kamid ah wax fadli gaar ah oo kusoo arooray majiraan dad baa waxay u yaqaanaan "LAYLATUL XUKMI" arintaas wa daliil ah oo ay uhaystaan majiraan,aayada oranaysa "YAMXULLAAHU MAA YASHAA'U WA YUTHBIT". cid tiri waa 15-ka shacban oo waa laylatul xukmi oo daliil u haysata majiraan cidii haysana ha keenta,habaynka fadliga loo sheegay waa LAYLATUL QADRIGA quraankana lasoodajiyay barakadana lagu sheegay "INNAA ANZALNAAHU FIILAYLATIN MUBAARAKAH".
marka cidii rabta in ay kaafaa'iidaysato habaynkaas waa laylatul qadriga ee hakulugi'in 15-ka shacbaan, allah hana waafajiyo habaynkaas in badan oo adoomada kamid ah laga xoraynaayo naarta.
wabilaahu tawfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.