site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Su'aal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A fan of Yaska

Unrecorded Date
Waa idin salaamay.
Waxaan raba dadka cilmiga uu leh diinta inay wax iga sheegan su'aashan hoos ku qoron:

Aaladaha isgaarsiinta aan isticmaaleeyno oo sura geliyo inaan cilmi fa'iido inoo leh aan isku gudbino, oo sura gashay inay walaalaha muslimiinta ee wadda xiiriraan; oo quranka kariima; xadiidga iyo cilmiga badan oo islami laga barto. Su'aasheed waxaa weeye wax ajar ah ma ka soo gaarayaan dadka suro gashay technologygaas?

Kama hadlaayo Somalinet, ee waxaan ka wadaa Bill Gates et. al???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waa maxay ajar? Isweydii taas.

Bill Gate oo ah kaafir, Alle caasiyey ajarka Alle u qorayo muxuu yahay?

Ajarkase xaggee laga helaa?
sideesa (wich way) loo helaa?
Yaasa hela? cid waliba mise?

(shaqo-guri ka dhigo ama Yaska weeydiiso)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fan

Unrecorded Date
Anonymous walaal ma iga jahiil bixisid su'aasha; waxaan uu soo qorey waxa tahay inaan wax idinka faa'iideesto. Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaam!

caro fratello / dear brother!

Haddii uu "unbeliever" yahay qofka aaladan soo iqtiraacey wax ajar ah uu Alle agtiisa ku leeyahay majirto, balse annagu "the consumers" isticmaalayaasha waa in aanu mahad Allaah (jala Wa Calaa) mahad & tasbiix & weyneen celino. Waayo Alle waa kan noo sahlay Aaladan, Gaal "futu-xumena" u direy in uu soo saaro aaladahan anagana (muslims) aanu habayaraatee waxba uga mahad celineyn illaa Rabbi mooyee.

Bill Gate waa "grande Kufaar" a big satan, dhiig yacab ah economically ajrka xaggee uga imaanaa?

Balse haddii uu soo islaama, cid walba oo muslima oo aaladiisa isticmaasha anfacana ajar ayuu ka helayaa.

Is't clear for you NOW, bro?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fan

Unrecorded Date
Anonymous, marka hore mahadansid. Walaal cidna ma oran ha loo mahad celiyo Gaal. Su'aasha wax aheed ajar iyo ciidi heesha.
Tan kale walaalo, si asluub leh ba dadka wax loola wadaagaa, ilamaha inaad isticmaasho ereyo sida "futu-xumena" Ceeb, aawey adaabti la socotay Islaanimada???

By the way, sono una sorella.

Grazia mille fratello, ho capito, not crystal clear though.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Mia sorella

"Futo xume" waxaan ulla jeedaa gaalada, maaha adiga. scussame tanto!

Ajar waxaa hela qof Alle ka raali yahay. Mahadcelina waxaa ku waajibtey bani-aadam. Yaase mahadcelia... Dhabcan MUSLIM.

Marka Billy ajar mahelayo, balse Qaadirka ayaaa inoo qasbaya inuu noo suubiyo.

Mia sorella!, io credo che du capisce tutti che ti ho detto. quella "fut xume" é per alle cristiane, men NON per te.

Caput italian. se tu non capisce ..scussa me!.

il tou fratello majore
anon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fan

Unrecorded Date
Salaan fratello, waan ogahay ereyga inaad gaalaada uu waday, lakiin wax ila fiican in la iska ilaaliyo hadalada xun xun asalkaba.
Marka kale mahadsanid.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.