site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Labo isqaba oo aqwaan muslimiin ah oo u dhintay HIV

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Labo isqaba oo aqwaan muslimiin ah oo u dhintay HIV
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEQ CABDUL QADIR

Unrecorded Date
SOOMALYEY WAA YAB AQWAAN MUSLIMIN U DHINTAY AA LA ARKAY CUDURKAAS ILAHAYOOW NA ASTUR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Unrecorded Date
SHEEQ CABDUL QADIR ma dhici kartaa in midkood dhiig lagu shubay oo isagoon ogayn uu ka qaaday cudurka una gubiyay kan kale.

Mase wax kale ayaad cindiga ku haysaa! Kula YAABAYEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G***

Unrecorded Date
To. Cabdulqaadir.

Walaalkiis waxaan kuugu baaqayaa in aad Ilaahay, ka xashootid, dadka Islaamka ahna nabad galiso. Umalayn mayo in ay sheekadaas run tahay, laakiin weey dhici karaysaa ! Aqwaankuna iyakaba waa bini aadam.

...Ilaahay (SWT)wuxuu yiri " qofkii qof kale ceebtiisa astura, ana tiisa ayaan asturi" marka walaalkiis hadalka intaadin dhahin ka fiirso.

Salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caafi

Unrecorded Date
To: cabdulkadir...


Waar shiikhna ma tahid sheydaanyahow yuururaayi. dadka beenta ka daah........mawaadan la socon in beenta qalbi canbe laga qaado?


mida kale mawaadan la socon inaan HIV loo dhiman ee ay tahay cudur weeqa difaac dabiiciga ah ee jirku iska leeyahay oo kaliya.................. cudurkuna shiikh iyo sheydaan labadaba waa ku dhici karaa marka wax ceeba oo ku jaban miyaa jirta..... jahli baa kugu goobtaye orod meelahaa aflagaadada la aad.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to: abdulkadir.
jelous baad tahay oo waxaad ka xun tahat in ay dadkaasi camal wanaagsan sameeyaan ee maad dadka ilaahay nabad gelisid. waa intaasoo adigoon wax xun sameyn adiga rabbi cudurkan kugu salidaa.
soomaalidaa ku maahmaahdey( cuqubadu halkii lagu galay caw ku hurudaayoo, caruurtey ka laysaa ninkii caano baas dhamae). ka fiirso waxaad afkaaga ka odhanayso malaaig baa garbahaaga ku taagane.
wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Sheeq C/qaadir

Geeljire waaxid waa maxay HIV maxaasekeeno?!
Intaa dad gooni ceersaneesid ma ogtahay soomaali badan inee qabaan ayagoo is ogeen siduu rabo ha ugu dhecee.
Afka iska soo cadey nacasyohow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum!

Sheikh cabdul-qaadir *********, aweesoow axmad waliiya allah! don't make me sing! ;D LOL!

...intaad dad muslimiin ah cuduradooda aad sheeg-sheegaysid, maad u ducaysid? and, FYI, you can get HIV from alot of places---than just *uhm* :)

*meow*

Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuku man

Unrecorded Date
Ninkaaga shiiqa iskusheegaya shiiq iyo adiga kala dheere dadka ilaahay ku xiran ka jooji afkaaga filthyga ah hadii kale alahii ku abuurey oo aad ogtahay in uu cadaabkiisa shadiid yahay ayaad lakulmaysaa beware dammmmmmmmmmmmy!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aaxow

Unrecorded Date
TO:ladan habar
adi sidii lee maa nin u radinee baadow daa tahay was dameerley.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xeebjoog

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum. Ruuxa sheeq Abdiqaadir labboxoow Allaah baan kaaga baryayaa inuu wanaaga ku garansiiyo si gefkaagu aanuu ubbadan.Labada qof ee Islaamka ah ee aad tidhi xanuun baa ku dhacayna Allaah baan caafimaad uga baryayaa. Soommaaliyoow waxaan ku weydiiyey markaad mawduucan fuureysey ma cilmi kororsi xagga aidska bay kaa ahayd mise dad ceebayn mise meesha uun bay kula maratay. Walaalaw waxaan kaa codsanayaa in aad suaashan iiga soo jawaabtid. Wabillaahi tawfiiq. Xeebjoog.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Unrecorded Date
Ladan Axoowgii runta ma aha ee ogoow abaayo aniga PASSWORD aan leeyahay always Axoowga runta ah waxaa ku garaneey sidatan
Axoow(Axoow)haddii uu saan aheeyn aniga ma ahai waa surwaal balaq layaashe aa dadka dhibo.

<<<<<<<<<<RAMADAAN KARIIM>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
AXOOW DIIFLE.

AR WAA SOO DHUNTAY ADIGA WOMENS FORUMKII MAA U MALAYSAY. OOKIYAALO SOO QAADO DABAALYOHOW LADANYAALKA WAA BADANYIHIINE.
CIWAANKA ISLAM WAAYE MACNAHA EREYGANA DADKA SOO WEEDII KA BACDI INTA KU SOO NOQO.

JAAW JEEGO DHEERE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Late

Unrecorded Date
To: Ladan, good job i like the way u answerd.
he thinks u r "Ladan xun xun" these dam people are every were....lol....by the way i think this person sh.abdul qadir is crazy cuz he dosn't now what HIV is maybe he needs to see a doctor himself.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
Salaamu calayku walaalkay,Sheeq cabdu qaadir
walaal waxaan kuu sheegayaa marka hore in aad ilahay kacabsato ood iska dayso hadalada ku tirikutanta ah ood ugafin dadka ilahay abuuray
ood leedahay waa aqwaan muslimiin Waxaad sheeganaysaa wadaad hadii aad been sheegtay xageed kagalay saa cadaabkii eebahay BY-Liban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIMA-FARAS

Unrecorded Date
TO:ABDIQADIR
Ujeedadaada waa islaam cay,rabi waxaan ka baryayaa in HIV iyo mid ka xunba kugu rido hadii aad islaamka nabad galin (amiin)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax-san-kataabte

Unrecorded Date
waar naftan yar daya.... wuxuu la soo shirtagay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The_ last_Sufi_Disciple

Unrecorded Date
AbdiQaadirow way u badan tahay in laga helaa amaba ay u dhintaan HIV, mushtamaca ASALRAACA ah ee iyagu naaga guursiga iyo sinada badan, mida kale Abdiqaadirooq waxaa dhici karta in Alle ku cadaabayo aduunyada, iyadooy ugu wacantahay sida ay DIINTA UGU DHAQMAYAAN

ASALRAACU HA DHAMAADEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu yahya

Unrecorded Date
asalmu caalykum

ilaahay kheyr haydin siiyo sidaad sheydaanka suufiga reer badyaha jaahilka wax iskumaflaha mooryaanka wayn aad ugu jawaabteen adigu waxaad kahadlaysaa hiv ilaahay haku hanuuniyo hadaan ilaahay hanuun kula doonin ilaaahay si xun hakuu dilo
li ana waxaad rabtaa ehelhka muslimiinta inaad caydid maaha inaad inaad necebtahay wiil soomalia oo gar leh ama gabar soomalaiya oo asturan walaakin bi aa yaatilaahi yajxduun : saas ayaaa rasuulka lagu yiri scw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOOL

Unrecorded Date
salaamu caleekum

sheeq cabdul qaadir waxaad ogaataa in ay wadaadada aad sheegaysid yihiin dad aadame ah oo ILAHOODA ka cabsada wuxuu farayna fartoon wuxuu ka reebayna ka reebtoo marka walaal dhibta ay kugu haayaan oo aad ceebtooda u raadinayso waa maxay ma in taas ay Ilaah ka cabsi kuu gu yeeraayaan aad dhibsanay saa cudurkan aad sheegtay Ilaah hanaga badbaadiyo anaga iyo intii binu'aadam ahba wuxuu ku iman karaa hadaad tahay qof cilmi leh wax yaabo badan ee kaliya kuma imaado in la isla seexdo (yarka maajig ee ciyaari jiray baaskidboolka ee jiradaas qaba naagtiisa ma qabto iyagoo is qaba oo uu isaga cudurka qabo ayay waxay dhaleen cunug yar hooyada iyo cunugtaba cudurkaas ma qabaan)

marka meeshaad wax xun uga rajaynaysid wadaadadaad sheegtay ma is tiri cudurkaas waxay ka qaadeen meelo kale sida diig lagu shubay iwm
marka walaal waxaad sheegtay waxaan u arkaa in aad is leedahay ku ceebee dadka muslimiinta walaalahaa ah ee Ilaah ka cabsiga ku mashquulsan
hadaad qof muslin dhab ah tahay hadalkaaga gadaal ugu noqo oo ilaah cafis waydiiso hana gafin

Ala hana cafiyo waxa sana hana garad siiyo (Aamiin)

Dhool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
WHAT... THE-LAST-SUFI-DISCIPLE....
Macallinka, suufiyada meel ha uga dhicin, waa dadka soomaali islaamnimadeeda qayb weeyn ka soo qaataye.
ADI maahanoo waxaa tahay (aan u maleenaa) baandada, koonboolayaasha, oo wadaada aragoodu neefta ku dhajiyo.
WAY ZINO BADAN YIHIIN AA, HA HA HAAA. who?!
Hada ka bacdi markaa u soo xiiratid inaa been sheegtid too logic ah la imaaw MR TUKULUSH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.