site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AS-SALAAMU CALEYKUM YAA MUSLINIIN.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): AS-SALAAMU CALEYKUM YAA MUSLINIIN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
AS SALAAUM CALEYKUM WALAAL HADDII AAD RABTO GABADH MUSLIM AH ILASOO XIDHIIDH,WAAYO WAXAAN HAYAA GABADHO SOOMAALIYEED OO DIINTA SIFIICAN UYAQAAN.


kal_ahmed@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalamu caleykum.
ahmed bal gabdhaha aad haysid wax yar sii sharax
waxay yihiin u maleynmaayo in gabadh fiican oo
diin leh guur yaboohinayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war iska illaliya niman gabdha iska dhiga ayaa jira net-ka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh

Unrecorded Date
waryaa sxb waa maxay waxaad sheegi , gabdhaha somaliyeed ma aha wax la la qaybiyo sida adhiga ee adi waxaad leedahay sheg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal ma haysaa niman muslin ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salaamu calaykum waraxmatulaah
walaal gabdhaha somaliyeed meel ha uga dhicin wax aad qorto miyaad garnwayday walaahay wan ka xumahay sida aad u fakartay waana shay ceeb ah gabadha somaliyeed waa casiisa mukarama ku ah gurigooda marka walaal wax isula hadh.


nabdey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamacaleykum yaa muslimiin!
waxaan ahey wiil soomaaliyeed oo doonaaya gabar
muslimad ah?
nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
waxaan kuu sheegayaa in aad ilahay ka baqadaan sabatoo ah ilahay waa kan ku abuurey oo xagiisa loonoqan ogwo sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War nac nacda iska daaya ee ALLE ka baqa


Aniga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
...Waxaan u malaynayaa , inuu ninku kahadlayo gabdho wadankii iskaga baylahsan oo aan waxba haysan... sidaasi awgeed niman yohow hadaad wax isla-haysaan ninka xidhiidhiya , hadii kalena buuqa badan kadaaya ayaan idin dhihi lahaa.

by..abdikadir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WALAAL IGA RAALI NOQAD WAA KHALAD IGA DHACAY.
INAAN WAXAAS SOO QORO MA RABIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaalayaal rabigiin ka cabsada oo gabdhaha soomaaliyeed meel ha uga dhicina ma istaahilaan wax meelahaa laga baayaco e ma waxaad garan weydeen waxaad ka sheekaysataan maxaa gabdhiina idinkusoo celiyay miyaydaan ahayn rag soomaaliyeed meeday sharaftii iyo cisadii soomaalida lagu yaqaanay? hinaasihii xaguu idinka tagey? ma qurbaha ayaa kumilanteen markaasaa la midnoqoteen reergalbeedka dhanbaalada uun isku caaya? walaalayaal rabi halaga cabsado.
wasalaamu calykum
by: ukhtil muslima

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADEN

Unrecorded Date
WALAALAXMED GABAR ISLAAM AH OO GUUR DOON AH IN AY DALBATO NIN ISLAAM AH OO GAYAANKEED AH WAA ARIN AAD U WANAAGSAN LAAKIIN ADIGA IN AAD TIRAAHDO HA LA SII TILMAAMO WAA ARIN CAJIIB AH.
WAXAAD OGAATAA IN GABAR DHAQAN XUNI ARINTAA SAMAYN KARIN.
ARINKA KALE WAXAAD OGAATAA HADII LAGU YIRI WAXAAN HAYAA GABAR ISLAAM AH OO DIINTA ISLAAMKA TAQAAN,
ADIGUNA AAD DEEL QAAF KA SAMAYSAY WAXA AAD RAADINAYSAA WAA MID AAN DIINTA WAX KA AQOONIN LAAKIIN WAXAAD RAACDAA XADIISKII RASUULKA EE AHAA
HAWEENKA KU DOORTA DIINTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Unrecorded Date
TO: ALL ANON
dadka iku sheegaya
awalan salaamu calaykum
thaaniyan alihii idan abuurtay kabaqa oo wax aan faa iido kuu lahayn ha ka shee kayn waa mida koowaad waxaa ba laga yaabaa ama tahay in ruuxa anon ka isku sheegayo uu hal qof oo qura yahay isla markaana iska dhigaya dhowr qof hadaan lagu arkayn alle ayaa ku arkaya mawduuc la furana ma aha gabdhaan hayaa warku kalla qiima badan hadii ay dhab kaatahay ood hayso si qurxan oo ladha ho oo kala ayaa jirta bilaahi calaykum dhibka dhaafa oo alle aan ka cabsano dhamaan teen naftaydaba ha uhoraysee!!
salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalaama caleykum,
gabadh muslima ee guur doona in ay tiraah wiil muslima baan doonayaa ceeb ma aha waxase ceeba in aad naadiso waliba iyagoo jamac ah ma garan karayo meel ay kuu fadhiyaan. hadaba ale ka cabsa'oo umada ama gabdhaha muslimka ha u gafin.

hawo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
A salaamu Alaikum

Walaalayal isku xishooda dad muslim ah ayaad tihiin hadii uu gabdho hayana ceeb ma'ah ee waxa jira gabdho fiican oo wali guursan mise hadii aad Soomaali tihiin waxaad amin san tihiin in ay gabadh fiican guur raadin karin bal dib iskugu noqda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu Aleykum!

Walaalayaal Alle ka baqa oo isku xishooda gabdhaha
soomaaliyedna sharaftooda dhoora ee ma aha alaab la iibinaayo oo xuuqa la geynaayo sababtoo ah gabar way ku dhashay wayna kula dhalatay.

Wasalaaamu Aleykum!

Isma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FROM. OUTRAGED BROTHER!!!!!


"GABLAN TALO ADUUNYOY MAXAY GALABBA MEEL JOOGTAY"
NIN ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUULAABAN. MAANTAY WAXA SUUQYADA LAGA NAADINAYO SIDII CEESAAN RI AH MA GABDHAHAYAGIIBAA??. WAR GOORMAA SIDAN LOO JABAY?? WAR XISHOODKII, MAAMUUSKII, MEE??.
WAA YAAB. DHAB AHAANTII WAA WAX LAGA MURUGOODO, HADII UU JIRO QALBI WAX DAREEMI KARA WALI. WAA AF SALAX KUDHAG WAXA DHACAYA MAANTAY**!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Unrecorded Date
ASALAAMU CLAKUM.
SALAAN KADIBA WALAYAAL MARKA HORE ILLAHY HA INOO DANBI DHAAFO DHAMAANTEENBA.MARKAXIGTAN WAXAA FIICAN IN LA DHOWRO SHARAFTA SOOMAALIYEED GABAR IYO WIILBA.HADII AY JIRAAN GABDHO GUURDOON AH MA AH WAX CEEBKU AH UMADA ISLAAMKA AM UMADA SOOMAALIYEED.NINWALIBO OO SIQALDA AH UHADALO MAALIN AYAA ILLAHAY KA JAASINI DOONA.QAAFA RABUK.
WASALAAMOCALAYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadija

Thursday, June 15, 2000 - 01:04 pm
aslamu calaykum

walal waxan u malaynaya inadanhaynba gabdha haaaaaaad shegayso lakin hadad haysid maba xuume waxan kula talin laha aniga gabar walbaba i calaf keda su gayso o hadad internet ka nadiso & hadi kaleba ay markay calafkeda noqdo ay gursan donto

waaaaaaa iga nastexio walalo cafwan thanks

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.