site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xuquuqda Haweenka: Qiso dhacday

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Xuquuqda Haweenka: Qiso dhacday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xakkaar

Unrecorded Date
Kitaabka quraanka ah si' dhab ah ayuu u' dhawray caddaaladda bini-aadamka, Shaki kuma uu jiro.

Presentation ku saabsan Diinta Islamka ayaan u' qabanayay fasalkii aan dhiganayay, gebi ahaanna ku saabsanayd Kitaabka Kariimka ah. Muxaadaradii weydhamaatay waxaana la soo gaaray qaybtii su'aalaha oo ardadu necbtahay. Sidan ayayna u' dhacday:
S-Maxaa ragga muslinku u' guursadaa 4 naagood oo dumarka loogu ogolaan waayay?
J- (waan sida aan iri way ugu dhawdahaye) Ragga ma' loo ogola inay guursadaan 4 ilaa ay shuruudo dhawra buuxiyaan, sida inay dhaqaale u' hayaan iyo inay cadaalad siman ku wada daqaan. Dumarka haddii loo ogolaado dhawr nin, maskaxda ayaaban ogolanayn oo cidda aabaha u' noqon lahayd carruurta ay dhasho ayaaba muran ka bilaabanayaa.

S-Maxaa dhaxalka iyo magta loo wada simi waayay (ragga/dumarka)?
J-Qofka dumarka ah mar walba qof ayaa quudinteeda iyo baahideedaba mas'uul ka ah, hadii ay tahay gabar(Daughter) aabaha, haddii ay tahay gabar(laqabin) walaalka, haddii ay tahay xaas ninka qaba, haddii ay tahay hooyana wiilkeeda. Marka doorka ay bulshada ay uga jirto ayaa ah mid aan ayada waxbana dhinacaa waajib loogaga dhigayn halka ninku waajib ay ku tahay mas'uuliyaddaas haddaanu ka soo bixinna danbi ku mutaysanaayo.

(Gaalada indhaha, dhagaha iyo afkaba waa laga
daboolay): Eebbe.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.