Unrecorded Date Qofka la baxay magac "Somalinet forums" walaal waxaan kugu la talin lahaa inaad magac badasho, sabaato ah waxaa dhiic karto in lagu maleeyo inaad ka socooto maamulka somalinet forums iyo administration. Walaalha ina siiyey fursada aan isgu gudbineeno ra'yiga, waa inaan uu xaq dhowrnaa magacooda. Mahadsanid
Unrecorded Date ANIGU WAXAAN QABAA FIKRADII SOMALI EE FADLAN MAGACA HA KU DHAQMIN HADAAD JAWAAB RABTO SABABTOO AH WAXYAABO BADAN AYAA DHICI KARO OO AAD ADIGU HADA ARAG. EE AAN IS XAQ DHOWRNO DADKA CHANCE KA INA SIIYEYNA XAQ DHOWRNO.