site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyaay goormaan somalia ku noqoneena oo somalia ka shaqeesan``enaa!!!!!??????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Soomaaliyaay goormaan somalia ku noqoneena oo somalia ka shaqeesan``enaa!!!!!??????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIMINN

Unrecorded Date
AS-SALAAMU CALETKUM YAA MUSLIMIIIN!!!!!!!!!!!.
WALAAL SOOMAALIDU MAXEE GAALADA USOO FADHIIDAA, MEE SHAQEESATAAN OO KU TAALO GAALAAN IN SOOMALIAYA LOO NOQON DOONO? WAA MAAXAY GABADHAN ISQAAWIYAYA? WAA MAAXEY WIILASHAN IYO RAAGAN NACASOOW? WAA MAAXAY DADKAN BILAA DAREENKA AH EE GAALADA IS HOOS DHIGAY ? WAAMAAXAY DADKAN IS NACEEB EE AAN IS ARKI KARIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wasalamu caleekum,walaal waa kufakiray inaan kunoqdo somaliya gaar ahaan dadka mudada joogay qurbaha,laakin sidee logu noqonayaa somaliya madaama aysanjirin dowlad,waxay ilatahay inay adagtay hadii kale somalidu haday is aruursato gaar ahaan smalida joogta yurub iyo north amerika,wasida kaliya oo somaliya oo aan ugu noqonkarno waxay ilatahay inaan somaliya wax uqabankarno naftenana wax,uqabsankarno...waan inaan kaqanaa dadka somaliya taliyaya,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.