This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date as salaamu caleykum walaal waxaan haay gabadh soomaliyeed oo xun xun oo guur rabta waxaan daganaheey denmark?
| |
Unrecorded Date Maxaad ka wadaa "xun xun"? as a bad person, freeky, horney,or what? tell me.
| |
Unrecorded Date probably mental....... i guess............
| |
Unrecorded Date I C
| |
Unrecorded Date Asalaamu calaykum Salaan ka dib Waxaan kuleeyahay diinta ilaahay baro oo ku dhaqan oo hadana gudbi sidaas ayaad aduun iyo aakhiro ku badbaadaysaa, waxa xuna ka saar qalbigaaga waa camal shaydaan.Hadaad guurdoon tahay dabeecadaada bedel oo ilaahay talo saro, wixii rabi kuu qoro baad helaysaa, ee si xalaal ah ku raadso. Taladaa hadaad qaadato ajar bad ka helaysaa aniguna sidoo kale waa haday arintu dhab kaa tahay oo ilaahay ka baq. bisha soonka oo hada bilaabanaysana haddii rabi ku gaarsiiyo cibaadada badi.Talo gaar ah adiga iyo gabdhaha u qaas ah gabadhii aan qaadan xijaab ama aan is asturin waxaan ku waaninayaa in ay xijaab qaadato, waayo rabbi baa quraanka ku amraya. Waxaana leeyahay adiga iyo anigaba iyo muslimiinta dhamaanteen rabbi xaqa hanagu sugo aamiin, aamiin,aamiin. walaalkaa fil islaam c.raxmaan
| |
Unrecorded Date Kalsoonida naftaa kaa maqan walaashiis qof 100% ah ma jiro waxaa u maleenaa saykolojiistaa u baahantahay!!!! jaaw
| |
Unrecorded Date TO:LADAN Assalaamu caleykum walaal ladan marka hor maxaa lula jeedaa foolxun? ama xun xun?.ma kula tahey inaan foolxun ahey ama aan xumaahey? foolxun iyo xun xun waa xarafiyo ama hadl waana la isticimaal kara ee maha inuu qofku foolxunyahey ama uu xunyahey!!!!!!!!!!!!!!! walaal waxaad tiri saykolojiistaa u baahantahey waa mahadsan tahey walaal ladan!!!!!!!!!!. waxaan maleenaa inaad adi ubaahantahey!!!!!!!!!!waaaaaaayyyyyyyya maanlin kasta meesha ayaad joogtaa!!!! miyaadan salaadda tukanin? miyaadan quraanka baranin ama intii aad hore u soo bartay miyaadan akhrinin? miyaadan caruur laheen ?aweey ninkaagi? miyaadan shaqeesanin?miyaadan iskool digaanniin???!!!!!! ANIGA BEST!!!!!!!!!!!!!!! MUSLIM+ SUNNA +XIJAAB+ QURAANKA KOR KA XAFIDAN NAS + LA DAGAN WALIDKEED+ waxaan ku jire klass-kii dabeeyay 10naad iskool-ka alxamdu ilaal alle ayaa mahad leh!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!...........so what???????????????????????? TÆNK FØR DU SKRIVER!! CAFIS CAFIS WALAAL SHII!! To Cabdi raxaaman Ilaahey kheyr hakaa siiyo tallada aad igu la talisay
| |
Unrecorded Date 2foolxun, Hvis du er rigtig muslimsk pige og du mener du har skervet over paa ,jeg er lige glad om du er grime eller hvad, det vigtiges er om du er hvad du har lige sagt, so give mig din e-mail so kan jeg skriver jeg so snart so mulige
| |
Unrecorded Date To.diehard Hold kæft mand... hvor er du dog dårligt til dansk! DESVÆRRE. Har du gået i sprogskole el. hva', vi kunne simpelthen ikke forså hvad, du skrev. Jeg er skide lige glad med at du skriver fra udlandet, men du kan ikke sproget i det hele taget. Nu må du fanme ta' dig godt sammen og se så at lære noget sprog, din fjolds gid !. Genaration X
| |
Unrecorded Date To. Foolxun nacas Inkastoo aanan su'aalaha sidaan oo kale uliita ka jawaabin, ayaan maanta waxaan isweeydiiyey waxa aad kawado " Xun, xun". Dadka caadbaa kaga wada dahaarane shaaca ka qaad waxa aad kawadid kalmadaa. Generation X
| |
Unrecorded Date TO Generatian AS salaamu caleykum walaal Generation X.walaal akhri wax kor kuqoran!!!.
| |
Unrecorded Date fool xun walaal waxaa foolxun oo doqona qofkii diintaale kataga oo hadhowto shalay iyo murugo udambaysaa garanay waxaad kawado foolxun laakiin xumaantii xitaa markaan akhriyey qoraalkaaga kore waan fahmi waayey ujeedada aad kawado naftaada cuqdad haka qaadin ilaahi kuabuuray aamin wuu imanayaa calafkii iska sug hadegdegin hadii ay runkaatahay inaad calafraadistahay soo sheeg email kaaga waa xaa laga yaaba inaad halkaa kaba hesho mid kugu qaata waxkastood tahay
| |
Unrecorded Date salaama calaykum walaal waxaan kuu sheegayaa in aad tahay ku wa ika dhiga sida deenishka sabatoo ah qaf bina aadan oo uu ilahay abuuray baatah marka waxaan ku dhihi lahaa intaad ilahay ka baqado ilahay u toobakeen oo salaadaada tuko oo waxaa kamid noqataa dadka masaajika ka dhigta camal taa ayaa kuu fiican aduun iyo aaqiroba waa iga talo alaahu yacalam
| |
Unrecorded Date Naa Foolxun! Maanu ku fahmin waxa aad halkan ku soo qortey. Xun..xun waxey? Waxa aad doneysidse waaxey? Walaal qurixi maanta kioska ayeey taal. Miyaadan daawan "Qabyo volume 1"? get some inspiration from that show!
| |
Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatulaah. Til foolxun. Jeg synes at vi kontakter og skriver til hinanden, ikke det er fordi jeg har særlig intrasse i det men det er fordi vi passe 99% til hinanden. Jeg kan koranen hel uden ad og jeg følger efter hvad koranen siger så meget jeg kan Alhamdu lilaah. Jeg vil egentlig indrømme at jeg mangler sådan en som dig og jeg har gået efter nogle år. Jeg vil derfor forslå en gang til, at vi kontakter hinanden. Og jeg vil håbe at det lykkes for os det vil skal have Insha allah. Bare skriv til mig når du har tid. Asad2. du har Min E-mail i for vejen. Venlig Hilsen Salaamu calaykum
| |
Unrecorded Date TIL: Asad2 as salaamu caleykum asad2. Walaal jeg har ikke skrevet ned din E-MAIL, GIGER DU SKRIVE NED IGEN? DU MÅ UNDSKYLD!!!!!!!!!!!!!!!! SALAAMU CALEYKUM!!!!!!
| |
Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatulaah. Til Min Søster I islmam Det er Yaaska77@hotmail.com Jeg håber at jeg en af de nærmest fremtid Hører noget fra dig, jeg er så meget spænde på og ser hvem du bliver. Det kan godt være at vi kender hinanden forvej, men lad os kontakter. have det godt. Asad2.
| |
Unrecorded Date TIL ASAD2, AS SALAAMU CALEYKUM WALAAL! NU HAR JEG DIN E-MAIL. Jaxaakallaahu kheyran walaal asad2!!!!!!!!!!!!
| |
Unrecorded Date Jeg mener jazaakallaahu kheyran.
| |
Unrecorded Date Salamu aleikum Til FOOLXUN! Kære søster hvad mener du, det der med "Xun Xun"? Vil det så siges at du er "en lilli (ung)" pige eller en "fræk" el. "grim" pige. jeg håber at du vil foklare det næmmere. Jeg er altså ikke helt med hvad det er du mener. Jeg er meget glad for at brother ASAD2 vil så gerne komme i kontakt med dig og håber at I vil finde det ud sammen. Hvad slags pige er DU? en praktiserende søster eller hvad? Søster, vi vil gerne hjælpe dig Insha'allah. du må genre komme i kontakt med mig. ASAD2 har min email. så spørge ham og bede om min email. Være stærk pige som er stolt af sig selv! og dog en rigtig god MU'MINAH og ALLAH vil hjælpe dig Insha'Allah. V E L S I G N E T - R A B A D A N ! din bro af Islam Ansaari
| |
Unrecorded Date Asalaamucaleykum, Walaaleey inta tilmaamood ee aad isku sheegtay markii aad la hadleysay walaasheen Ladan haddii ay sax yihiin oo aad leedahay tilmaamahaa abaayo gabar kaa qurux badan adduunka ma joogto,waayo gabar islaam ah oo hadana si aad sheegtay ku dhaqanta xafidsanna quraanka walaahi aniga fikradeyda iyo sidaan quruxda u aqaan cid kaa qurux badan ma jirto.Laakiin ku dar kaliya kalsooni aad nafsadaada ku kalsoon tahay iyo ALLAH caabudidiisa inaad badiso koley calafkaaga ma weyneysid.Anigunna qofta aan raadinaayo waa qofta tilmaamaha aad sheegtay oo kale leh.Soo qor emailkaaga anaa kula soo xiriiraya... ALLAH ha ina xafido dhammaanteen...
| |
Unrecorded Date AS SALAAMU CALEYKUM ANSAARI.WALAAL FØRST TAK OG ILAAHEY KHEYR HAKAA SIIYO!!!! OM HVAD JEG MENER (XUN XUN)? DET ER BARE ORD, DET KAN GODT VÆRE AT DER SKET EN FEJL, MEN HVIS DU HAR MISFORSTÅET DET MÅ DU JO UNDSKYLD.OM JEG ER LILLE? JEG ER GASHAANTI. PRAKTISERENDE? JEG GÅR SKOLEO OG JEG ER OGSÅ PARAT TIL AT LÆRE QURAN, ALTSÅ LIGE MEGET HVOR LÆNGE DE TAGER. AS SALAAMU CALEYKUM WALAALSHA
| |
Unrecorded Date Tak for din responce! - Søs!, Hvor bor du henne i DK?
| |
Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatulaah. Til Min søster i Islam. Jeg vil først sige, at der er sket en eller anden fejl. Fordi du har først omgange nævnt at du kan koranen uden ad og nu igen siger du, at du går skole og lærer koranen ligemeget hvor lang tid det tager. Hvordan skal det forstås så??? jeg håber at du vil forklare det lidt mere. Tak du kan altid komentere, hvis der er noget i. Med venlig Hilsen Asad2 Salaamu calaykum.
| |
Unrecorded Date to those writting in dansk, its one of the somalinet policy that you should only write in somali and english, so please respect that , if you can write in somali or english then dont write anything here simple us that!
| |
Unrecorded Date Til: asad2.as salaamu caleykum walaal asad2 jeg tror at du har misforstået det og jeg tror at du tror at jeg lyver.sige det frem. hvad er det i vejen med det at sige,at jeg er parat til lære koran, jeg taler om at lære mere, men det betyder ikke at jeg ikke kender koranen er du med nu?. hvad så hvis jeg ikke kan koranen, vil du så lære mig? hvis det er nej så favel og tak fordi du har støttet mig.Men jeg kan god sige at jeg er parat til at lære mere og jeg går også skole for at lære mere. jeg ville meget gerne sende til dig en mail, men da jeg læste din besked blev jeg usikke på dig jeg tror nu, at du er en der bliver hurtig sur på nogle som du ikke er sikker på. jeg synes at du skal tage rolig, tager rolig!!!!!!!!!. as salaamu caleykum!
| |
Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatulaah. Til min søster Jeg tror, at vi har misforstået hinanden så vidt jeg kan læse at din kommentar, men jeg kan godt fortælle dig at tingene ikke hængesammen sådan som du har indforstået. Fordi jeg spurgte dig om, du kan koranen uden ad men det var overhodet ikke at jeg blev surt på dig. Og hvis du mener at jeg bedomme dig forkert, så vil jeg sige tilgive mig. Svar på dit spørsmål omkring om jeg vil lære dig koranen, er selvfølglig ja og du er altid velkomme til at spørge mig hjælpe, hvis du har svært ved noget som helst. jeg hører nemere fra dig Med Venlig Hilsen Asad2
| |
Unrecorded Date Fool & Asad2 fadlan xaq dhowr shurruucda Somalinet. Isticmaala luqadaha Somali ama English. Waxaan ku qasbanaaneeynaa manta wixii ka dambeeya inaan masaxno wixii aan ku qorneen luqadaha loogu tala galey Somalinet forums. Mahadsanidiin
| |
Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatulaah. ku maamulka soomalinet. waxaan layaabanahay diidanaanta aad diidaysaan luuqadaha aan ahayn soomali iyo English, dabcan ani ahaanteey waxaan u arkaa inay qalad tahay maxaayeelay Englishkuba maahan luuqadeena hooyo ee waa luuqad kale oo ajnabi sida mida aan qoreeyno ama aan isticmaalayno, tusaale ahaan hadii laxarimayo luuqada englishka oo la ogolyahay soomaali kaliya waa okey.laakiin hadiiba la ogolyahay luuqad aan soomali ahayn waxaan u arkaa inay luuqaduhu isku midyihiin. tankalese oon kusu'aalayo waxaa waaye maxaa kujaban hadii la isticmaalo luuqada daanishka????? wixii jawaab ah dabcan xagiina ayaa laga sugaa. Asalaamu calaykum.
| |
Unrecorded Date KU: asad2. as salaamu caleykum,, walaal waxaan kusoo qorey ( et brev mail)
| |
Unrecorded Date Salaamu Caleeykum Asad2, Walaal shuurucda Somalinet baa go'aamiisay in 2 luqadood la isticmaalo. Tan kale waqtiga inoo ma saamaxaayo inaan 'monitor' gaareeno wax dhaaf siisan 2 luqo, sababa badan aawgood: 1. Somalida aduun weynaha ku nool waxa maanta ku hadlaan luqaada badan: Finnish, Danish, Swedish, German, Dutch, French, Russian, Urdu, Farsi, Hindi, Pashto, Spanish, Esparante iyo kuwo kale oo badan oo aan halkaan lagu soo koobi kariin. 2. Somalinet waxaa wada waa volunteers (shaqeeya ama arday ah) Volunteers ma awoodaan luqad kasta ineey monitor gareeyaan. Asbaabahaas iyo kuwo kale oo aan hadda tafaatiireen awgeed baa shuruucda somalinet go'aamiisa in luqadaha somalinet ee ahaadaan Somali iyo English.
| |
Unrecorded Date TO management waa idiin garaabaa, laakin waa ka xumahay inaa coments keeygii meesha ka tirteen. Markuu qof kugu cayo af aa fahmeesid waa ku qasban tahay inaa ugu jawaabtid mid uu fahmaayo, sida midda foolxumada badan oo doodaan furtey oo waxa ee ka hadleeso ayadaba fahmeeynin. jaaw
| |
Unrecorded Date bitch, let me tell u something. if u r too ugly hanagan wasaqeenin somalinet. maheerbaad gaartay inaad tiraahdo add baan ufoolxumahay.now iam going to speak italian. wafan kuulo, bastardo, siildheere, baasto fiino lugo, smells like boosoneero. maybe u r 40+ and the smells like bosooneero. bitch speeak english cuz that is international languege and most somalis speak.
| |
Unrecorded Date Asalaamucaleykum, Walaalayaal marka hore ALLAH ka baqa wanaag oo dhan waxaa lagu gaari karaa ALLAH ka baqidiisa. Waxaan idin oran lahaa ceyda ma fiicna oo ruuxa walaalkaa ama walaashaa ah ma aha inaad ceyso,xitaa haddii uu isaga ku caayo.Wanaagna waxaa lagu gaaraa inaad samirto.Marka waxaan idiin dardaarmayaa samir inaad yeelataan..... Ramadaan wanaagsan ALLAH ha inagu simmo Ramadaanka dambe hana inaga dhigo kuwa kan loogu dambi dhaafay Naartana laga xoreeyey.......
|