site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaalkaayga islaam maxeey ukala tahey.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! waxaan ahay gabdh foolxun oo hadan xun !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Walaalkaayga islaam maxeey ukala tahey.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! waxaan ahay gabdh foolxun oo hadan xun !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from: foolxun :too:walaalkeeyga islaamka ah

Unrecorded Date
as salaamu caleykum walaal!!!! walaal waxaan ahay gabdh foolxun ooxun hadan guur raadinesa!!
waxaan daganahey denmark.Maxeey kala tahey adiga???walaalkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fujiye

Unrecorded Date
fooxun:

foolxuneey maxaan kugu caawiyaa waxaa layari dhurwaaba dhurwaaga kahoreeyo ayuu u moodaa inuu ka foolxunyahay marka waxaa laga yaabaa inuu ilaahay calafkaaga kusiiyo insha Allah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MCM

Unrecorded Date
Asalaamucaleykum,
walaaleeymarka hore quruxda qofba si buu u yaqaanaa marka adiga ha is oran waad fool xun tahay waayo waxaa laga yaabaa dad inay adiga kuu arkaan inaad quruxsan tahay.
Quruxdana sideedaba ma aha wax muhiim ah cidna ma sameysan karto ee waa wax ALLAH bixiyo,marka kaliya ku dadaal inaad ALLAH wuxuu ku faray aad fartoonto wuxuu kaa reebayna aad ka harto.
Lana soco ALLAH cabsidiisa ayaa wax waliba lagu gaaraa,haddii aad ku hamido inaad guur xalaal ah gashona ALLAH wuu kugu caawinaa oo waad gaari marka anigu waxaan ku oran lahaa "don't giv up".
ALLAH towfiiqda ha ina haleeshiiyo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaah.

salaam kadib walaashayda muslimada ah ee isku magacaawday foolxun, waxaan ku dhihi lahaa waxaa fool xun qofka aan diinta lahayn ama aan uhogaansamin allihii abuurtay waxa uu ku adoonsaday marka waxaan kugula talin lahaa hadii aad tahay gabar xijaaban oo waliba uhogaansan alle iyo wuxuu faray inaad adiga iyo fool xumo kala dheer tihii aadna tahay qofka kaliya ee duna laraadinayo hadii dabcan aadna xijaabnayn oo aad iska sameeysid waxyaalaha macsidaa waxaan kugu la talin lahaa inaad katoowbad keen tid oo aad ilaahay usoo laabatid kadibna wax walba waa kuu hagaagayaan.

intaas ayaan uga bixi lahaa.

Min søster I islaam, jeg vil Gerne holde kontekte med dig og hjælpe dig, som søster.
Det enest ting jeg vil lige fortælle dig er, at du tage dig sammen og følger efter hvad vores religion sige så komme over alle de problemer du har nu.

du kan altid kontekte med mig.
Have det godt.

Asalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOOLXUN

Unrecorded Date
As-salaamucaleykum

TIL ASAD2 WALAAL TAK SKAL DU HAVE!!! JEG SKAL NOK SKRIVE ET BREV TIL DIG måske i aften.
skrive hvis du har tid et brev til mig

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaah.

Kære.Søster

Jeg synes at vi kan skrive til hinanden så længe det varer og du er altid velkomme til og skriver til mig.
Her er mit E-mail (yaaska77@hotmail.com)

Så skriv til mig og Fortæl mig, hvilket problemer du har så skal jeg nok hjælpe dig.

Med Venlig Hilsen

Asad2

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

foolxun

Unrecorded Date
AS SALLAAMU CALEYKUM!.
TO: ASAD2
WALAAL JEG HAR INGEN PROBLEMER,og du skal ikke trør at jeg er en, der ikke ved hvem man er.
kære asad2 jeg har det godt så længe jeg er musliner og føler mig at jeg er musliner
alxamdu lillaah!!!!!!
TISIND TAK, FORDI DU HAR Hjulpet mig.

as salaamu caleykum walaal asad2!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaad

Tuesday, June 27, 2000 - 01:04 pm
Walaal anigu waxaad meesha ku soo qorteen ma aqaane aniga ayaa ku guursanayee ila soo xiriir.

Yaaba naag qurxoon guursada,dhib ayey noqotay oo frostration ayaad ka qadaysaa(waxaan ka wadaa haddii naagi jirkeedu qurxan yahay maskaxdeeda ayaan qurxanayn,ma garatey?)


qaad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.