site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I HAVE A QUESTION

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): I HAVE A QUESTION
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Concernsista

Unrecorded Date
I was wondering what does our religion say about talking to guys on the phone. You see i like this guy, but i dont wanna date him or go out with him alone cuz of our religion and i was just wondering is it okey for me to talk to him on the phone rather than seeing him.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
i was wondering the same thing sis.

p.s. i also wana know if it's allowed in islam to chat with guys on line?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama...
_______________________________________

What I know about as my excellence religion, Islam, as toward to this question--I will try my best.

In the phone by communicating to an opposite sex, it is good then to ask those, subsequent, questions before upon we have a hint to answer to that question:

--Is he repeatly saying sexuality experience?
--Is he constantly suggesting that something you really want not, such as iniquity social life?
--Is it an ordinar chit-chat?
--Did he pass the restrict line of 'common sense?'

And more they may be. Please, first answer those questions.

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu,

salaanta islaamka kadib waxaan jecelahay inaan mawduucaan ka iraahdo wixii ilaah iga garansiiyo .

Dabcan hadii ay su'aashu tahay qof muxrimkay ah dabcan gabdhah ayaan uwadaa hadalka taleefan ama chat makula sheekaysan karaa waxay kuxiran tahay mawqifka laga leeyahay Hadii ay tahay shukaansi jawaabtu waa maya macsiduna waaba kasii xagjirtaa, sababtoo ah culimada islaamka waxay qabaan inaamn gabadha lashukaansan karin ilaa waligeeda laga idan dalbado maahane waxayna soo daliishteen aayada qur'aanka ah ee kujirta suuratu baqara.(walaysal biru bi an taatul buyuuta min dhuhuurihaa walaakinal bira mani taqaa wa tul buyuuta min abwaabihaa) aayadaas oo macneheedu yahay wanaagu kuma jiro in guryaha laga soo galo duleedka ama gadaal ee waxaa wanaagu kujiraa in ilaahay laga cabsado oo laga soo galo irida.

marka sidaas ayuu u ogaanayaa qofkii cilmi doon ah balse hadii arintu ay tahay inaad qofka su'aal taleefanka kuwaydiinaysid ama ay tahay dan caam ah oo muslim ee aysan shaqo kulahayn shukaansi ama wax yaabo kale oo foolxun jawaabtu waa mabanaana.

dabcan wixii faah faahin intaas dheer waxaan filayaa in wixii igu aqoon dhaama ay dadka usheegaan.

Asalaamu calaykum waraxmatulaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
salaamu calaukum;

To Asad2;
Waar Sheekhow raali ahow, oo bal arinta noo kala yar balbalaadhi, "Gabar ma shukaansan kartid ilaa waalidkeed oo kuu idma mooyee???" Maxaad "Shukaansi "Uga jeeddaa???.
Tusaale Hadii aan qof muslim ah oo dhowrsoon ahay, oo aan doonayo in aan gabadh muslimad Taleefanka ku wada sheekaysano, Ma danbi baa???? Ma Niyadda ayaa la eegayaa mise ficilka horta? Sideyse Suurtagal ku tahay in labo qof oo muslimiin ah oo is doonaya kuwada sheegaystaan iyagoon wax macsi ah iyo danbi toona galin????? Ma inay Imamka Masaajidka ag fariistaan miyaan? mise waa in ay muxrimkeeda oo "maqlaya" wada Sheekaystaan!!!!!!! Sheekhoow Arintaadda Mugdi baa iiga jiree si fiican wax iigu caddee !!!!!!

Islamkuse Relationship noocee ah ayuu diidayaa oo ka soo horjeedaa?midkuuse Banaynayaa??????? Islamku markuu wax joojiyo oo diido, ALternative ayuu leeyajay oo uu soo gudbinayaa!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Sunday, June 18, 2000 - 05:30 pm
To Asad2

I'm wondering if parents will accetp if some one say to them " Inaantaada/gabadhaad ma la sheekaystaa"


so do u think that would be acceptble for somali cultre ased

Thankx you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Tuesday, June 20, 2000 - 04:27 pm
to:asad2


saxib isdejiba fatwadaadana ka fiirso intadan fatwoon midda kale yaska alla yaziidak akhii

gabdhaha su'aasha waydiiyay yaska ayaa idiin jawabay waryaa ee good luck


wwabillahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.