site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaynu tari karnaa walaalaha islaamkaa Ee lagumaadayo

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Maxaynu tari karnaa walaalaha islaamkaa Ee lagumaadayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaah.

salaanta islaamka kadib waxaa jira walaalo islaam ah oo laysku dayayo in lagumaado balse allaah ayaan gar gaar uwaydiinaynaa.
sida dadka badankiis ay wada ogyihiin waxaa maal mahaanba socotay in dawlada ruushku ay isku dayaysay inay gumaadaan dad muslimiin ah waa reer chechniya e oo udagaalamaya kalimatu laa ilaaha ilalaah inay kornoqoto balse ay jiraan gaalo rabta inay kahor istaagaan oo ay waliba isku kaashadeen siday udabargooyn lahaayeen islamarkaasna aanaysan jirin ilaa hada inta aan anigu ogahay wadan islaam ah oo kadhiidhiyay ama kahadlay sidaas awgeed ayaa waxay tahay su'aasha iswaydiinta mudani ( maxaan utari karnaa) dabcan waxaa laga yaabaa inay dad badan oon waxba ogayn yiraahdaan waxba looma tari karo balse xaqiiqdii waa lootari karaa siyaabah loogu tari karana waxaa kamid ah in ilaah loo bariyo inuu ilaahay guusha siiyo cadawgoodana jabiyo maxaa yeelay waa cadawu laah dadka ladagaalamaya xaqu inuu kornoqdo ogaadana xaqa iyo baadilka marwalba tartan ayaa kadhexeeya balse xaqaa kor ahaada markasta.

walaalayaal yaanan kudheeraan laakiin maadaama walaaleheenaas muslimiintaa ay udagaalamayaa xaqu inuu kornoqdo yaanan kabakhaylin baryaha rabi.

Asalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaah.

Alxamdulilaah

Waxaa ilaahay mahadiis ah in saakay idaacadaha reer galbeedku sheegeen in dadkii baadilka waday( waa ciidamada ruushka ) sifiican loo jabiyay xalay lagana dilay ciidamo gaaraya ilaa 100 iyo kabadan lagana gubay 6 gawaarida gaashaaman iyo 6 kale oo kuwa ciidamada lagu qaado, waana guul wayn oo usoo hoyatay dadka muslimiintaa meelwalba oo ay kunoolyihiin waxaan a ilaahay uga baryaynaa inuu inta kahartayna kugacan qabto mulimiinta sidii looga guulaysan lahaa.

Aamiin Aamiin.

wixii warbixinta walaalaha mulimiintaa ee chechniya halkaas ayaan kasii wadaynaa insha allah.

asalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ss

Unrecorded Date
Ciidamada laga laayey waa ay ka badan yihiin 100 ilaa 300 ayeey gaarayaan. Allaahu akbar!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuku man

Unrecorded Date
Makalatahay in gaal afkiisu uraayo iyo muslim dhahaaya ilaah mooyee ilaah kale majiro in ay ka gacan sareynayaan? Ilaahay swt ayaa lajira waxaana nalooga baahan yahay waa in aan Alle swt aan u barino in ay dhegta dhiiga u daraan walaalayaal waxaa laga yaabaa in tirada ay sheegayaan oo ah 100-300 ay kabadan tahay ee walaalayaal western media waa yahuud dhagarteeda ee Ilaahay ayaa garanaya tirada saxda ah ee ka baqtisay doofaarada ruushanka. Ilaahay ha u gar gaaro ALGERIA,IRAQ,SOMALIA,SUDAN,AFGHANISTAN iyo wadamada qaliijka ah ee run ahaantii uu ILAAH swt uu siiyey awood shidaaleed oo ay aduunka ku maamuli karaan ayse kadoorteen dulinimo gobtiina iska qaadeen. Waxaanse ku faraxsanahay in maalinba maalinta kadanbaysa ay muslimiintu hurdadii dheereed ay ka kacayaan waa Ilaahay mahadii.

ALAAH TOWFIIQDA HA WAAFAJIYO AMIIN AMIIN!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.