site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

To : Ansaari and other brothers of goodwill.........tell us about Ramadaan.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): To : Ansaari and other brothers of goodwill.........tell us about Ramadaan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

visitor.

Unrecorded Date
Salaaamu caleykum sxbayaal.

Waxaan rabaa in aad nooga faa'iiday saan aqoontiina ku saabsan diinta.

Suaal. 1. Ramadaanka hadii aan xirto maalinta uu dhasho, ma ku dhamayn karaa, mise, waxaa la'iiga baahan yahay maalin walba in aan xirto.

Su'aal. 2. Sida loo xirto, yacni, akhriska lagu xirto ramadaanka oo dhamays tiran ayaan ubaahanahay walaalayaal.

Su'aal. 3. Waxyaalah looga baahan yahay, guud ahaan qofka sooman, iyo marka uu afuro qofkaasi.

Su'aal. 4. Iyo wixii kale oo ramadaanka ku saabsan ood noogu faa'iidayn kartaan walaalayaal.

Waad mahadsan tihiin.

salaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tell

Unrecorded Date
to Visitor.
walaal akhri meelaha ramafdaanka looga hadlayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sunnah

Unrecorded Date
To Visitor

Walaal annakuna waan kula qabnaa su'aashaa, waana ubaahanahay in na loo faaiideeyo.
Visitor, good question....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salaamu Caleykum

To: visitor!

Walaal cilmi ama aqoon aan wax ku baxsho malihi. Allaah ha ina baro Adi & anigaba. Halkaan waxaa joogo dad badan oo wax badan oo badan i dhaama cilmina u leh sida brother MISKIIN , sister Deeqo, Abdikhaliq iyo kuwa badan oo aanu soo koobi karin.

Su'aalahaadii:
Suaal. 1: Ramadaanka hadii aan xirto maalinta uu dhasho, ma ku dhamayn karaa, mise, waxaa la'iiga baahan yahay maalin walba in aan xirto.
- Walaal waxaa lagaaga baahan yahay in aad maalin walba niyeeysato.

Su'aal. 2: Sida loo xirto, yacni, akhriska lagu xirto ramadaanka oo dhamays tiran ayaan
ubaahanahay walaalayaal.
- Walaal wax in aad aqriso ma ahan, balse waa niyo aad niyeeysaneyso in aad berri Alle u soomeysid. Waxba lama aqriyo.

Su'aal. 3: Waxyaalah looga baahan yahay, guud ahaan qofka sooman, iyo marka uu afuro
Qofkaasi?
&

Su'aal. 4: Iyo wixii kale oo ramadaanka ku saabsan ood noogu faa'iidayn kartaan walaalayaal?

Waxaan jecleeystay in aan kugu xiro maqaalo arrinkan quseeya. oo jawaabaha labadan su'aalood ayagoo tafaftiran ka heli kartid. Maqaaladaasi waa kuwo rabadaani ah oo aay dhalinyaro walaalo ah halkan ISLAM soo dhigeen. Waxaan halkan hoose ku siinayaa Cinwaanada maqaalada & qorayaashooda ee fadlan raadi oo akhriso.

MAQAALADA RABADAANKA LA XARIIRA: Check them out!

1 ..Fadliga\Axkaamta Ramadaan........ by Deeqo
2- Axkaamu Siyaam by Miskiin
3- Bisha Ramadaanka iyo Arrimaha Soonka by Alkheyraad
4- Ramadaanka & Guriga Wacdiga by Miskiin
5- Ramadaanka iyo fadligiida by miskiin
6- Some Health Guidelines For Ramadhan by Ansaari


Ansaari

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.