site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAAR WAXAANOO DHAN ISKA DHAAFEE MA MAQASHAY? MAXAY? Akhri?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): WAAR WAXAANOO DHAN ISKA DHAAFEE MA MAQASHAY? MAXAY? Akhri?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdicasis

Unrecorded Date
1=Xaalada soomaaliya waa sidee hada?
2=Maxaan u baahanahay?
3=Dawlad nooceeya ayaan rabnaa in soomaaliya ka dhalato?
5=qaabkeen u raadinaa dawladnimo?
6=waa maxay caqabada hortaagan 10ka sano in ay dawladnimo ka dhalato soomaaliya?
7= Adigu hada xaalad nooceeya ayaad kunooshahay wadamadan yurub iyo ameerica?
8= imisa Sanaad ku nooshahay qurbaha?
9=intaad ku nooley qurbaha qaab siyaasadeed dawlad lagu dhiso iyo mid cilmiyeedba maxaad dalkaaga iyo dadkaaga u faa'ideynkartaa?

qofkii daneynaya dib udhis soomaaliyeed ha soo dhiso qaabdhismeed dawladeed.
Dood furan soomaaloo dhan meel kastooy joogto.......................................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiasis

Unrecorded Date
shaqo wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal ilaahay ha kaa abaal mariyo ,laakiin suaal la is waydiiyo maanta waa ta ugu adag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

www somali city

Unrecorded Date
gabdhuna maka kheeb gali karaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kurikoon

Unrecorded Date
To Abdi Asis

Walaal hadaan ka jawaabo su'aashaada, koley aniga waxay ila muuqataa the best cure of somalia is islam sociologycally and the country itself.disasterka soomaaliya ,maanta haystana ay ka bilaabatay raacid system shay daa(dimocraticy,socialism iyo systemo kale oo shaydaan) Waxaana taa u daliil ah markii 1961 laqorayey dastuurka soomaalia waanu ku gacan sayrney in nalagu dhaqo shareecada islaamka,taa kumaharine waxaan caleemo qoyan u qaadanay ilaahay ha u naxariistee 10kii wadad ee lagu dilay front of police school oo ay caradii Alle nagu dhacday marka layaabi maayo in maanta ay jiq nagu wada tahay Alle waxaan ka baryaa in soomaali uu ku toosiyo jidka uu raaliga kayahay (islam)

wa salaamu calaykum warax ma tu laahi wabarakaatu

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.