site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wanna listen/watch TARAAWIIX prayer LIVE from Makkah

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Wanna listen/watch TARAAWIIX prayer LIVE from Makkah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zakariya

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Hadaad rabtaan inaad dhageysataan taraawiixda waxaad tagtaan addresskaan: http://www.kacst.edu.sa/ithaa.ram

Waa idaacatul quraanil kariim ee wadanka sacuudiga, Live ayaad u dhageysaneysaa salaadaha oo dhan including Jimcooyinka iyo taraawiixda. waxaa kaloo ka baxa barnaamijyo u badan daruus iyo culuumul quraan. hadii kale waxaad ka daawan kartaa Islamicity pagekooda waana taraawiixdii oo horey loo duubay, pre-recorded from masjidul haraam in makkah cinwaanku waa kan:

http://islam.org/cybertv/ch17.htm

Wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Zaki!,

Jazakallaah akhii!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diehard

Unrecorded Date
thanks very much Zakariya , i have only a comp in my home , i am glad to know that i can access the trawih through the net , i am going there right now , jazakallah bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zakariya

Unrecorded Date
Asalaamu Calaykum

Walaalayaal waxaan idinkugu boorinayaa inaad isku daydaan inaad cibaada badisaan bishaan kheyreysan. Waxaa caawa bilaabanaya tobankii ugu dambeeyay oo ay LAYLATUL QADARKA ku jirtay ee tobankaas habeen ka faa'iidaysta. Walaalayaal waxaad kaloo dhageysan kartaan salaatu-tahajud LIVE from Makkah adigoo tagaya cinwaanka idaacatul quraanul kariim min riyaad. Addresska kor ayuu ku qoran yahay waxay salaada taraawiixda soo gashaa around 10 o'clock (10am EASTERN/11am CENTRAL). Waxaa ka dambeeya barnaamij la yiraahdo NUURUN CALA DARBI oo su'aalaha dadweynaha ay culumada uga jawaabaan. Waxaa kaloo soo gala salaada tahajudka waxayna soo dhagashaa 3pm ET/4pm Central. Hope you'll all benefit from it.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.