site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Bibelkii aa la afsoomaaliyeeyey aa (ilaqosol)

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Bibelkii aa la afsoomaaliyeeyey aa (ilaqosol)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dad badan ayaa waxay aaminsanyihiin hadii baybalka la afsoomaali gareeyay inuu wax badalaayo bal e xaalkiisu waa iga cararaay...................!!!!!

majaajilada aw kuuko iyo awkoombe iyo abwaanadii hore oo buug lagu soo guuriye ayaa noqon kara wax kaa qosliya ama kaa dhaadhaca xaqiiqadana u dhaw..

waxaan qabaa baybalka oo la af soomaali gareeyey faa iido weyn ayey noo tahay waayo qofkii caqli leh wuu garankaraa waxa meesha ku qoran iney yihiin wax khiyaali ah.........................

waxaa ka mida qoraalkooda...............
boqorkii 1aad
boqorkii 2aad

2-hadii wax xun lagugu sameyo ood iska dhaaftid aabaha janada ku jira ayaa kuu danbi dhaafi

qof jano ku jira miyaa danbi dhaafa isagaaba yaa alaah ku jiree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUQMAAN

Unrecorded Date
ALAHAY KU HALAAG QURUNYOHOW MAXAY TAHAY FAAIIDADA BAYBALKA? (BIBLE)MA KANAA NIJIILKII RUNTAAHAA AH? MABAADIYOWDAY WARYAA HOOGE DOQONYAHAW HNGURAAC BAAD TAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
To: dhammaan,

AArinta qofka bilaabay haddii aan laga fahmi khalad aniga waxay ila tahay inuu ka wado ceebtiisaan ogaanaynnaa markaas ayey faa'iido inoo tahay taasnna waa run oo waan ku raacsanahay waana sida aan hadalkiisa u fahmay ama u fasirtay.
Midda kale aaway aabaha ku jira jannada muu carruurtiisa geeyo iyo naagtiisa iyo qaraabadiisa intuu aniga igeynayo?!!!
Nebi muxammed ayaa la ogyahay inuu janno galay oo isaguna bilaa idan cidnna uma shafeeci karo jannadana shafeeco ayaa kahorraysa markaa xaggee ku socdaa qofkaasi?!

INAMACALIN

Unrecorded Date
Assalaaamu cxalaykum
diin aan DIINT ISLAAMKA AHAYN MAJIRTO, CIDII DIIN KADHIGATANA LAGAMA AQBALO.
EE DIIN ISLAAMKA KUDHAGA.
EE NAFTIINTA MAALINTA QIYAAMADA BADBAADIYA.
TAAS WAA ARIN XAQ AH.
WALALKII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdinasir

Unrecorded Date
haddii macnaha ku jira hadalka uu yahay sida aan u fahmay, aniga aad ayaan ugu raacsanahay ninka hadalka bilaabay, waayo waxaan u fahmay inuu ka wado dadku aad ayay u fahmi lahaayeen, waxa uu bibleku yahay, marka soomaali loo turjumo.

Dad badan oo soomaaliyeed ayaa waxa ay diinta islaamka u haystaan wax waarid laga dhaxlay oo kaliye, Diintuna uma ahan wax intay iyagoo banaanka ka jooga ay aqriyeen kadibna ay ku qanceen, laakiin way ku dhasheen.

taas ayaana sababta in aalaaba qofka diinta islaamka gadaal ka qabsaday uu ka iimaan wanaagsanyahay kan ku dhashay.

si walbaba ha noqotee biblka oo la turjumaa faa iido iyo qasaarab umadda way u leeyahay. haddii aan ku hormaro qasaarihiisa, is waydii oo qofkii diintiisa aanan waxbaba ka aqoon, nolosha aduunyada kalena jaahil iska ah. Waxay u badantahay inuu isku qabto biblka iyo horumarka ree galbeedka ay aduunkan ka joogaan. qofkaas waxaa fudud inuu qaato wuxuu biblku u sheego. waayo maba yaqaan diintiisa. sida badanna qolyahan kiristaanka fidiya waxay dadka ka soo galaan dhinaca nolosha aduun. Xaqiiqada jirtaana biblka ma ahan wax barwaaqo dadka u horseeda, laakiin qofka meesha uu nolosha ka gaaro waxay ku xirantahay dadaalka uu u galo (wax barasho iyo shaqo). tusaale ahaan Burindi maxay gaajo u haysaa, ka waran Zaiir angola iyo wadadmada faraha badan een la tirin karin.

Faa'iidada:
bibalka oo la turjumaa waxay leedahay faa'iido sababtoo ah sida uu sheegay ninka hadalka bilaabay waxaa muuqanaysa waxa uu yahay bibalku.
Waxay u badantahay inay dad badan is barbar dhigayaan Diintooda islaamka iyo tan uu biblku wato. hadaba su aasha is waydiinta mudan waa Xaq iyo baadil haddii banaanka la soo dhigo kumaa adkaan. Qof waliba(gaal iyo Muslimba) waxaan filayaa inuu ku jawaabayo Xaqqa.

farqiga kaliya oo jiray wuxuu yahay kumaa xaq ah.
taasna jawaabteeda qofba meeshuu rabo ha u doonee anigu waxaan qabaa inay tahay diinta islaamka midda xaqqa ah. isla markaana si walboo loo turjumo bibalku wax uu ka qaadi karo majirto. kaliya waxaa muuqanaysa sida uu daciifka u yahay.

isku soo duuboo waxaan Aamisanahay

More reading makes wise wiser
fool even worse.

waxaan kula talin lahaa inuusan qofna aqrin biblka intuusan kiisa aqrin. waayo haddii aadan diintaada aqoon ma jirto wax aad barbardhigayso biblka taasna macnaheedu waa doorashadii madaxwaynanimada ee dalkeenna ka jiri jirtay

(Dooro Madaxwaynahaaga aan cid la tartamaysaa jirin).

C/naasir

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.