site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Brain Dead

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Brain Dead
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Unrecorded Date
Diinta islaamku macxay ka qabtaa qofka dhakhaatiirtu ku magaacaabaan brain-dead ama maskaxdii ayuu ka dhintay in kastoo wadnihii shaqaynayo? Qof wadnihiisu shaqaynayo mala oran karaa waa dhintay? Adduunka badankiisa brain-dead wuxuu lamidyahay qofkii wadnuhu istaagay.

Abdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Suaasha waa muhiim, maxay culmada diinta taqaan oga jawabi weysay?
Suaal kale waxay tahay "organ donation" sida loo arkaa. Dad waxa jira Somali ah oo ber ama keli qof kale laha la siyee. (waxaan filaya, mase hubo in aay dinta fasaxayso wixii dawo kugu jirta). Suaasha labaad waxay tahay haddi wax man dooris ah daw noqdo ma la isticmali kara?
(maan dooriska aan ka hadlayo waa marijuana,
mariwana) Hadda waxa la ogaday in marijuan ay uu roontahay cudurro indhaha wax yeela.
Fadlan dadka dinta aqoon fiican u leha haa inooga soo jawaaban suaalaha kor ku xusan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oomaar

Unrecorded Date
wacan oo wanaagsan!

maaddaama aan su'aalaha kor ku xussan muddo badan laga soo jawaabin ,waxay ila tahay (inkastoo diinta la iga badiyo!)diintu in ay logic tahay,sidaa awgeedna wixii caafimaadkaagu ku jiro waa okay!no matter wether it's drug or something else.


Oomaar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Unrecorded Date
WALAAL WAXAAN KU TALIN LAHAA INAAD WAYDIISO CULIMADA SOOMAALIYEED EE KUGU AQOONTA DHAAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qamar

Unrecorded Date
Asalama calaykum waraxmatu laah wabarakaatu

Abdi walaal diinta silaamku waa waddo cad oo haddii sida ay tahay loogu socdo aan marna meel qalad ah ama jid kale oo qaldan marnaba kugu ridayn.
Taasi waxaan ka wadaa qofka bani aadamka ah hadii wali uu ruuxu ku jiro in aysan banaanayn in laga gooyo ruuxa waayo qofka maskaxda ayaa fadhida ee wadnaha iyo xubnaha kale ee jirkiisu waa caadiyoo way shaqeynayaan, taasina waxay kuu cadaynaysaa in uusan qofkaasi dhiman ee uu qof jiran yahay.

Abdi walaal waxaan su'aasha oga jawaabayo ma ahan cilmi wayn ee aan u leeyahay diinta islaamka ee waa maskax ahaan fikrada aan ka qabo maadaamaa ay aad iyo aad nooga soo daaheen culumadii ayku haboonayd in ay su'aashan ka jawaabaan.
walaal waxaan rajeynayaa in ay si dagdag ah noogu soo jawaabaan inshaa Allaah.

Waxaan kaga jeedaa culumadaay inta aanan ku dambaabin ee su'aasha loogaga jawaabin maskax ahaan HA LAGA SOO JAWAABO culumadaay soo jawaaba
waad mahadsantihiin dhamaantiin
waxaana idiin rajeynayaa
ALLE xasuusi wayn iyo
caafimaad wanaagsan
dhamaan muslimiintaay
macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qamar68qa

Unrecorded Date
Asalama calaykum dhamaan muslimiintaay.
WAXAANSE RABAA IN AAN INYAR IRAAHDO INANTA LA YIRAAHDO SUUBAN.
Suubanay ss su'aasha jawaab hadii aad u heli karto waanu ku faraxsanahay waayo wax badan ayaanu sugnay, laakiin waxaan la yaabanahay waxa kugu qasbay iyada oo aan su'aashaa laga soo jawaabin waxa aad su'aalaha kale u keentay.
Walaal ha iga fahmin qalad ee waxaan ka wadaa in aysan wanaagsanayn in la iska ag furo doodo badan.

Ee ay wanaagsan tahay in marka hore su'aashii hore laga jawaabo ama aanu fikradahayaga isdhaafsano,
Taasi waxaan ka wadaa aanu kala faaiidaysano oo qofwalba aanu sugno waxa uu ka oran doono su'aasha meesha ku taal laakiin hadii iyada oo su'aashii hore laga soo jawaabin mid kale la keeno waxay noqonaysaa isku dhex yaac iyo su'aalihii oo aan laga jawaabin midna, waayo waxaan sugayno waa jawaabe su,aal ma aha!!!!!!!!!!!!!!!
SUUBAN ha iga xumaan waxaan doonayaa in aan wax isdhaafsanee


Hadii aan Suubanay dib ugu soo laabano su'aashaadii mariwana waa daawo ee maxay diintu oranaysaa
Diinta muslimka wax madaxa dooriya waa ka xaaraan
daawo kasta oo ay tahay maandooriska wax yaabaha keena diinta muslimka waa kaa fogaysa.
Waxa jirta aayad quraan ah oo oranaysa
WALAA TAQRABUU SALAATA WAA ANTUM SUKAARAA
XATAA TACLAMUU MAA TAQUULUUNA
Walaashay Suubanay waxaa jira waxyaabo ama aan kaftan laga dhigan ama iska dheh loo dhihin
fadlan diinta waa muhiime ha dhihin waxay ila tahay in diintu aysan diidayn.

Diintu waxay ku fartay waa cadaan aan madoow lahayn waxaan rajeynayaa in culimadii Soomaaliyeed ay ka hadlaan su'aalahan inta aysan ummadda dambaabin fadlan culimadaay soo jawaaba
Asalaamacalaykum
WARAXMATULLAAH WABARAKAATU
ilaahay jidka wanaagsan ha nagu hanuuniyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Qamar68qa,
Walaashiis, suaasha "brain dea" waxay ay ku qornays meesha ila iyo 14 Febraayo. Aniga waxaan su'aalah hayga weydiyey Marso 18keed. Igama aheen su'aalo isku dhex yaaci, it was more of an expedience, instead of posting 2 messages, i didn't see anything wrong in linking 2 related questions. And I beleive wixii dawo ah Ilaahe inuu fasaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice

Unrecorded Date
TO MR Nice :

Suban go girl! I agree with Suban since aan laga soo jawaabin suaashii hore I don't see any thing wrong to bring onether questions.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.sheshan

Unrecorded Date
waad salaaman tihiin.
qofka maskaxda ka dhintay wuu nool yahay ee ma dhiman,waana dadka la yiraahdo handicapka,xubnaha jirkooda caadi ayay u shaqaynayaan aan ka ahayn maskaxda,waana mucjiso uu ilaahay sw ugu talo galay inay ku waano qaataan dadka caafimaadkoodu taamka yahay,siiba dad badan oo aduunka ku nool ayaa xaqirsan jiritaanka ilaah sw.ilaahayna sw wuxuu quraankiisa ku yiri qofkii raba inuu i arko ha fiiriyo waxa aan abuuray sida geela,dhulka,cirka,dadka iwm markaas ka bacdi qofkii caqli lihi isagaa qiraya jiritaanka ilaah sw.marka waxkasta oo caadi ah iyo wixii aan caadi ahayn waxay ku samaysmeen amarka ilaahay sw waana in lagu waano qaato oo markasta wanaaga lagu dadaalo lagana dheeraado wixii xun ee camal shaydaanka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amran

Unrecorded Date
to aamina diintu waa nasteexo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
salaan kadib walaalayaal kala sooca diinta iyo fikradiina haddii shay diin ahi yimaado meesha kahu cabirin maskaxdaada ilaa inaad aqoon uleedahay maahane maxaa yeelay dadka qaar ayaa dhahaya logic ahaan saas ayay tahay waana ila qaldan tahay aniga maxaa yeelay laguma waydiin sideed u aragtaa ee waxaa lagu waydiiyay maxay diintu kaqabtaa? marka iska ilaaliya hadanbaabinina oo waxaadnan aqoon maskaxdaada haku cabirin.
asalaamu calaykum
waa iga nasteexo oo kaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arman

Unrecorded Date
As-salamu Alaikum bro/sis

Marka hore aad ayaan ugu faraxsanahay inaan arko sida afkaarta diinta isku dhaafsanaysaan.

Asad2 fikradiisa ayaan kalimad raacin lahaa oo ah inuu Ilaah naga reebay inaan ka sheegno waxaanan ogayn mise cilmi u lahayn (Suurat Al-Acraaf, aayada 33).

Ilama qaldana inaan is warsano "mariwana" daawo ahaan ma loo qaadan karaa mise maya; laakiinse waxaa ila qaldan inaan diin ku soo gabano mise fikrad ka dhiibano anagoonan reference haysan.

Take Care...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muse

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum!!

Aniga waxay ila tahay dadkaan su'aalaha iska waydiinaayo maalin walbo waa iska dheh is mataatac iyo inay culamada soomaaliyeed ay dhaleeceeyaan ay u yeelaan cilado marka waxaan idiin sheegayaa in aad diinta barataan, qof walaba oo muslim ah waa in uu diinta barto, WAR DIINTA BARTA INTAYDAAN MAADIGA KU ORDIN CILMI WAXAA LA'YIRAAHDA CILMIGA DIINTA OO ILAAHAY KITAABKIISA MEELA BADAN UGA HADLAY, MAADIGA WAA XIRFAD EE CILMI MA'AHAN
TAASI WAA IGA TALO!!
ASSALAMU CALAYKUM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.