cajabo | Unrecorded Date Salaamu calaykum Walaal Sabato, Waxaad na weydiisay su'aal aad u yaab leh. Bob Marley waxuu ahaa waa la ogyahay. Nin aaminsan diinta RASTAFARI oo qabta inuu Heile Selassie u ilahay iyo rasuul u ahaa. Nin si badheedha ah xashiishka u cabi jiray. Nin fanaan ah. Nin GAAL ah oo aan Ilahay aqoon. Bob Marley waxuu qaadi jiray heeso ka hadlaya ninka MADOOWGA dhibaata ku haysata dalkiisa. Waxuu ahaa nin Jamaican ah oo asalkiisa la adoonsan jiray. Nin aanu isku af, dhaqan, diin ama taarikh nahay maba aha. Kolkaa waxaad naga waydiiso ma aqaan. Hadaad doonayso inaad raacdid diintiisa ama habka foosha xun uu u noola, dee orod oo "yahoo" tag oo bal ka baadho netka. Ha inoo imaan oo hana weydiin Bob Marley oo weliba qaybta ISLAM ha ku hoos qorin! Peace |