site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Taariikhda Nabiyada

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Taariikhda Nabiyada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi

Unrecorded Date
Asalamu caleekum dhamaan walaalayga muslimiinta ah.

Culumada diinta islaamka waxaan si akhlaaq leh uga codsan lahaa inay dadkayaga caamada ah meeshan uga faa'iideeyaan. Qof ahaan waxaan ka codsan lahaa in taariikhda nabiyada meeshan nalookugu soo qoro ayadoo laga bilaabayo tan nabi Muxamed SCW laguna xijinayo nabigii walaalihi ay godka ku tuureen.

Mahadanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Unrecorded Date
salaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

To walaalkay cilmi

walaal horta sida aad u jeceshahay diinta iyo ogaanshaha taariikhdii nabiga hakuugu sahlo barashadeeda mida kale walaal halkan hadii la damco in lagu soo qoro taariikhdii nabiga lagama dhamaanayo oo waa book kaamil ah marka waxaan kugula talin lahaa in aad tagto meelaha lagu dhigo casharada oo kala xidhato ama kala bilowdo hadaan lagu dhigina aad waydiisato culimada joogta meeshaada in ay kuu bilaaban,
nagiga lagu riday ceelkana waa nebi yuusuf calayhi salaam isna aad ayuu u qiso dheeryahay marka ku dadaal in aad casharadiisa waydiisato culimada wabilaahi towfiiq
wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

walaashaa
Yaasmiin(um ahmed)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Um

Unrecorded Date
Salamu calykum warahmatulahi wabarakatuh.

To: Cilmi

Walaal haddii aad dooranayso inaad barato taariqda nabiga (sallahu alyhi wasallam) waxaad ka hali kartaa site kan

Somalinet.com/islam deetana waxaad arki doontaa site kan oo layiraahdo abdulfatah's home site then click

or visit www.angelfire.com/ab/islam2/ which ever is easier for u walaal.. there u will find the seerah written in somali language.......

wasalamu alykum wr wb to U all

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.