Yaska | Unrecorded Date Salaamu Caleukum, To yaska, Saaxiib, Magacyo isku mid ah ayaan wadanaaye maad magaca iska bedeshid adoo raali ah. Yacni Mudo dheer anaa magacan isticmaali jiray oo Forumkan la igaga yaqaanaa, markaa saaxiib adoo raali iga ah bal magaca noo kala duw oo yaska wax kale ku darso. TO viewers: Ma ihi qofkan kaga sare ku qoran, markaa waxaan rajaynayaa in dhawaan aan ani iyo mataankeygan cusubi xaliyi doono problemkan nasoo foodsaaray. Yaska =/ yaska, slite Technical Problematica !!! Insha Allah we will fixed this nameing bug !!! regards, real Yaska |