Unrecorded Date asalaamu caleykum. ruuxaagan labaxay anonymous halkan wax laga soo booqdaa majiraan ee maxaad naga soo lugooysey. Si loosoo booqdo wax lakaalay, dee haddi kale qolku hakuu xidhnaado. Mujaahidiinta jejniya cid walboo muslimiinta walaalo u haysataa aad iyo aad bay uga naxq ayaan. Adeer si wax loo kala faaideysto bal wax noo bilow. Haddii aad ahayd ruux isksaga ciyaarayayna waxaan ku leeyahaay wakhtigu aad buu qaali uyahaye haku loofarin. Geeljire.