site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IS "ORAL SEX"HALAL OR HARAM?!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): IS "ORAL SEX"HALAL OR HARAM?!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZUHUUR

Unrecorded Date
SALAMA LAYKUM BROTHER/SISTERS . I WOULD LIKE TO KNOW WHAT OUR RELIGION BELIEVEVE ABOUT ORAL SEX COZ I AM MARRIED AND MY HUSBAND WANT ME TO DO AND I AM KEEP REJECTING HIM SO IF IT IS HALAL OR HARAM I WANT TO KNOW SO I CAN TELL HIM THIS IS AGAINST OUR RELIGION AND I AM SURE HE WILL LISTEN TO ME IF I GOT AN ASWER FROM THE QURAN OR HADITH SO PLEASE HELP ME AND NO GUESSING. JAZA AKALAH KHAYR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Waad ku mahasan tahay sida wacan ee aad su'aasha u soo waydiisatay laakiin waxaan haboonaan leheyd inaad ula tagtid culumada meesha aad joogtid jooga oo aad u sharaxdid ceeb ma aha lagamana xishoodo cilmiga. Anigu cilmi heerkaas gaarsiisan ma aqaan laakiin taladaas ayaan rabay inaan kuu sheego ee iga raali ahoow. Eraygaas waan maqlaa mar walba laakiin exactly micnihiisa ma aqaan marka dadka cilmiga u leh ayaan rajeynayaa inay isku dayan ayagoo daliil ama aqwaasha culumada keenaya ayna inoo sharxaan eraygaas iyo micnaha uu wato iyo faa'iidada ku jira iyo danta laga leeyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
suhuur


we are not into that stuff as such. so next time can you do us favour and take your question to some dodge place where that sort of thing is practiced.

Waar naftatan yaa naga qabta... afka in la iiga tagaa la doonayaa kuleh... waaxay qofku...barina gadaal in la iigaan la rabaaye ka warame ini odhane ka warama?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil naag cadaan ah qaba

Unrecorded Date
to suhuur
waan ku salaamay salaan dabadeed aniga diin
waa la iga badiyaa lakin oral-ka aad ayaan
u jeclahay waana wax aad u fiican haddii
aad baratana iskama deyn kartid marka ninkaada ha isku barin haddii kale afkaada kaliya ayuu u kacsan doona
koley anigu ka helay fiicanaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
dadka su'aashaas lasoo shirtagay way heleen waxay raadinaayeen.
war xishooda oo ilaahay kabaqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jey

Unrecorded Date
Dear Suhuur,
I think I can give you my point of view to your question, although I am sorry none of the above answers matchs to your concern,
In the Islamic prespective Oral sex is "Haraam"
because in the holy quran it's mentioned that "women are like gardens and should be treated as one" that is a very good example given by Allah SWT because one treats his garden in a very good manner so as to get crops and enjoy it's beautiful scene, so he would never abuse by trying to do some ugly things to it, from this example we can deduce that women should be dealt with great respect, so as to maintain her beauty and reproductivty; "Forbidden fruit is sweet" they say, people tend to do more the forbidden things, but you must restrain your self from doing anything that's out of the circle, and if you think you're being tempted please ask for Allah's guidance and forgiveness for all of us.
And Allah knows best
wasalamu alleykum
your brother in Islam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ahmed
walaalkey waxba kama fahmin waxaad sheegtey oo dhan,so please can u tell us where in the Quran it says it is haram....please.


walaal rabto iney ogaato runta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quratulain

Unrecorded Date
Salamu calykum warahmatulahi wabarakatuh

To: Suhuur

Habibti, if ur really sencere about this topic whether it's permissible or prohibited then u will fine the answer in this site.

www.islam-qa.com by sheikh Muhamed AL munajid

On the other hand, if u posted this topic, for such reasons,then i would advice to fear Allah (swt) and guard ur soul.

To those who are critizing the sister, u should know that Allah (swt) knows the deceitful eye and what's in man's breast (heart). Also know this isn't a shameful thing to discuss, if ur sencerely seeking The HAQ. As Allah (swt) says in surah Baqarah " Inallaha laa yastaxyii minalxaq". Allah (Swt) mentions in the quran that we should seek knowledge from ahlu dikr( scholars, students of knewledge or those who know the matter to be either haraam or halaal).

To All of U fear Allah (swt) as HE ought to be feared.

Wasalaam alykum warahmatulahi wabarakatuh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum Muslims!

Suhuur,

God says in the Qur`an;

"2.223 Your wives are as a tilth unto you; so approach your tilth when or how ye will; but do some good act for your souls beforehand; and fear Allah. And know that ye are to meet Him (in the Hereafter), and give (these) good tidings to those who believe."

I have never seen any hadith prohibit it or allow it. And that is what the Qur`an says. So, YOU decide. I hope you find your answer -- and please, don't listen to just every imam. I have seen many imams who oppose it...and seen many who favor it.


peace and love to all muslims,

-Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Daruuz

Unrecorded Date
Zuhuuraay waxaan ku weeydiyey, Oral sex-ku wuxuu leeyahay qeybo badan ee teebu ninkaadu kaa codsaday? like>>>>>>>>>>
>>>>>>>>>>>>One, two, three, swing
>>>>>>>>>>>>spastic
>>>>>>>>>>Grap your socks we are gonna doggy dance
>>>>>>>>>>>>right here "elfy"
did he ever told you to unclench your sphincter?

Hadaba listen hadii ninkaagu kaa codsaday in aad u sameeyso the above mensioned oral sex styles>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>Waad ka furantahay automaticly>>>>>>>okey, did you get that.

Hadaba qaanuuntu waxay qoraysaa in style-ladan ay samayn karaan oo kaliyah dadkan>>>>dadka sidayda oo kale one night stand addicts-ka ah, iyo kuwa uunan maankoodu joogin, sidaa magaratay markaa falalkaa hadaad ku dhaqaaqdi oogow waxay ka jaran yihiin ubadkaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jey

Unrecorded Date
walaal suhuur,
waxaad tiri waxba kama aadan fahmin jawaabta aan ka bixiyey su'aashaada hadaba iyadoo kooban iga hoo,
Waxaa jira xadiith saxiix ah oo oranaya; ninka iyo naagta is qaba waa iney ilaaliyaan sadex xuquuq marka ay isku tegayaan,
1-waa in qof walbaaba uu ilaaliyaa xaqa qofka kale
2-waa in qof walbaaba uu ilaaliyaa xaqa naftiisa
3-waa in qof walbaaba uu ilaaliyaa xaqa uu Ilaahey leeyahay "taasoo ah aadaabta"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ahmed Jey

Walaalkey aniga waaye waxa ku yiri kuma fahmin waxaad sheegeyso,maaha Suhuur.
Walina ma ku garan. I don't understand what is adaab and xaq dhowrid got to do with oral sex.
Or are u saying oral sex is not adaab. Just a question????????????????

Asaalama caleykum
The same walaal who wants to be educated on the subject.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Layla

Unrecorded Date
Oral sex la'aanteed miyaaaaaaaan noolaan karaa.
as a woman i love oral sex only when i'm receiving it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Lol@layla..........you are Bad girl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C\Daruuz

Unrecorded Date
Leeylaay walaahi waxaad tahay asalkeedi magaran,hadabaaa, waxaan ku weydiiyey, ma sidaydoo kale baad addict ku noqotay bahasha i mean oral sex-ka haaaaaaah?

waa iga intaa wixii dambi ahna waxaan mar uga soo tegi dhagaxa madoow ee Maka lagu sheegaaa, Lol!!!

nagu kala wada goobta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jey

Unrecorded Date
Walaal Suhura,
salaan ka dib, anigoo daba jooga su'aashaada kuna qanacsan inaad tahay qof ku adkeysanaaya aayad quraan ah ayaan waxaan maanta kuu hayaa daliil.
Inta aanan u guda gellin waxaan rabaa inaad ogaatid in Quraanka kariimka marka saddex loo qaybiyo ay qayb qura ka hadleyso xaaraanta iyo xalaasha, ilaahey Xikmadda badan wuxuu qaybtaasi ku soo koobey dhamaan wixii xaaraan iyo xalaal ah, dadkii naga horeeyey, anga iyo kuwa imaan doonaba, Quraanka kariimkana wax aanan lagu sheegin ma jiraan oo Ilaahey waa ma halmaame, ha yeeshee wax walbaaba waa naloo soo koobey Nabigeenana "scw" waa uu noo sharxey hadaba aayadda 2:222 (al-baqarah) waxey sheegeysaa inaan naagaha loo dhawaanin inta ay dhiiga qabaan ilaa iyo inta ay iska daahirinaayaan, marka ay is daahiriyaana looga tago halka uu Ilaahey na faray inaan uga tagno naagaha oo ah farjiga, aayadu waa tan "walaa taqarabuu huna xataa yadhurna, fa'idaa tadhaharna fa'aatuuhuna min xaythu amarakumu laahu" MIN XAYTHU AMARAKUMU LAAHU micnaheeda waa halka uu ilaahey na farey oo ah Farjiga, halkani waxaa ku baxey in dabada iyo afkaba ayan aheyn halka uu Ilaahey na farey, marka walaaley aayadda quraanka sidaa bey leedahay, ee maxaad ka dhihi laheyd, hadaba waxaa kula gudboon inaad ku tadaburtid aayadda quraanka,waayo Ilaahey SWT wuxuu yiri: "Afalaa yatadabaruunal qur'aana walaw kaana min cindi gheyri laahi lawajadduu fiihi ikhtilaafan kathiira" Al-nisa,
aayadaha quraanka ee kaa dhaadhicinaaya arrintaasi xalaal iyo xaaraan waxa ay tahay waa ay badan yihiin ee haddii aad fekertid waxaad ogaaneysaa arrintaadu ineyan aheyn wax mugdi ku jiro waayo waxaad fiirisaa Abuurista Ilaahey sida naloo abuurey, marka aad ka eegto dhinaca sexiga waxaad arkeysaa in ragga iyo dumarka cawradooda ay si cajiib isugu aadan yihiin xitaa haddii uu midkood dheer yahay, marka afka af baa ku aadan ee la raadso, waxaan kuugu soo gabagabeynayaa aaydaan "Laqad khalaqnal insaana fii axsani taqwiim" Watiin; Verily we created man in the best stature".
Fadlan inta aadan wax go'aana gaarin si fiican uga feker dabadeedna Ilaahey ka bari inuu ku waafajiyo xalaasha, waan kuugu mahad celinayaa sida aad isugu taxluujisey inaad xaaraanta iyo xalaasha kala soocdo adigoo ku adkeysanaaya aayad quraan kariim.
Wasamlaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaatuh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Unrecorded Date
FROM ALI
TO AHMED JEY

S/CALAYKUM

WALAAL AAD IYO AAD BAA UMAHADSANTAHAY DADAALKA AAD ISKUDAYDAY SIDA AAD NOOQANCINLAHAYD ALLAH AJAR HAKAA SIIYO WALAAL

QUR'AANKA ALLAH WAXKASTA WUUNOOGU SHEGAY EE QOFKII (XAQA) DOONAYA(XAQA) WAA CADYAHAY WAAN QUR'AANKA &SUNADA NABI MUHAMAD(S . C . W ) MARKII WAX LA'ISKUQABSADO IYAGA HALOO LAABTO


WASLAAMUCALAYKUM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.