site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IGA JAAHIL BIXIYA SU'AALAHAN?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): IGA JAAHIL BIXIYA SU'AALAHAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise_Marocad

Unrecorded Date
Salaan Diiran kadib, walaalayaal waxaan doonayaan in aad iga jaahil bixsaan siday diintu u soo gaadhay Somalida iyo waliba, Goortay soo gaadhay?

waxaad ii kala saadhan siday Somalida u Islaameen
(1) Ma seef baa lagu islaamiyey?
(2)Mayey qadeen durbadiiba aqiido la'aanteed?
(3)Islaanimada ka hor diin malahaayeen?

hadaba su'aalahan dadka culimo ku sheega ahi way
ka leexleedaan in ay ka bixiyaan jawaab cad
kuwii ugu dhowaa waxay i sheegeen faah'faahin tafaraaruq miiran ah,

hadaba waxaan jeclaanlahaa in doodan si aqooni ku jirto looga doodo.

waa sidaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Unrecorded Date
1-Ciise_Maracad, I know Somalis and their nature. I'm one of them. They do not take anything with force. Soomaali seef lagu muslimiyay haddii ay jiri lahayd, we would have heard it. So, this rules out the SEEF WAX LAGU MUSLIMIYEY, that is if there is a such thing in ISLAM as the compulsion in religion. Maybe you are confused Islam with other religions. Our forefathers probably became Muslims just as other Muslims in other countries became Muslims. Most likely the Arab Muslims intermarried some Somali girls and preached the religion of Islam without bloodshed.


2-How can one be a Muslim without AQIIDO LA'AANTEED? It is like saying, someone is a Christian without Jesus. LoL.

3-I imagine that Somalis, just like other Africans in Africa before Islam, had different pagan beliefs. Maybe our forefathers had the belief of ANIMISM. Have you ever heard WAAQ?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.