site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

???????????????? Nooga warama sidii ay ku dhisantay boqortooyada reer alasucuud.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): ???????????????? Nooga warama sidii ay ku dhisantay boqortooyada reer alasucuud.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum.

Nin faaiido doon ah baan ahay ee Allaah khayr ha idin siiyee wax noo kordhiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacdi

Unrecorded Date
maxaad kaaga kordhaaya sidii ay kudhalatay boqotooyadii aala sucuud, bal iijilci.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum

Walaal taariikhda barashadeeda waayo aragnimo baa laga helaa, wanaageedana waa lagaga daydaa
khasaaraheedana waa laga digtoonaadaa.
Teeda kale waa wanaag in aan barto wadan islaama taariikh nololeedkiisii, dadbaaba intaa bartaa taariikhaha wadamo aan Islaam ahay, mana kasayaan ta dhulkooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bakistani

Unrecorded Date
Salaamullaahi caleykum

Wacdi: magacaagu waa wanaagsn yahay, hadalkaaguse
ma qumana. nin Islaam ahoo faaido doon ah baad hor istaagaysaa.

Waxaa kuu haboonaa inaad wax u kordisid ama aad iska aamustid, suaashaaduna maku haboonayn meeshaba.

Raali iga ahaw hadaan kuu gefey.

Fii amaanillaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum

Nin Somaliyeedoo
Wax suaalay ehelkii
In wax loo siyaadsho
Raadinaayey saaka
Sarwaan ninkii uqaatee
Yidhi soco waryaa
Sababteeda ii sgeeg?

Wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galool

Unrecorded Date
Maalin wanaagsan.
Ilaahow may qabiil iyo qurin noqoto, mar hore baa meesha lasoo buuxin lahaa.

Iska dhaafa bakhaylnimada , ee walaalkiin u faaideeye, mise awalba dadkii aan wax aqoon baa meesha isugu yimi.

Nabadeey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.