site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAAWO "MOVIES CHANNELS" ADIGOON WAX LACAG AH KU BIXININ "S.SATHACK 007"

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): DAAWO "MOVIES CHANNELS" ADIGOON WAX LACAG AH KU BIXININ "S.SATHACK 007"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.SATHACK 007

Unrecorded Date
S.SATHACK 007

WAXAA AHADY ARDAY WAXA KA BARTA WADANKA SWEDEN
QAS AHAAN WAXAAN BARTAA ELEKTRONKA WAXAAN AAD U
XIISEEYAA QALABKA SATLATTKA AMA PARABOLKA/DISHKA.

DHANIYARADA XIISEESO FILMADA IYO BOXSINKA WAXAAN
UGA FAA IIDEYNAYAA SIDA AY U DAAWANLAHAAYEEN TV1000/CINEMA , CANAL+ DIGTAL .

ADIGOON WAXABO BIXI =LACAG LAŽAAN
ILASOO XIRIIR QOFWALIBA OO AH SOOMAALI .

CULUMADA SOOMAALIYEED WAXAAN WAYDIINAYAA ,
(1) WAXAY DIINTA KA QABTO WAX YAALAH AAN OO DUSHA KU QORAN ?

MAGACEEGU WAA PPD 007
S.SATHACK007@SWEDEN.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salaamu Caleykum!

Saaxiib,

Diintu ma ogola sidaas in la sameeyo. Sababtoo ah waa xatooyo ama iska isticmaalid XOOLO aanan laguu idmin ood idin la'aan isaga isticmaashay xoolo dad kale leeyihiin (gaalo & muslimba midkuu doono ha ahaade'e).

Tusaale ahaan: Waxaad leedahay beer, beertaasi waxaa kaaga baxa CAMBE, MOOS iwm. Maalin dambe ayaa qolo meel yar beerti (dhac) uga soo tiro oo mooskaadi & cambahaagi gurbis ugu dhaqaaqeen. Adigu ma ogidoo maba dareemi kartid xoogaa mooska ee beertaada laga farsameeyay, waayo beertaadu aad ayeey u weyn tahay oo waxaad dareemi karto mahin waxaasi.

Marka su'aasha aan mr. S.SATHACK 007 ku weey diinayo waxay tahay, dadkaasi beertaada u soo dhacay waxaay kaa qaateen ma uXALAALBAA mise waa u XAARAAN?

Sidaas ayeey ka dhigan tahay arrinkaasi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.SATHACK007

Unrecorded Date
ansar

Jazaaka LLAH

waadku mada san tahay walaal insha ALLAHU
waan joojin hada iyo wixii kabilaawda


ii soo dir walaal wax alaale wixii ku saabsan
arintaan ??????


S.SATHACK007@SWEDEN.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Unrecorded Date
To: s.sathack007

waxaan rabey inaan suaal ku weediiyo. sheekadan aa sheegeeso ma la ogol yahay mise waa sharci darro oo xadeesid. hadii aan laga ogoleen wadankaaga inaad saa sameeso waa xaraan hadii waxba een ka qabin xaaraan maaha. marka kala cadee sheekada see tahay.. mahadsanid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.