site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa dhib eh hadiins quraanka af-kaanya soomaali eh ku barano???

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Maxaa dhib eh hadiins quraanka af-kaanya soomaali eh ku barano???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
Si aa u ilamo haanya u fududeeno oo aqoone ku kordhino maxaa dhib ah hadiins joojino in quraanka aa af-carabi ku barano oo afkaanya ku bedelano?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
what language is this? Af-soomaali miyaad ku hadleysaa mise luuqad kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Laqamahaayneey oo us meel kasto ii Shubaakhadii unuka joogsanabo soo dhax suran aanba an la yaawi, Laqamahaaneey oo Anon us laweebshe mii us unuka waaba ka khanaasni,, Nawarkoo waxaas ku leeyaay anni gawar i dheh bacdigeed nawarkoo kalana ani nin aan ahay ee us nimoow naageesh miina,, yaakhaayoow kaneey ma u sheeqtiinoo meehaaneey Jamaacadda aa ku mulaakhooto oo hud hud koo hawaawaayo hadal been ku hunguriyeesahayo malooga baahno ee hortaayna ka dfharaaka haraanti aan laguugu haruuwinee,,


Macaani Macloow aa ii soo herri,, Macaani hooy anni sheekadaan ahaaneey hadda ka horaan waxaan ku maqli kuwoo si ilmankood iyo dadkood u baraan kitaabkaayna ii salaadabo ay u badalleen afkood,, waxaaaas ahaay Kamal Ataturki ii jamaacadiis oo heer TURKI eh ,,, xataa waxaas sharci aas ka dhigi intii lagu tukado afkood luugu addimmo bacdigeed Mashaa'idka aad aadsahee koolee Kheelihooyo,, ILAAH AA WEYN ILAAH AA WEYN ,, ilaa aakhirihaa,,,,,Bacdigeed quraankana af soomaali lee alagu dhigo aa ,,, ee kii heer WAQOOYI lee anooga dhiginna kistoo sharaf ii xushma ahaaneey ma ku fiicnee,,,,,,,Macaani hooy meeha siidkayna aan soo fiirin lahaay laakin anni waqti lee igu yar miinoo.......bye ,,,bye ,,,,....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.