Unrecorded Date Asalaaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh
Walaal Allaha kaa abaal mariyo sida aad ugu dadaalaysid fidinta diinta islaamka, waliba arin in badan oo naga mid ah ay ka hurdaan waa JIHAAD FII SABIILILLAAHE. Mar kale ayaan ku leeyahay jazaakallaahu khayraa.