site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidee ku badsadaa cabsida illaahay, u baahane taladiina.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Sidee ku badsadaa cabsida illaahay, u baahane taladiina.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxmaan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.

salaan ka dib

waxaan leeyahay walaalahay islaamku na walaaleeyay
waxaan u baahanahay taladiina sidee ayaan ku badsadaa cabsida illaahay, waxaan jecelahay inaan diinta barto, kuna dhaqmo, hadan gudbiyo, hadaba xagee wax ka bilaabaa, waxaan kaloo jecelahay inaan daa,imo camalada wanaagsan taasina waa igu adkaatay, iyadana maxaad igala talinaysaan,waxaan rabbi ka baryayaa dhamaanteen inuu na waafajiyo meeshuu xaqu ku jiro markasta, aan isu soo ducayno. Waxaan jecelahay in bogaan ii noqdo mid mustaqbalka wax iiga faa,iideeya, marka rag iyo dumarba waan u baahanahay taladiina, waxaan leeyahay wax san ii soo qora.

Sidaa iyo nabadgelyo.

Qore:Walaalkiin fil Islaam Cabdiraxmaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister muslim

Unrecorded Date
Wallaashaa fill ISlaam

Sallaamu allaykum
Jizaakallahu qayr wanaagii aad damacday dartii.
Aqii fil islaam waxaan kuula dardaarmayaa inaad cilmiga diinta ku dadaasho maxaayeelay
Allah (Sw)wuxuu yiri(qulhalyastawil ladiina yaclamuuna waladiina laayaclamuun)
aayadan oomicnaheedu yahay masiman yihiin qof cilmi leh iyo qof aan lahayn.
Aayad kale Allah (SW)wuxuu yiri (Inamaa yaqshallahu Min cibaadihil culamaa)
micnaha aayada waxaa weeye Allah waxaa dhab uga cabsado adoomadiisa cilmiga leh.
Marka aqii fil islaam dardaarankayga waxa waaye cilmiga inaad ku dadaasho Illaahayna adoomadiisa dadaalo dadaalka ma ku qadiyo, Allah (SW) wuxuu yiri(Waladiina Jaahaduu Fiinaa lanahdiyanahum subulanaa wa,anallaaha lamacal muxsiniin)

Wallaaloow wixii aanku saxmay allah subxaanahu watacaalaa ihaleeshiyay. wixii aan ku qaldamayna waa naftayda iyo shaydaan. Illaah waxaan karajaynayaa inuu iidambi dhaafo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.