site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waana Gabdhaha ????????????????????????????? B. S

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Waana Gabdhaha ????????????????????????????? B. S
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

B.SH

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum wa raxmatu Allah wa barakaatuhu

Walaaleyaal Waxaad dadaashaan gabdhahaynaa Soomaalida inaad waanisaan , Gabdho badan oo sharaftooda ay ka tageen oona raacay Shahwadooda ama raxada aduunka mathalaa Dhar aan asturnayn ama qamri cabida ?

Walaalayaal ka dadaala

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ijaaba

Unrecorded Date
To B.sh

Dadka iskumid mawada aha ee gabadha kaligood maxaa uga hadlaysaa. Maad dhamaan dadka ka wada hadashid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaliyo

Unrecorded Date
Ijaba, ma ogiid miya, nimanka Somaaliyeed wax keli ee ka adagyihiin waa nagahaa. Xataa naftooda kama adka, lakiin dumarka ayeey ka adagyihiin, waxeena amiinsanyihiin wixii xunba Xaawa leh.
Nacnacdooda dhag jalaq ha siin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Unrecorded Date
TO: GABDHAHA

run weeye naagahii soomaliyeed waa ay fasahaadeen
sur weel xun ah iyo fanaanad yar oo naas kooda meesha kasoo jeedo on ay xirtaan ayey noq deen ilaahay qur baha hanaga koriyo AMIIN AMIIN AMIIIIN
MARKA GAB DHOOW SIDA IS KU DHAAMA

WACALEYLUMA SALLM WARAX MATULAAHI WABARAAKAATU
IGANA RAALI NOQDA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.