site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QOFKA DUMARKA SIDEE JANAABADA UGU QUBAYSANKARTAA

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): QOFKA DUMARKA SIDEE JANAABADA UGU QUBAYSANKARTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmedkhadar

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM.
Walaalayaal waxaan rabaa in aan ka faa iidaysto qofkii iga cilmi badan dhinaca diinta, sideebaa qofka dumarka ah uga qubaysankartaa janaabada,waxaan maqlay in ay dhaqayso jirkeeda oo dhan laakiin madaxeeda ay marineeyso gacanteeda (sida iyadoo ku masaxeeysa wayso camal)marka arintaa qofkii cilmi uleh ha ii soo jawaabo walalayaaloow.
1-mawaajibaa in ay dhaqdo jirkeeda oo dhan.
2-maxaa RSCW kayiri dhaqitaanka madaxa qofta dumarka ah, sideebeeyse u dhaqaaysaa, ma in ay qooyso dhamaan madaxa oo dhanbaa mise ma aha.
waxaan idinku waaniyaa diinta Alle malkasta oo aad joogtaan.
ahmedkhadar

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.